Home » Entries posted by Rashka

Stories written by Rashka
Booliska Somaliya oo caawa laba ruux ku toogtay Magaalada Muqdisho

Booliska Somaliya oo caawa laba ruux ku toogtay Magaalada Muqdisho

Ciidanka Booliska Somaliya ayaa caawa Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku toogtay laba ruux, kadib hawlgal gaar ah oo ka dhacay Degmadaasi.

Labada ruux ee la toogtay ayaa mid ka mid ah wuxuu ahaa Burcad dhac u geysan jira…

Qarax Baabuur oo galabta ka dhacay Deegaanka Weydow

Qarax Baabuur oo galabta ka dhacay Deegaanka Weydow

Qarax gaari oo jugtiisa si weyn looga maqlay Degmooyinka dhaca Galbeed ayaa galabta ka dhacay Deegaanka Weydow ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ka dhashay Miinada soo boodada ah ayaa haleelay gaari SURF ah oo ay …

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magaalada Pretoria

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magaalada Pretoria

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiuu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika.

Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb gal…

Axmed Madoobe oo amaanay dadaalka Ciidamada Jubbaland ee ku sugan jiida hore (SAWIRRO)

Axmed Madoobe oo amaanay dadaalka Ciidamada Jubbaland ee ku sugan jiida hore (SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula jooga Ciidamada ku sugan jiida hore ayaa amaanay dadaalka ay ugu jiraan sidii xasilooni iyo nabad ay uga hirgalin lahayeen guud ah…

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay safiirka Mareykanka ee Somaliya (SAWIRRO)

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay safiirka Mareykanka ee Somaliya (SAWIRRO)

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa maanta la kulmay Danjiraha Mareykanka ee Somaliya Mudane Donald Yamamoto.

Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo Mudane Donald Yamamoto ayaa wax…

Xubno ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Xubno ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay Duqeyn dhanka cirka ah in 22-kii bishan ay ka fulisay Deegaano ka tirsan Gonolka Shabeellaha Hoose.

Taliska Ciidamada Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa sheegay Duqeyntan oo ay la kaashad…

Shabaab oo weerar u dhigay kolonyo uu la socday Axmed Madoobe

Shabaab oo weerar u dhigay kolonyo uu la socday Axmed Madoobe

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Jubbaland iyo Mintidiinta Al Shabaab ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Shabaab ay weerar dhabagal ah u dhigeen kolonyo a…

Madaxweynaha Somaliya oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Madaxweynaha Somaliya oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Maamulka Maaliy…

Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ciidanka Asluubta Dib u howlgelinta Warshadda Qalabka Dhismaha (SAWIRRO)

Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ciidanka Asluubta Dib u howlgelinta Warshadda Qalabka Dhismaha (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Warshadda Qalabka Dhismaha oo ay dib u hawlgaliyeen Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha ay ka koobantahay wars…

Xukuumadda oo ansixisay Hindise Sharciyeedyada Wadooyinka iyo Xamuulka (SAWIRRO)

Xukuumadda oo ansixisay Hindise Sharciyeedyada Wadooyinka iyo Xamuulka (SAWIRRO)

—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka.

Labada hindise sharciyeed ee goluhu meel m…

Page 1 of 88123Next ›Last »