Home » Entries posted by Wardoon

Stories written by Wardoon
Itoobiya oo raali gelin kabixisay Khariidadii Muranka dhalisay ee Soomaaliya loogu daray Dalkeeda

Itoobiya oo raali gelin kabixisay Khariidadii Muranka dhalisay ee Soomaaliya loogu daray Dalkeeda

Bogga Internetka ee Wasaarada Arimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa lasoo galiyay sawirka khariidad muran badan dhalisay ,kadib markii khariidadaasi looga saaray Soomaaliya laguna daray dhulka Itoobiya.
War kooban oo kasoo baxay Wasaarada Arima…

Soomaaliland Oo Mamnuucdey Sameecadaha Dibada Masajidada ee Salada Tahajudka +VIDEO

Soomaaliland Oo Mamnuucdey Sameecadaha Dibada Masajidada ee Salada Tahajudka +VIDEO

Xukuumada somaliland soo saartay digniino la xidhiidha salaada tahjudka ee la tukado tobanka dambe ee ramadaan iyo wakhtiga salaada Cishaa’i.
Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland Aadan Cabdilaahi Cabdale oola hadlay warbaahina …

Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa

Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow.
Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Yariisow …

Maamulka Jubbaland oo wax lagu qoslo kutilmaamtay qoraal ka soo baxay Dowlada Federalka

Maamulka Jubbaland oo wax lagu qoslo kutilmaamtay qoraal ka soo baxay Dowlada Federalka

Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa jawaab ka bixisay warqadii xaley ka sooo baxdey wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya taas oo ku saabsaneyd arrimaha doorashooyinka Dowlad goboleedyada.
War sa…

(Akhriso) Magacyada & qabiilada Safiirada Somalia u fadhiya dibeda

(Akhriso) Magacyada & qabiilada Safiirada Somalia u fadhiya dibeda

Dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa ansixiyey dalacsiinta illaa shan xubnood oo ka mid noqon doona safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka saaxiibka ah iyo kuwa aynu walaalaha nahay.
Safiiradan oo aan weli howlgelin, lana magacaabi…

Senetor Fartaag Oo la saftay axmed madoobe+VIDEO

Senetor Fartaag Oo la saftay axmed madoobe+VIDEO

Senetor C/llaahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} Oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Dalka ugu sareyso.
Kulan ka dhacay Kismaayo ayaa waxa uu ka sheegay General Fartaag inay Dawlada ugu baaqay…

Nin Dadka ku Ciqaabi Jiray Jeel Ogaadeen oo laqabtay

Nin Dadka ku Ciqaabi Jiray Jeel Ogaadeen oo laqabtay

Waxaa degmada Galdogob laga Qabtay Xasan Ismaaciil Ibraahim ( Xasan Dheere ) oo la sheegay inuu ahaa Madaxii JEEL-OGAADEEN (Asluubta), Waxaana Hadda Uu Ku Suganyahay Degmada Galaadi ee Gobolka Doollo, Iyadoo la sheegay inuu ahaa Ninkii Ciqaab…

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda’a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca han…

Senetaradda  Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe

Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe

Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe

Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliy…

Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey’adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray

Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey’adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey’addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxaa ay ugu b…

Page 1 of 59123Next ›Last »