Home » Entries posted by Saalax Sabriye

Stories written by Saalax Sabriye
Yaa madaxweyne Farmaajo u diiday inuu tacsi ka diro geeridii Maxamed Mursi?

Yaa madaxweyne Farmaajo u diiday inuu tacsi ka diro geeridii Maxamed Mursi?

Qaahisa (Caasimadda Online) – Waxaa iska soo daba dhacayo jawaabaha laga bixinayo geeridii ku timid madaxweynihii shariciga ahaa ee dalka Masar Maxamed Mursi kaasoo Shalay oo Isniin ah ku dhex dhintay howl ay ka socotay maxkamadeyntiisa kadib markii la…

Cidda dishay Mursi iyo hadallada daqiiqadihii ugu dambeeyey noloshiisa

Cidda dishay Mursi iyo hadallada daqiiqadihii ugu dambeeyey noloshiisa

Qaahira (Caasimadda Online) – Guddiga Cadaaladda Dalka Masar Committee for Justice ayaa dalbaday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo sababtii keentay Dhimashada madaxdwdeynihii Masar ee la go’doomiyey Maxamed Mursi, wuxuuna Guddoomiyaha guddigaas bixi…

Wasiirkii Kenya u saxiixay heshiiskii badda Somalia oo war muhiim ah soo saaray

Wasiirkii Kenya u saxiixay heshiiskii badda Somalia oo war muhiim ah soo saaray

Nairobi (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Dowladda Kenya Moses Wetangula ayaa ugu baaqay Madaxweyne Uhuru Kenyatta inuu si toos ah muranka Xuduudda Badda ee kala dhaxeeyo Soomaaliya uu kala hadlo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Far…

Maxaa ka jira in Al-Shabaab iyo DF iska kaashadeen xarigii Mukhtaar Roobow?

Maxaa ka jira in Al-Shabaab iyo DF iska kaashadeen xarigii Mukhtaar Roobow?

Narobi (Caasimadda Online) – Xisbiga Amni iyo Cadaalad ee Maamul Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya  ku qabtay shir saxaafadeed ay kaga hadlayeen dad lagu laayey Magaalada Gaalkacyo oo kasoo jeeday Deegaana…

DEG DEG: Duqeyn kale oo culus oo lala beegsaday garoon ku yaal Sacuudiga

DEG DEG: Duqeyn kale oo culus oo lala beegsaday garoon ku yaal Sacuudiga

Abha  (Caasimadda Online) – Kooxaha Xuutiyiinta ee Yeman ayaa mar kale Duqeyn loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ku garaacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Abha oo Caasimad u ah Gobolka Asir ee dhaca Koonfur Sacuudiga.Kooxaha duqey…

Sucuudiga oo Iran ku eedeeyay weerarkii ugu dambeeyay ee kadhacay Gacanka Cumaan

Sucuudiga oo Iran ku eedeeyay weerarkii ugu dambeeyay ee kadhacay Gacanka Cumaan

Riyadh (Caasimadda Online) – Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku eedeesay dowladda Iran weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday maraakiib shidaal oo marayay gacanka Cumaan.Dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga Mohamed Bin Salman ayaa sheegay mar uu wareysi s…

Meydka cunug yar oo si xun loo jirdilay oo laga helay duleedka Muqdisho

Meydka cunug yar oo si xun loo jirdilay oo laga helay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil.Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye aya…

Madaxii Maaliyadda Degmada Warta Nabadda oo lagu helay inuu ka dambeeyey qaraxii Xarunta Degmada

Madaxii Maaliyadda Degmada Warta Nabadda oo lagu helay inuu ka dambeeyey qaraxii Xarunta Degmada

Muqdisho (Caasimadda Online) – 14 Bishii May ayey aheyd markii qarax ismiidaamin ah lagu qaaday Xarunta Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho xilligaas oo raashin loogu qeybinayey dad masaakiin ah, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jiray Dhimasho…

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo abaalmarin u ballanqaaday ciidamadii ka hortagtay qaraxii Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo abaalmarin u ballanqaaday ciidamadii ka hortagtay qaraxii Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa  ballanqaad u sameeyay askarti ka hortagtay  qaraxii ka dhacay Barta Koontarool ee laga galo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soom…

Ajnabi ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ajnabi ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Halgan (Caasimadda Online) – Kooxda Macaawisley ee Al-shabaab kula dagaallanta qaar ka mid ah Gobollada dalka ayaa sheegtay in Nin ajannabi ah oo u dagaallamayay AL-shabaab ay ku dileen dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan.Saraakiisha Kooxda Macaawisleyda…

Page 1 of 7123Next ›Last »