Home » Entries posted by PP-Muqdisho

Stories written by PP-Muqdisho
Xaalad adag oo ka jirta degmada Guri-ceel iyo ciidammo baaritaanno ka wada halkaas

Xaalad adag oo ka jirta degmada Guri-ceel iyo ciidammo baaritaanno ka wada halkaas

Guriceel (PP) ─ Ciidamada ammaanka maamulka Galmudug, ayaa saakay ka billaabay hawl-gallo magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud, halkaasoo ay shalay ku qabteen nin doonayay inuu isku qarxiyo goob uu kulan weyn uga socday mas’uuliyiinta Galmudug iyo k…

Guddoomiye ku xigeen cusub oo xalay loo magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir

Guddoomiye ku xigeen cusub oo xalay loo magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir

Muqdisho (PP) ─ Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiye ku xigeenka cusub ee maamulka iyo maaliyadda maamulka gobolka Banaadir, iyadoo xilkii laga qaaday guddoomiye …

Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo Al-shabaab ay sheegatay iyo Khasaarihiisa oo kordhay

Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo Al-shabaab ay sheegatay iyo Khasaarihiisa oo kordhay

Muqdisho
(PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa
sheegay inay mas’uul ka yihiin qarax dad badan ay khasaare kasoo gaartay oo
maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo noqonaya qaraxii ugu khasaaraha badnaa ee
Muqdisho ka dhaca tan iyo markii ay dhalatay bisha barakeysan…

Ciidamada Kenya oo laga saaray saldhigyo ay ku lahaayeen Xarunta Jubaland ee Kismaayo

Ciidamada Kenya oo laga saaray saldhigyo ay ku lahaayeen Xarunta Jubaland ee Kismaayo

Kismaayo (PP) ─ Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa inay maanta isaga baxeen saldhig ay muddo ku lahaayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee caasimadda  maamul-goboleedka Jubbaland.

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo Dagaal ku baaqay – kana hadlay Qaraxii Bardaale

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo Dagaal ku baaqay – kana hadlay Qaraxii Bardaale

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay qarixii khasaaraha geystay ee ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Bay.

C/casiis Lafta-gareen ayaa shir
jaraa’id oo…

Xildhibaanno ku baaqay in ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM laga saaro Dalka Somalia

Xildhibaanno ku baaqay in ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM laga saaro Dalka Somalia

Muqdisho
(PP) ─ Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ugu baaqay xukuumadda Somalia in
ciidamada ka socda dalka Kenya ee ka tirsan AMISOM laga saaro Somalia.

Xildhibaannadan ayaa qaarkood
waxay sheegeen in Kenya ay s…

Ururka Al-shabaab oo sheegay in uu gacanta ku dhigay Saldhig ku yaalla Jubbada Hoose

Ururka Al-shabaab oo sheegay in uu gacanta ku dhigay Saldhig ku yaalla Jubbada Hoose

Kismaayo
(PP) ─ Wararka ka imaanaya deegaanka
Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan inuu halkaas ka dhacay
dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Kenya, kuwa Jubbaland yo xoogagga Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa yimid kaddib
ma…

DF oo sheegtay inay ciidamadeedu billaabeen hawl-gallo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab

DF oo sheegtay inay ciidamadeedu billaabeen hawl-gallo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab

Muqdisho
(PP) ─ Dowladda Somalia ayaa ku
dhawaaqday hawl-gallo ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kaasoo laga fulinayo
deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobollada Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha
hoose oo qaybo ka mid ah ay maamusho Al-shabaab.

Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga dooday Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka

Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga dooday Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka

Kismaayo (PP) ─ Golaha Wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo, kaasoo uu guddoomiyahay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Max’ed Islaam kaasoo looga hadlay arrimo ay ka mid yihii amniga guud e…

Booliiska Somalia oo sheegay in hal ruux ay u xireen imtixaankii Dowladda ee la xaday

Booliiska Somalia oo sheegay in hal ruux ay u xireen imtixaankii Dowladda ee la xaday

Muqdisho
(PP) ─ Taliyaha ciidanka booliiska
Somalia, Jen. Bashiir Cabdi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay
inay gacanta kusoo dhiggeen shaqsi lagu tuhmaayo in uu faafiyay imtixaanka
dowladda ee dhawaan la joojiyay.

J…

Page 1 of 13123Next ›Last »