Home » Entries posted by Tifaftiraha Somalida Maanta

Stories written by Tifaftiraha Somalida Maanta

Dowladaha Islaamka oo Iclaamiyay in maalinta beri ah ay tahay maalin ciid ah

Dowladda Sacuudiga iyo dowladaha Islaamka qaarkood ayaa ku dhawaaqay goor dhow in maalinta beri oo Axad ah inay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga. Wasaarada diinta iyo awqaafta Sacuudiga ayaa sheegtay in Bari oo Axad ah tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga Bishana Laga Arkay dalkaasi Sacuudiga . Dowlado kale oo ay ka mid yihiin […]

Dowlada Somalia oo fasaxday Shaqaalaha Dowlada

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hey’adaha gaarka ah la fasaxay 3-da maalin ee soo socota. Maalmaha ciida ayaa badi la fasaxaa shaqaalaha dowladda, waxaana sanadkaan isku soo aaday Maalinta ciida iyo Munaasabada 26-ka June oo ku began israacii […]

Maxaabiis ku geeriyootay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho

llaa Labo Maxbuus ayaa u geeriyootay cudurka shuban biyoodka oo soo ritay maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Sagaal maxbuus oo kale ayaa la il daran, iyadoo la dhigay goob caafimaad oo laga hirgeliyay gudaha xabsiga. Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa xaqiijiyay in maxaabiistan uu ku dhacay cudurka shubanka, waxaana uu tilmaamay inuu socdo […]

WAR CUSUB: Hogaamiyaha Hirshabelle oo wajahaaya Mooshinkii ugu adkaa

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleno Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, ayaa sheegaya in Mooshin laga diyaariyay Hogaamiyaha maamulka Hirshabeell, Cali Cabdullaahi Cosoble. Xildhibaanada aan xogtaani la wadaagnay ayaa sheegaya in Mooshinka loola gol leeyahay in xilka looga qaado Hogaamiyaha maamulka. Xildhibaanada ayaa sheegay in Hogaamiyaha uu dayacay howlihii loo igmaday, isla markaana […]

Yuusuf Garaad oo ka hadlay Saldhiga ay dowlada Turkiga ka furaneyso Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Amaanay  xarunta Tabarka Military ee Turkigu uu ka Furanayo Dalka Somaaliya, taas oo la Rijeeynayo in si Toos ah loo furo Bilaha Soo socda. “Xarunta Tababarka Military ee ay Aas-aaseen Saaxiibadeen turkigu, waxaaaa ay noqondoontaa xarun Tababar tii ugu Horeeysay ee ugu Habooneeyd  Ciidamadda Soomaaliya, Taasi waa sababta ay Aad […]

Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin culus oo ku aadan shaqsiyaadka…

Maamulka Galmuduga ayaa mamnuucay Jid gooyooyinka yaalla qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ee maamulkaas hoostaga. Jidgooyooyinkaan oo dhibaato ay ku qabaan shacabka ayaa maamulku sheegay ciddii lagu helo in ay ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan. Beryihii dambe ayaa waxaa cabashooyin xoogan ay ka soo yeereysay gaadiidleyda isaga goosha deegaanada Galmudug qaarkood kadib markii […]

DAAWO SAWIRRO: Waxqabadka DF ee isbuucii la soo dhaafay 17 June – 23 June

Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ololo dib u dayactir lagu sameynayo waddooyinka caasimada Maamulka Degmada Heliwaa oo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada ayaa 23kii June 2017 bilaabeen Ololo […]

Michael Keating oo ka hadlay Qaraxyada iyo dilalka ay Muqdisho ka geystaan Shabaab

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michael Keating, ayaa ka hadlay dhagarta ay maleeshiyaadka Shabaab u maleegayaan Shacabka Soomaaliyeed. Michael Keating, waxa uu sheegay in dowlada Somalia ay juhdi ku bixineyso sida Shabaab looga saari lahaa magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka. Michael Keating, waxa uu tilmaamay in dabar goynta […]

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad oo si aan caadi aheyn u difaacay Xukunada ay ridaan

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Somaliya ayaa difaacday xukunada dilka ah ee ay rido,Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay iney hab caddaalad ah u maraan xukunada ay ridaan Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ayaa sheegay in xukunada ay rido Maxkamadu ay yihiin kuwo loo maro hab sharci […]

Maxay kawada hadleen Madaxweynayaasha Somalia iyo Ugandha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Uganda sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen qaxootiga Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kale […]

Page 1 of 6123Next ›Last »