Home » Entries posted by Muumin

Stories written by Muumin

Africa: Spain rescues almost 600 African migrants from sea

Rome – Spanish coastguards have rescued nearly 600 people from 15 boats and a jet ski in the waters between Morocco and Spain, in one of the largest people rescued in a day. A coastguard spokesman said 599 people had been rescued since the early hours of yesterday morning, a large number for just one […]

Ciidamada Spain oo 600 tahriibayaal Afrikaan ah ka badbadiyay xeebaha Morocco

Rome (RBC Radio) Ciidamada badda ee dalka Spain oo qeyb ka ah hawlgalka Midowga Yurub ee ammaanka badda Mediterranean ka ayaa sheegay inay xalay soo badbaadiyeen illaa 600 ruux oo Afrikaan ah oo ku safrayey badda meel u dhow xeebaha dalka Morocco. Dadkaasi oo u badnaa dhalinyaro ayaa ahaa muhaajiriin ku sii jeeday Qaaradda Yurub […]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sheegay in doorasho madaxweyne ay qabanayaan

Jowhar (RBC Radio) Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa shaaciyay inuu qabanqaabinayo doorashada madaxweynaha maamulkaasi kadib markii todobaadkan xildhibaanada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen madaxweynihii maamulka Cali Cabdullaahi Cosoble. Xildhibaanada ayaa waxaa go’aankoooda taageeray guddoomiyaha baarlamaanka oo safar ugu maqnaa Muqdisho, oo labo maalmood ka hor ku soo laabtay Jowhar. Sheekh Cismaan ayaa sheegay […]

Puntland oo Dowlada Federaalka ugu baaqday inay dib u fiiriso xiriirka Qadar

Garowe (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda doonaya inuu Dowlada Federaalka ku riixo inay ka laabato go’aankeedii bishii June ee ay ku diiday inay xiriirka ugu jarto Dalka Qadar, kadib markii xulufada Sacuudigu ay sidaas soo jeediyeen. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in […]

Madaxweyne Farmaajo “Cabdiraxmaan Jaamac wuxuu kaalin wayn ka qaatay sare u qaadista magaca Soomaaliya ay ku leedahay Caalamka”

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo xalay ku geeriyooday magaalada San Diego ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Marxuum Cabdiraxmaan diblumaasi ruug caadaa ah oo daadaal iyo wakhti dheer galiyey kobcinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Caalamka. “Alle ha u naxariistee, […]

TACSI: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka tacsiyeeysay geerida Cabdiraxmaan Jaamac Barre

Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Omar Axmed, Wasiiru dowlaha Cabdulkhaadir Axmed-Kheir Cabdi, Wasiir ku xigeenka Mukhtaar Mahad Daauud, Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Cali Maxamed Cali, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirrada, Qunsulada guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay […]

SOMALIA: Puntland State of Somalia supports Saudi coalition

Garowe (RBC Radio) Puntland State of Somalia today said it is supporting the Saudi-led coalition and endorsed the Saudi allies over their pressure against Qatar. In a statement Puntland President Abdiweli Ali Gaas said his administration has had a strategic partnership with both Saudi Arabia and United Arab Emirates (UAE) as he expressed his concern […]

KENYA: Opposition group to move to court to challenge President Uhuru’s election

NAIROBI (RBC Radio) The Kenyan main opposition party leader Raila Odinga said on Wednesday he would go to court over last week’s disputed presidential election results. “This is just the beginning, we will not accept and move on,” he told reporters in the capital Nairobi. The announcement was change of minds of the opposition which […]

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo u kormeer shaqo ku tagay saldhiga xargaha internetka ee badda Jabuuti (SAWIRO)

Jabuuti (RBC Radio) Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo booqasho shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa waxa ay kulamo kala duwan la qaateen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti. Kulamadan ayaa waxaa si gooni ah looga wadahadlay arrimaha xiriirka Iskaashiga ee […]

SOMALIA: The United States Commends the Federal Government of Somalia’s Efforts to Promote al-Shabaab Defections

NAIROBI (RBC Radio) The United States commends the efforts of the Federal Government of Somalia to facilitate the defections of former and current al-Shabaab members, a statement by the U.S. Mission to Somalia said. “The United States supports a Somali-led process of degrading al-Shabaab’s influence using a comprehensive approach, including through high-level defections, reconciliation, and […]

Page 1 of 9123Next ›Last »