Home » Entries posted by Wariye Haaruun

Stories written by Wariye Haaruun

Lambarkee ayuu Theo Walcott u xiran doonaa kooxdiisa cusub ee Everton?.. + SAWIRRO

Kooxda Everton ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhammaystirtay saxiixa Theo Walcott oo ay ka soo qaateen naadiga Arsenal, waxaana la warinayaa inay ku soo iibsadeen 25 milyan oo gini. Waxa uu Walcott kooxdiisa cusub ee Everton u saxiixay heshiis saddex sanadood iyo bar ah. 28-sano jirkaan ayaa u xiran doona kooxdiisa cusub lambarka […]

RASMI: Weeraryahankii kooxda Arsenal ee Theo Walcott oo ku biiray Everton

Kooxda kubadda Cagta Everton ayaa si rasmi ah u shaacisay goordhow inay dhammaystirtay saxiixa Theo Walcott oo ay ka soo qaateen naadiga Arsenal. Inkastoo aysan xaqiijin qiimaha ay ku soo qaadatay Weeraryahankan kooxda Toffees ayaa haddana warbaahinta ciyaaraha qaarkeed waxa ay sheegaysaa inay Gunners uga soo gateen adduun dhan 20 milyan oo gini. Kooxda Everton […]

10-ka heshiis ee dhammeystirka ku dhow caawa, halkee ayuu marayaa heshiiska uu Alexis Sanchez ugu biirayo Man Utd?

Habeen wanaagsan akhristeyaasheenna qiimaha iyo qadarinta inaga mudanoow meel walba oo aad adduunka ka joogtaan. Waxaan halkaan ku soo koobin doonaa 10-ka heshiis ee caawa dhammeystirka ku dhow, kuwaasoo ay soo bandhigtay shabakadda Football Whispers oo bah-wadaag la’ah Sky Sports. Sida caadada ah qiimeynta heshiiska dhammeystirka ku dhow waa inuu helo shan dhibcood (Five stars), […]

Kooxda Arsenal oo ku dhawaanaysa saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang & Wakiilka xiddiga oo u duulay Magaalada London

Wakiilka Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa u duulay Magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska si uu wadahadallo ula yeesho kooxda Arsenal. Xiddiga xulka qaranka Gabon ayaa la rumeysan yahay inay Gunners u dooratay bedelka rasmiga ah ee Alexis Sanchez, kaasoo haatan The Telegraph ay warinayso inuu ogolaaday heshiis afar sanadood iyo bar […]

Maxaa ku soo kordhay heshiiska uu Alexis Sanchez ugu biirayo kooxda Manchester United?

Wararkii ugu dambeeyey oo daqiiqado ka hor soo dhacay ayaa sheegaya in weeraryahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez uu ogolaaday heshiiska uu ugu biirayo Manchester United, kaasoo uu ku qaadanayo todobaadkii 14 milyan oo gini. Xiddiga xulka qaranka Chile ayaa si weyn loola xiriirinayey maalmihii ugu dambeeyey inuu u dhaqaaqi doono garoonka Old Trafford, taasoo […]

Sidee ayuu xiddiga Liverpool ee Alex Oxlade-Chamberlain ugu dabaal degay guushii ay ka gaareen Man City?

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si weyn ugu dabaal-degay guushii wacnayd ee ay Man City kaga gaareen horyaalka Premier League. Alex Oxlade-Chamberlain ayaa soo bandhigay sawir la jecleysano oo ay ku wada jiraan isaga iyo gabadha saaxiibka la’ah ee Perrie Edwards, kaasoo uu ugu dabaal degay guushii xusuusta lahayd ee ay ka gaareen kooxda […]

“Kooxda aan jeclahay waa Arsenal” – Mkhitaryan markii horeba waa uu jeclaa Arsenal, haddana wuu ku sii jeedaa

Ciyaaryahanka kooxda Man United ee Henrikh Mkhitaryan ayaa sida qorshuhu yahay qeyb ka ah heshiiska uu Alexis Sanchez uga tagayo Arsenal oo uu ku aadayo garoonka Old Trafford, laakiin waxaa la warinayaa inuu markii horeba jeclaa oo uu taageero u ahaa Gunners. Xiddiga xulka qaranka Armenia ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda ka […]

Borussia Dortmund oo bedelka xiddiga ka socda ee Pierre-Emerick Aubameyang ka dhex aragta kooxda Chelsea

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Michy Batshuayi ayaa la soo warinayaa in naadiga Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka ay u aragto bedelka laacibkeeda Pierre-Emerick Aubameyang, kaasoo la fahamsan yahay inuu ku dhow yahay inuu u dhaqaaqo Arsenal. Aubameyang, kaasoo ku soo biiray naadiga ka dhisan Waddanka Jarmalka sanadkii 2013-kii ayaa heshiiska shaqsiga ah (Personal […]

DEG DEG: Kooxda Manchester City oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah difaacyadeeda

Nicolas Otamendi ayaa heshiiska u kordhiyey Manchester City, waxaana qandaraaskan cusub uu kooxda ku sii hayn doonaa illaa sanadka 2022-ka. Difaacaan ayaa kooxda ka dhisan Etihad la joogay tan iyo sanadkii 2015-kii, markaasoo ay ka soo qaateen naadiga Valencia, waxaana wadar ahaan uu u saftay kooxda Sky Blue 118 kulan. Xiddiga xulka qaranka Argentine ayaan […]

WARBIXIN: Xiddigaha kooxda Arsenal oo doonaya in Alexis Sanchez uu ku biiro Man United ka hor kulankooda Sabtida!

Ciyaartoyda kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay doonayaa in Alexis Sanchez la iibiyo oo kooxda laga diro ka hor kulankooda Premier League oo Sabtida Wajahayaan naadiga Crystal Palace. Xiddiga xulka qaranka Chile inuu sababay qal-qalka kooxda tababare Arsene Wenger, isagoo ciyaartoyda saameyn xoog leh ku sheegay markii ay ku sugnaayeen qolka la […]

Page 1 of 39123Next ›Last »