Home » Entries posted by Saalax Saciid Sabriye

Stories written by Saalax Saciid Sabriye
Sidee ayey rabshahada u hakiyeen wada-hadallada muranka biyo xireenka Nile?

Sidee ayey rabshahada u hakiyeen wada-hadallada muranka biyo xireenka Nile?

Adis Ababa (Caasimada Online) – Kadib rabshadahii ka dhacay gudaha dalka Itoobiya waxey keentay inuu dib u dhaco wadahadallada saddex dhinaclaha ah ee u dhaxeeyay dowladaha Itoobiya, Masar iyo Suudaan kaas oo ujeedkiisa ahaa in lagu xaliyo muranka biy…

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ciidamada DF iyo Al-Shabaab ku dhexmaray S/Dhexe

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ciidamada DF iyo Al-Shabaab ku dhexmaray S/Dhexe

Qalimow (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya weerar khasaaro geystay lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya oo marayay inta u dhaxeysa degmada Balcdad iyo deegaanka Qalimow.Gaadiid ay watee…

Madax goboleedyada oo laba qodob kasoo saaray shir ay ku yeeshaan hab online ah

Madax goboleedyada oo laba qodob kasoo saaray shir ay ku yeeshaan hab online ah

Dhusamareeb (Caasimada Online) – Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa maanta shir ku yeeshay Internet-ka, waxeyna si wadajir ah usoo saareen warmurtiyeed ay isla ogol yahiin.Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen madaxda shanta maamul goboleed ayey kaga hadleen …

Kheyre oo la kulmay Midowga Yurub xilli uu socdo cadaadis la xiriira doorashada

Kheyre oo la kulmay Midowga Yurub xilli uu socdo cadaadis la xiriira doorashada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga xilli uu dhawaan kasoo laabtay safar maalmo qaatay uu ku joogay wadanka Qatar.Shalay ayuu Xasan …

Qof loo qabtay dilka gabar yar oo meydkeeda laga helay duleedka Godinlabe

Qof loo qabtay dilka gabar yar oo meydkeeda laga helay duleedka Godinlabe

Godinlabe (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qof loo qabtay dil loo geystay gabar yar oo meydkeeda laga helay duleedka dagmada.Gabadhaan meydkeeda la helay oo magaceeda lagu sheegay C…

Xog: QM iyo Midowga Yurub oo dalab culus hordhigay guddoomiye MURSAL

Xog: QM iyo Midowga Yurub oo dalab culus hordhigay guddoomiye MURSAL

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wakiilada Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa cadaadis ku haya labada madaxweyne ee maamullada Puntland iyo Jubbaland, sidoo kalana waxey dalab culus gaarsiiyeen gudoomyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed…

Villa Somalia oo war kasoo saartay baaqashada shirkii madaxda DF iyo maamullada

Villa Somalia oo war kasoo saartay baaqashada shirkii madaxda DF iyo maamullada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Taariikhdu waa 5-ta Luulyo, waana maalintii uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan ku casuumay Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, balse shirkaas ay gadaal ka riixeysay beesha caalamka wuu ba…

Somaliland oo ka falcelisay kulan ay yeesheen Farmaajo iyo danjiraha Shiinaha

Somaliland oo ka falcelisay kulan ay yeesheen Farmaajo iyo danjiraha Shiinaha

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay kulankii shalay magaalada Muqdisho ku dhex-maray madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian.Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Yaasiin Faratoon ayaa she…

Rag looga shakisan yahay Al-Shabaab iyo Daacish oo la qabtay.

Rag looga shakisan yahay Al-Shabaab iyo Daacish oo la qabtay.

Boosaaso (Caasimadda Online) – Ciidamada ammaanka maamul goboleedka Puntland ayaa hawlgal amniga lagu sugayay oo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso kusoo qa-qabtay rag ay uga shakisan yahiin iney ka tirsan yahiin kooxaha Al-Shab…

Sawiro: Diyaarad Kenya laga leeyahay oo shil ku gashay garoonka BAARDHEERE

Sawiro: Diyaarad Kenya laga leeyahay oo shil ku gashay garoonka BAARDHEERE

Baardheere (Caasimadda Online) – Diyaarad laga leeyahay wadanka Kenya ayaa maanta shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.Shilkaan ka dhacay deegaanka hoostaga maamulka Jubbaland ayaan la ogeyn waxa sababay, wuxuuna dh…

Page 1 of 24123Next ›Last »