Home » Entries posted by Mataan Muudey

Stories written by Mataan Muudey
DF Somalia oo billaabeysa barnaamij lid ku ah kan Kala-Maan ee idaacada Kulmiye

DF Somalia oo billaabeysa barnaamij lid ku ah kan Kala-Maan ee idaacada Kulmiye

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Idaacadda Kulmiye oo ka mid ah idaacadaha madaxa banaan ee ka howlgala dalka ayaa si kulul uga jawaabay go’aan uu ku dhawaaqay wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.Go’…

Sawirro: Cabdirashiid Janan oo garoon diyaaradeed loogu magac daray

Sawirro: Cabdirashiid Janan oo garoon diyaaradeed loogu magac daray

Kismaayo-(Caasimada Online)-Maamulka Jubbaland ayaa maanta munaasabad lagu maamuusayo Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo u xiran dowladda federaalka, waxa uu ku qabtay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.Jubbaland ayaa Garoonk…

Video: Nabaddoonka cusub ee beesha Mataan Cabdulle oo maanta la caleemo saaray

Video: Nabaddoonka cusub ee beesha Mataan Cabdulle oo maanta la caleemo saaray

Muqdisho-(Caasimada Online) – Beesha Mataan Cabdulle oo ka mid beelaha Wacbuudhan Abgaal ayaa magaalada Muqdisho maanta caleema saaratay Dr. Maxamed Daahir Macalin Xasan oo loo doortay in uu noqdo Nabadoonka guud ee beesha.Waxgaradka beesha oo iskugu y…

DF oo war kasoo saartay wararka sheegaya in la beddelay qareenadii difaacayey badda

DF oo war kasoo saartay wararka sheegaya in la beddelay qareenadii difaacayey badda

Muqdisho (Caasimada Online ) – Iyadoo mudooyinkii dambe Warbaahinta qaar iyo mucaaradka dowladda ay baahinayeen warar ku saabsan in dowladda Soomaaliya ay cayrisay qareenadii difaacayay Soomaaliya ee gacanta ku hayay kiiska badda, ayaa waxaa dowladda k…

Maamulka gobolka Banaadir oo xiray xarun ku taal Muqdisho, xabsigana dhigay dadkii lahaa

Maamulka gobolka Banaadir oo xiray xarun ku taal Muqdisho, xabsigana dhigay dadkii lahaa

Muqdiaho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa albaabada isugu dhiftay xarun la sheegay in lagu sameyn jiray Dukumintiyada been abuurka ah, taas oo ku taalay Isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho.Maamulka ayaa sidoo kale sheegay in xabsiga …

Doon ay saarnaayeen ciidan Soomaali ah iyo hub badan oo ku degtay xeebta Marka

Doon ay saarnaayeen ciidan Soomaali ah iyo hub badan oo ku degtay xeebta Marka

Marka-(Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya xeebta bad weynta Hindiya ee Magaalada Marka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay ku dagtay doon ay wateen ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya.Badda ayaa waxaa wali ku maqan hub iyo ciidan iy…

Seynab Xaabsey : “Muuqaalkeyga wuu is badalay laakiin qalbigeygu isma badalin”

Seynab Xaabsey : “Muuqaalkeyga wuu is badalay laakiin qalbigeygu isma badalin”

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir Seynab Xaabsey ayaa dalka dib ugu soo laabatay, kaddib dhaawac halis ahaa oo ka soo gaaray qaraxii 24-kii July ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.Seynab oo mark…

DEG DEG: Koox hubaysan oo goor dhow dilay Xaaji Saciid Ciise Adoon

DEG DEG: Koox hubaysan oo goor dhow dilay Xaaji Saciid Ciise Adoon

Kismaayo (Caasimada Online) – Dabley hubaysan ayaa goor dhaw ku dishay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose mid ka mid ahaa Salaadiinta reer Jubbaland.Xaaji Saciid Ciise Adoon oo si weyn looga yaqaanay gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan magaalada …

DEG DEG: Nabadoon Ibraahim Maxamed Ibraahim oo caawa la dilay

DEG DEG: Nabadoon Ibraahim Maxamed Ibraahim oo caawa la dilay

Afgooye (Caasimada Online) – Kooxo hubeysan ayaa salaadii Maqrib kadib xaafadda 21-ka October ee degmada Afgooye waxaa ay ku dishay Nabadoon caan ah oo ka mid ahaa Ergadii magaalada Baydhaba ku soo dooratay Xildhibaanada golaha shacabka.Marxuumka la di…

Yuusuf Garaad oo hal sabab darteed walaac ka muujiyay waqtiga lagu ballamay dhageysiga kiiska badda

Yuusuf Garaad oo hal sabab darteed walaac ka muujiyay waqtiga lagu ballamay dhageysiga kiiska badda

Muqdisho-(Caasimada Online)-Wasiirkii hore ee arimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga waxa uu kaga hadlay dib u dhigista dhageysiga kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo haatan ho…

Page 1 of 8123Next ›Last »