Home » Entries posted by Shiil

Stories written by Shiil
Madaxweynaha Puntland oo sheegay Madaxda dowladda inaysan sameyn karin muddo kororsi xileed

Madaxweynaha Puntland oo sheegay Madaxda dowladda inaysan sameyn karin muddo kororsi xileed

Iyadoo muddooyinkii dambe ay soo baxayeen hadal hayn ku
aadan in Madaxda dowladda Federalka Somaliya ay qorsheynayaan muddo kororsi,
ayaa arrintaasi markii ugu horeysay waxaa ka hadlay Madaxweynaha Maamulka
Puntland Siciid Cabdulaahi Dani.

Askari Kenyan ah oo ku waashay dagaalka Shabaab

Askari Kenyan ah oo ku waashay dagaalka Shabaab

Dowladda Kenya ayaa lagu eedeeyay inay dayacday nolosha Askari
Kenyan ah oo ku waashay dagaalka Shabaab ee Somaliya, kadib markii 68 ka mid
ahaa askartii la shaqeynaysay lagu dilay weerar ka dhacay gudaha Somaliya.

Dowladda Somaliya oo wada qorshe kaarka Aqoonsiga loogu sameynaayo muwaadiniinta

Dowladda Somaliya oo wada qorshe kaarka Aqoonsiga loogu sameynaayo muwaadiniinta

Dowladda Federalka Somaliya ayaa sheegtay inuu socdo qorshe ka doonaayo in muwaadiniinta Somaliyed loogu sameeyo kaar ka Aqoonsiga muwaadninimada.

Hadalkaan ayaa waxaa sheegay Agaasimaha Madaxtooyadda Villa …

SAWIRRO:Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

SAWIRRO:Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii labaad ee qorshaha dhammaystirka dhismaha maamul…

Hawlgal dad lagu qabtay oo Ciidamada ka sameeyeen Sh/ dhexe

Hawlgal dad lagu qabtay oo Ciidamada ka sameeyeen Sh/ dhexe

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Millateriga ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay hawlgalo kala duwan ka fuliyeen wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Jowhar & Balcad, halkaas oo ay ka dhaceen weeraro kala duwan.Sabtidii Todobaa…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay  Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay socdaalkiisii Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo dhanka loo jiheynayo h…

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Dawlad goboleedka Galmudug.

Madaxa xukuumadd…

Khayre oo Shir Gudoomiyay shir looga hadlaayay dayn cafinta Somaliy (SAWIRRO)

Khayre oo Shir Gudoomiyay shir looga hadlaayay dayn cafinta Somaliy (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee hanaanka Deyn-Cafinta Soomaaliya, kaas oo todobaadkiiba mar ka qabsooma Muqdisho.

Maydadka Afar ruux Somali oo la gubay oo laga helay Kenya

Maydadka Afar ruux Somali oo la gubay oo laga helay Kenya

Maydadka afar ruux oo Somali ah oo la dilay, kadibna la gubay
ayaa laga helay gudaha dalka Kenya, sida ay ku waramayso Warbaahinta dalkaasi.

Dadkaan ayaa maydadkooda waxaa laga helay Gobolka Tanariva ee
Galb…

Hawlgal Miino baaris oo ka socda duleedka Degmada Balcad

Hawlgal Miino baaris oo ka socda duleedka Degmada Balcad

Iyadoo maalmihii dambe ammaanka wadada isku xirta
Balcad & Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha dhexe uu ahaay mid sii
xumaanayay, islamarkaana ay ka dhacayeen qaraxyo miino oo Shabaab wadadaasi ay
ku aaseen, ayaa Cii…

Page 1 of 10123Next ›Last »