Home » Entries posted by Saed Balaleti

Stories written by Saed Balaleti
Burnley Oo Old Trafford Cashar Ugu Dhigtay Man United Iyo Musiibada Red Devils Heysata Oo Weli Taagan

Burnley Oo Old Trafford Cashar Ugu Dhigtay Man United Iyo Musiibada Red Devils Heysata Oo Weli Taagan

Musiibada Manchester United ayaa weli maaro loo weysan yahay ka dib markii ay guuldarro kale gurigooda ku soo gaartay iyadoo markaan ay Burnley 2-0 ku garaacday kooxda Red Devils.
Inkastoo Red Devils ay kubada inteeda badan heysatay islamarkaana ay …

Brahim Diaz Oo Real Madrid Ka Caawiyay Inay Garaacdo Unionistas de Salamanca Iyagoo U Soo Baxay Wareega 16ka Copa del Rey

Brahim Diaz Oo Real Madrid Ka Caawiyay Inay Garaacdo Unionistas de Salamanca Iyagoo U Soo Baxay Wareega 16ka Copa del Rey

Real Madrid ayaa guul ay u dagaalantay oo 3-1 ah ka gaartay kooxda heerka seddexaad ee Unionistas de Salamanca caawa iyagoo u soo baxay wareega 16ka ee Copa del Rey.Gareth Bale ayaa hogaanka u dhiibay daqiiqadii 18aad markii uu dhaliyay gool ay qof …

10 Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Ku Dhegay Chelsea Xilli David Luiz Casaan Uu Qaatay & Farqiga Blues & Gunners Oo Weli 10 Dhibcood Ah

10 Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Ku Dhegay Chelsea Xilli David Luiz Casaan Uu Qaatay & Farqiga Blues & Gunners Oo Weli 10 Dhibcood Ah

Advertisements

Kooxda Arsenal ayaa noqotay koox aan quusanin ka dib markii iyagoo 10 ciyaaryahan ah ah ay barbaro 2-2 ku qabteen kooxda Chelsea oo marti loo ahaa xilli David Luiz uu casaan toos ah ka qaatay daqiiqadii 26aad ee qeybtii hore.
Chelse…

Man City Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Guul Ciriiri Ah Oo Ay Ka Gaareen Sheffield United

Man City Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Guul Ciriiri Ah Oo Ay Ka Gaareen Sheffield United

Advertisements

Gool uu dhaliyay Sergio Aguero oo bedel ku soo galay ayaa Manchester City ka caawiyay inay 1-0 kaga talaabsadaan kooxda Sheffield United oo marti loo ahaa iyadoo City ay dib ugu soo laabatay wadada guusha ka dib barbarihii ay isbuuc…

David Luiz Oo Casaan Lagu Soo Dhaweeyay Kulankiisii Ugu Horeysay Ee Uu Ku Laabto Stamford Bridge

David Luiz Oo Casaan Lagu Soo Dhaweeyay Kulankiisii Ugu Horeysay Ee Uu Ku Laabto Stamford Bridge

Advertisements

Daafaca kooxda Arsenal David Luiz ayaa casaan lagu soo dhaweeyay kulankiisii ugu horeysay ee uu dib ugu soo laabto Stamford Bridge ka dib markii uu qalad ku galay Abraham oo fursad u heystay inuu gool dhaliyo.
Casaanka uu qaatay Dav…

Barcelona Oo Garaacday 10 Xiddig Oo Granada Ah, Tababare Quique Setien Oo Guul Ku Bilowday & Barca Oo Ku Soo Laabatay Hogaanka La Liga

Barcelona Oo Garaacday 10 Xiddig Oo Granada Ah, Tababare Quique Setien Oo Guul Ku Bilowday & Barca Oo Ku Soo Laabatay Hogaanka La Liga

Advertisements

Tababare Quique Setien ayaa guul ku bilowday waayihiisa cusub ee kooxda Barcelona ka dib markii ay kooxdiisa 1-0 kaga badisay 10 xiddig oo Granada ah iyagoo dib ugu soo laabtay hogaanka horyaalka La Liga.
Barcelona ayaa 43 dhibcood …

Man City Oo Cagta Ku Marisay Old Trafford Dhigooda Man United Xilli Ay Hal Lug La Galeen Finalka Carabao Cup

Man City Oo Cagta Ku Marisay Old Trafford Dhigooda Man United Xilli Ay Hal Lug La Galeen Finalka Carabao Cup

Advertisements

Manchester City ayaa garoonka Old Trafford cashar ugu dhigtay deriskooda Manchester United ka dib markii ay ku garaaceen 3-1 lugta hore ee semi-finalka Carabao Cup.
Manchester City ayaa ku guuleysatay inay cagta mariso deriskooda qe…

Musiibo Soo Wajahday Liverpool Ka Dib Markii James Milner Uu Noqday Xiddigii TODOBAAD Ee Dhaawac Uga Maqan

Musiibo Soo Wajahday Liverpool Ka Dib Markii James Milner Uu Noqday Xiddigii TODOBAAD Ee Dhaawac Uga Maqan

Advertisements

Tababare Jurgen Klopp ayaa wajahaya madax xanuun dhaawacyo ah ka dib markii James Milner uu dhaawac ku baxay daqiiqadii 9aad ee kulankii Fa Cup ee ay guusha ka gaareen kooxda deriskooda ee Everton.
34 jirkaan ayaa ku soo bilowday bo…

Halyeey U Soo Dheelay Chelsea Oo Shaaciyay Inuu Ku Dhawaaday Inuu Dilo Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich

Halyeey U Soo Dheelay Chelsea Oo Shaaciyay Inuu Ku Dhawaaday Inuu Dilo Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich

Advertisements

Halyeeyga Chelsea Pat Nevin ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday inuu dilo milkiilaha kooxda Roman Abramovich xilli bilyaneerka reer Russia uu fasax ku joogay Scotland oo uu baaskiil watay.
Nevin oo 56 sanno jir ah ayaa ka sheeke…

Liverpool Oo Iska Xaadirisay Wareega Afaraad Ee FA Cup Ka Dib Markii Ay Anfield Ku Garaaceen Everton

Liverpool Oo Iska Xaadirisay Wareega Afaraad Ee FA Cup Ka Dib Markii Ay Anfield Ku Garaaceen Everton

LIVERPOOL, ENGLAND – JANUARY 05: Curtis Jones of Liverpool celebrates after scoring his team’s first goal during the FA Cup Third Round match between Liverpool and Everton at Anfield on January 05, 2020 in Liverpool, England. (Photo by Clive Brunskil…

Page 1 of 41234