Home » Entries posted by Maxamuud Axmed

Stories written by Maxamuud Axmed
Ciidamada AMISOM oo ka cabanaaya Mushaar la’aan soo food saartay.

Ciidamada AMISOM oo ka cabanaaya Mushaar la’aan soo food saartay.

Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF ee jooga Somalia ayaa la sheegay in aysan wax mushaar ah qaadanin muddo 7 bilood ah.
Wadarta Guud ee Lacagta ka maqan Ciiddankaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay dhan tahay 52 Billion ee Shillinka Uganda.

Sababaha a…

Burcad Koonfur Afrikaan ah oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ku dilay dalkaasi.

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay Magaalada Cape town ee dalkaas waxaa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka gacansiga ku leh halkaas.
Dad ku sugan Koonfur Afrika ayaa sheegay in dilka Muwaadinka Soomaaliyeed uu ka dhacday d…

Dowladda Kenya oo Heegan buuxa galisay Ciidamadeeda ku sugan Xadka Soomaaliya.

Dowladda Kenya oo Heegan buuxa galisay Ciidamadeeda ku sugan Xadka Soomaaliya.

Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay iney feejignaan dheeri ah ay geliyeen Ciidamada ammaanka Waqooyi Bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war heshay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo weerar la damacsan Gobolkaasi.
Ciidamo dheeraad …

Kuwait Welcomes Reconciliation Of Somalia’s Clashing Parties

Kuwait Welcomes Reconciliation Of Somalia’s Clashing Parties

Kuwait welcomed the reconciliation efforts of the Federal Government of Somalia (FGS) and the Federal Member States of Somalia despite the challenges.
The remarks were made by Kuwait’s Permanent Representative to the UN Ambassador Mansour Al-Otaibi, …

Maamulka Puntland oo soo ban dhigay Sarkaal iyo ciidamo ka soo goostay Somaliland

Maamulka Puntland oo soo ban dhigay Sarkaal iyo ciidamo ka soo goostay Somaliland

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa soo dhaweyn u sameeyay sarkaalkii Somaliland ugu xil saarnaa aagga Badhan iyo ciidamo uu watay kaas oo goostay iskuna dhiibay Puntland.
Afhayeenka madaxtooyada maamulka Puntland Jaamac Dabara…

Dhakhaatiir Ruush ah oo ka cabsanaya kadib markii ay daweeyeen dad laga qariyay Cudarka haya

Dhakhaatiir Ruush ah oo ka cabsanaya kadib markii ay daweeyeen dad laga qariyay Cudarka haya

Dhakhatiir Ruush ah oo daweeyay dad ay waxyeelo ka soo gartay shucaac, ka dib markii uu qarxay hub ay milatarigu leeyihiin ayaa hadda ka cabsi qaba inay khatar soo gaartay lafahoooda.
Labo dhakhtar oo ku sugan Arkhangelsk ayaa la hadlay laanta afka R…

Madaxda Dalku markey Xoolihii ay Xadeen ku soo Xajiyaan, Xaaji ma qortaan..!!!=Nasashada Jimcaha.Q-162aad=

Madaxda Dalku markey Xoolihii ay Xadeen ku soo Xajiyaan, Xaaji ma qortaan..!!!=Nasashada Jimcaha.Q-162aad=

1- Somalida, Haddii Nin Masuul ahi dhinto wexey dhahaan: Janatul Fardoosa Alla ha geeyo, waxa uu ahaa wadani ah, Qur’aanka yaraantiisii ayuu Baraty, waxa uuna ahaa Qof Af gaaban.
Somaalidu Janatul fardoosa kaliya miyey yaqaaniin, Ilaa hada lama arag qo…

World Should Help Somalia Strengthen Governance Capacity: Chinese Envoy

World Should Help Somalia Strengthen Governance Capacity: Chinese Envoy

UNITED NATIONS:- A Chinese UN envoy on Wednesday said the world should continue to help Somalia strengthen its governance capacity.
Wu Haitao, China’s deputy permanent representative to the United Nations, said despite recent progress, the overall si…

African Union Special Envoy Visits Somalia

African Union Special Envoy Visits Somalia

A special envoy of the Chairperson of the African Union Commission, Ambassador Abdoulaye Diop, arrived in Somalia today to hold talks with the leadership of the Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Federal Government of Somalia.

“The AU …

SAWIRO:-Guddoomiye & kuxigeenadiisa oo loo doortay degmada Warsheekh

SAWIRO:-Guddoomiye & kuxigeenadiisa oo loo doortay degmada Warsheekh

Golaha Deegaanka Degmada Warsheekh ee gobalka Shabeellaha dhaxe ayaa Maanta waxaa ay degmadaasi u doorteen guddoomiye iyo labadiisa kuxigeen, kadib doorasho lagu qabtay degmadaasi Warsheekh.
Gudoomiyaha degmada Warsheekh ayaa Golaha deegaanka waxaa a…

Page 1 of 10123Next ›Last »