Home » Entries posted by Tifaftiraha Ciyaaraha

Stories written by Tifaftiraha Ciyaaraha

XASAASI: Arsenal Oo Waji Gabax Kala Kulantey Xiddig Ay Dooneysey, Isagoo Real Madrid Doortey (Tolow Waa Kee??)

Garabka Borussia Dortmund Ousmane Dembele waxa uu isha ku hayaa in uu ku biiro Real Madrid xagaagan, sidaas waxaa qortay Don Balon. Laacibka reer France waxa uu ka raja dhigay dalab uga yimaada Barcelona waxa uuna iminka doonayaa ku biiridda xifaaliyeyaashooda. Xiddiggan ayaa suuqa ka ah mid si weyn la’isugu haysto waxaana jira kooxo dhawr […]

IGOW: Yuu Ahaa Maskaxdii Morata Manchester U Diidee Chelsea Keentey???

Weeraryahanka cusub ee Chelsea Alvaro Morata ayaa sheegay in ay ku riixday ku biiridda kooxda MAADAMA uu u soo ciyaaray Didier Drogba. Laacibkii hore ee Real Madrid waxa uu sheegay in uu ku dayan jiray Drogba markii uu yaraa. “Markii aan yaraa aabahay ayaan la daawan jiray waxa uu ahaa cajiib,” ayuu wareysigiisii ugu horreyey […]

Eric Bailly Oo La Shaaciyey Kulamadda Uu Kooxdiisa Manchester United Ka Maqnaan Doono

Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo saaray Ganaax 3 Cayaarood ah oo la saaray daafaca Manchester Unitd ee Eric Bailly kaas oo Calaamada Casaanka ah qaatay kulankii Semifinalka lugta labaad ee koobka Europa League  ee ay la dheeleen Celta Vigo. Ganaaxa Eric Bailly ayaa ka dhigan in uusan dheeli doonin kulanka Super Cupka yurub ee […]

FALANQEYNTA Kulanka Xiisaha Badan Ee Kooxaha Chelsea Vs Bayern Munich (MAxaa Laga Soo Calaamadiyey??)

Kooxaha Chelsea iyo Bayern ayaa kulmaya markii ugu horeysay afar sano kadib, waana kulankoodii ugu horeeyay tan iyo ciyaartii dhacday dabayaaqadii August 2013, markaasoo Romelu Lukaku gool ku laad uu ka qasaariyay kooxdiisa kusoo gabagaboobay mustaqbalkiisii Chelsea. Kulankaasi oo ahaa UEFA Super Cup, waxaa rigoorayaal ku badisay kooxda ka dhisan Germany ee Bayern Munich. Labada […]

RASMI: CHicharito Oo Horyaalka Ingriiska Dib Ugu Soo Noqdey (Kooxdee Ayuu Ku Biirey??)

West Ham ayaa sameysay saxiixii afaraad ee suuqa kala iibsiga xagaagan, iyagoo dhameystiray weeraryahanka xulka Mexico Javier Hernandez. Javier Hernandez ayaa dhameystiray kasoo wareegitaankiisa Bayer Leverkusen, isagoo West Ham ugu biiray heshiis qiimahiisu yahay £ 16million. 29-sano jirkaan ayaa ugu biiray kooxda Premier League ka dhisan heshiis seddex sanno ah ka dib markii uu tijaabada […]

OGOW: Bale Oo Lukaku La Dardaarmey, Una Sheegey In…………………………

Xiddiga Real Madrid Gareth Bale ayaa ku taageeray Romelu Lukaku in uu ku biiray kooxda Manchester United ka dib markii £75m uu ugu dhaqaaqay garoonka Old Trafford. Xiddiga reer Belgium ayaa u dhaliyay labo gool kulamada saaxiibtinimo ee ka horeeya xilli ciyaareedka kooxdiisa cusub. Manchester United ayaa xalay rigoorayaal ku garaacday kooxda ka dhisan La […]

WARBIXIN: Fabregas Oo Morata Indhaha Ka Saarey Xaqiiqada Kooxda Chelsea Taala (Muxuu Ku Yiri Tolow)

Kubadd abuuraha kooxda Blues ee Cesc Fabregas ayaa fariin u diray saaxiibkiis Alvaro Morata oo ka soo muuqan doona xiliciyaareedka cusub kooxda Chelsea. Cesc Fabregas ayaa sheegay in Morata uusan xiliciyaareed fudud ku arki doonin kooxda Chelsea, wuxuuna intaa ku daray inuu tartan adag kala kulmi doono Michy Batshuayi. Weerar yahanka reer Belgium ayaa qaab ciyaareed […]

MUUQAAL: Daawo Bandhigii Wanaagsanaa Ee Manchester United Kulankii Xalay Ee Real Madrid (Daawo Goolashii)

SUUQA: Juventus Oo Laba Xiddig Oo Muhiim Ah Soo Qaadaneysa (Waa Kuwee??)

Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in ay Tijaabo Caafimaad u mari doonaan laba Cayaaryahan Maalinta isniinta ah kuwaas oo ka kala imaanaya kooxaha Cagliari iyo  Fiorentina. Labada Cayaaryahan ee Tijaabada Caafimaad u mari doona kooxda Juventus ayaa kala ah Federico Bernardeschi iyo Dario Del Fabro.kuwaas oo ka kala dheela khadka dhexe […]

UGU DANBEYN: Manchester United Iyo Mourinho Oo Mustaqbalka De Gea Muranka Ka Saarey, Sheegeyna…………………

Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Goolhayaha u dhashay dalka Spain ee David de Gea uu sii ahaan doono Goolhayaha kooxdiisa Xili Cayaareedka dhawaan bilaaban isla Markaana uusan katagi doonin. Jose Mourinho oo Waraysi siiyey Wargeyska The Sun ayaa sheegay in David de Gea uu yahay Cayaaryahan katirsan […]

Page 1 of 3123