Home » Entries posted by Somaliweyn.org

Stories written by Somaliweyn.org

Maxaabiis ku geeriyootay xabsiga dhexe ee Xamar iyo kuwo kale xaaladooda laga deyrinayo

cudurka shuban biyoodka ayaa ka dillaacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, kaasi oo sababay dhimashada laba ka mid ah maxaabiista isla markaana haatan ay la il daran yihiin maxaabiis kale oo tiradoodu sii kordheyso. Sagaal maxbuus oo kale ayaa la il daran, iyadoo la dhigay goob caafimaad oo laga hirgeliyay gudaha xabsiga. Taliyaha Xabsiga Dhexe […]

Diyaar garowga ciida iyo qalab ay ganacsatada u keeneen caruurta oo laga deyriyay

Goobaha ganacsiga magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa si xowli leh looga dukaameysanayaa, iyadoo diyaar garow xoogan loogu jiro dabaaldegga ciida Soonfur oo maalinta berri ah dhaceysa. Waxyaabaha ay dadku inta badan iibsanayaan ayaa waxaa ka mid ah macmacaanka sida Xalwada, Buskudka iyo cuntooyinka fudud oo loogu talo galay in la isticmaalo maalinta ciida ah, […]

Halkan si toos ah (Live) 16:00-18:00 (Sweden) uga dhegaysta Idaacada Maanta ee Somaliweyn Radio Gothenburg Sweden

Halkan Ka Dhageyso   Halkan waxaad si toos ah (Live) uga dhageysan kartaa Idaacada Somaliweyn Radio oo aan soo galno maalin kasto oo Sabti ah saacada 16.00 -18.00 ee Sweden ama saacada Somalia 05.00-07.00 fiidnimo waxaana uu ka soo galaayaa mowjada FM 88.0 ee magaalada Gothenburg Sweden. Waxaad si toos ah uga dhageysan kartaan barta internetka aanu ku […]

Sacuudiga oo fashiliyay weerar lala damacsanaa Masjidka Barakeysan ee Makka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay in ay bartilmaameedsadaan misaajidka barakaysan ee Makka. Wasaarada arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dhisma uu ku jiray qofka weerarka fulin rabay ay ciidammada isku gadaameen kadibna uu is qarxiyay. Dhismaha […]

Howlgalka Mareykanka ee Somalia oo Sanado badan kadib usoo Guuraya Muqdisho

Dowlada Marekanka ayaa qorsheeneysa in dhamaadka sanadkan ay dib uga howl galiyaan magaalada Muqdisho saafaradooda oo xirneed tan iyo markii ay bur burtay dowladii Dhaxe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii. Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa shaaca ka qaaday in mar kale dowlada Mareykanka howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, waxa uuna […]

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnaha maamulka Gobolka Sh/Dhexe

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe ee Heer Gobol, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle uu horey u magacaabay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Mudane Axmed Meyre Makaraan, waxaana gabi ahaanba la dhameystiray maamulka intiisa kale. Sidoo kale Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay […]

Mukhtaar Roobow oo Maraykanku ka saaray Liiska Argagixisada.

Wasaaradda arrimaha dibada ee dalka maraykanka ayaa Mukhtaar Roobow Abu-mansuur waxay ka saartay Liiska argagixisada, iyadoo dib ula laabatay Abaalmarin lacageed oo madaxiisa la saaray. Mukhtaar Roobow oo hore u ahaa k/xigeenkii hoggaamiyihii ururka Al-shabaab ee Axmed Godane, marna noqday Afhayeenka ururka, ayaa dowladda maraykanka sanadkii 2012ka waxay ku dhawaaqday lacag 5 milyan oo dollar […]

Ayaan Hirsi Ali, Asra Nomani accuse Dem senators of ignoring them in hearing

Women’s rights activists Ayaan Hirsi Ali and Asra Nomani have accused four female Democratic senators of ignoring them during a committee hearing last week, complaining the lawmakers did not ask them a single question. “This wasn’t a case of benign neglect,” Ali and Nomani wrote, in a New York Times op-ed published Thursday. “What happened […]

US drops terror reward for Somali al-Shabab leader

WASHINGTON — The Trump administration has quietly rescinded a reward of up to $5 million for information about a top member of the al-Qaida-allied extremist group al-Shabab in Somalia amid reports he may be in talks with the Somali government to leave the organization. Sheikh Mukhtar Robow was removed from the “most wanted list” of […]

Al-shabaab oo weeraray suuq ku yaala degaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe

Inta la xaqiijinayo ilaa saddex ruux ayaa ku dhimatay weerar Al-shabaab maanta ay ku qadeen suuqa xoolaha deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha dhexe. Dadkan dhintay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu ahaa askari ilaalo ka hayay suuqa oo ay ku sugnaayeen xoolo dhaqato keensaday xoolo iyo ganacsato faro badan. Waxaa sidoo […]

Page 1 of 512345