Home » Entries posted by Somaliweyn

Stories written by Somaliweyn
XAGJIRNIMADA BIDIXDA IYO XAGJIRNIMADA MIDIGTA: DHIBAATO SOO KORODHAY MISE DHEEF?

XAGJIRNIMADA BIDIXDA IYO XAGJIRNIMADA MIDIGTA: DHIBAATO SOO KORODHAY MISE DHEEF?

Xagjirnaimadu waa noocyo badan tahay, oo waxay ka timaadaa falcelinta dadka ey ka falceliyaan xaalad lasoo gudboonaata. Dhanka kale, Bidix iyo Midig, waa miisaan lagu qiyaaso habdhaqanka, go’aan qaadashada iyo falcelinta bulshada ee ku aaddan x…

Bandhig Beereed lagu qabtay Degmada Jowhar

Bandhig Beereed lagu qabtay Degmada Jowhar

Munaasabad lagu soo bandhigayay bariis loogu talogalay in lagu kordhiyo wax soo saarka beeraha bariiska magaalada Jowhar ayaa maanta lagu qabtay beer ku taal duleedka bari ee magaalada Jowhar.
Shirkadda Danwadaag ayaa beertan tijaabada ah waxa ay u s…

Kulankii Sheekh Kenyaawi ee maanta

Kulankii Sheekh Kenyaawi ee maanta

Maalinta birito waa maalin aad u weyn oo muxadaro loogu magacadaray cafi walaalkaa lugu qaban doono istadio konis, Yusuf yusuf oo ah muwadin u taagan u adeegida ummada Soomaliyeed ayaa Waxaa u yiri Maanta Shiikh Kenyaawi baan la kulmey, waana la she…

Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye Waa maah maah Banadiri ah

Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye Waa maah maah Banadiri ah

Ciidamada Kiinya waa inay ka baxaan Waddanka Soomaaliya, in ay ka mid noqdaan ciidamada Amisom isla markaana xasuuq u gaystaan Shacabka Soomaaliyeed ee halkaa ku nool wax la yeeli karo oo loo dulqaadan karo maaha.—————&#…

Arrinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya: Maxaa wadniyad ah maxaase dan kale ah?

Arrinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya: Maxaa wadniyad ah maxaase dan kale ah?

Waxaa socda Buuq, dood, jidbo iyo xamaasad ka dhalatay aqoonyahan ajnebi ah oo la yidhi waxaa uu u tartamayaa jagada gudoomiyaha Bangiga dhexe ee soomaaliya. Baarlamaanka soomliya ayaa dood adag, fara taag-taag iyo is-riix riix badani xildhibaanada d…

Omareeta ”Waan soo jeednaa caqliga ha shaqeeyo mudane Yaxye Aamirow…”

Omareeta ”Waan soo jeednaa caqliga ha shaqeeyo mudane Yaxye Aamirow…”

Markuu buuxsamay tariinkii kasoo baxayay faransiiska una socday ingriiska, si lama filaan ah waxaa is ag fariistay naag faransiis ah iyo nin ingriis ah, naagti cabsi iyo wal wal ayaa wajigeeda ka muuqday, ninkii ag fadhiyaa wuxuu ku yiri maxaad u wa…

Sheekh Yusuf ”Ma banaantahay in Bankiga Dhexe Soomaaliya loo dhiibo Gaal???

Sheekh Yusuf ”Ma banaantahay in Bankiga Dhexe Soomaaliya loo dhiibo Gaal???

Sheekh Yusuf ”Ma banaantahay in Bankiga Dhexe Soomaaliya loo dhiibo Gaal???

Sheekh Yusuf oo ah Imaanka ugu weyn magaalada Gothenburg Sweden ayaa ka hadlay ninka loo soo wado gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)

MAAMULKA MAALIYADDA SOMALIYA

MAAMULKA MAALIYADDA SOMALIYA

Somaliya waxay ka mid tahay wadamada uguwasiirada badan adduunka…wasaarad kastawaxaa u shaqataga seddax wasiir oobadankooda aan aqoon buuxda u lahayn howshaay u xilsaaran yihiin ama laga rabo inayfuliyaan. Ma jiraan waxa lagu magacaabo JOB DES…

Dhageyso: Abdullahi Hantiwdaag ”Maalintii Hanoolaato iyo waxii laga soo maray iyo maanta meesha aan joogno…”

Dhageyso: Abdullahi Hantiwdaag ”Maalintii Hanoolaato iyo waxii laga soo maray iyo maanta meesha aan joogno…”

Jannaayo 1948 waxaa Soomaaliya yimid wafdi kasocda Afartii Dawladood oo ku Adkaaday dagaalkii Adduunweynaha ee labaad oo kala Ahaa : Ingiriiska, Mareeykanka, Ruushka iyo Faransiiska. waxaana magaalada Muqdishow ka dhacay dagaalkii …

Dhageyso: Hassan Muse Qoslaaye ”Hirshabeele waa inay la timaadaa Maamul wanaag iyo iney la heshiiso dadka ay dagaalka kula jirto…”

Dhageyso: Hassan Muse Qoslaaye ”Hirshabeele waa inay la timaadaa Maamul wanaag iyo iney la heshiiso dadka ay dagaalka kula jirto…”

Hassan Muse Cali Finey oo loo yaqaano Qoslaaye ayaan wuxuu aad uga hadlay dhibaatooyinka jira iyo sidii looga bixi karo dhibkaas haysto dowlad Goboleedka Hirshabeele.
Waxaa uu wareysi uu siiyey Idaacda Somaliweyn Radio ee magaalada Got…

Page 1 of 212