Home » Entries posted by Web Master

Stories written by Web Master
Al-Shabaab Degraded by U.S., Federal Government of Somalia

Al-Shabaab Degraded by U.S., Federal Government of Somalia

U.S. Africa Command conducted the airstrike in response to an attack by a large group of al-Shabaab militants against Somali National Army Forces. 
We currently assess this airstrike killed fifty-two (52) militants.
At this time we assess no civil…

In ka badan 80 dagaallame oo Al-shabaab looga dilay duqeyn cirka ah

In ka badan 80 dagaallame oo Al-shabaab looga dilay duqeyn cirka ah

In ka badan 80 dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay duqeyn ka dhacday inta u dhexaysa tuulooyinka Araare iyo Muuse Xaaji ee gobolka Jubada Hoose.
Diyaaradaha dagaalka Maraynkanka ayaa duqeyn culus la beegsaday malayshiyaad ka tirsa…

Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan: “Waxaan dalbanayaa in la i cafiyo”

Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan: “Waxaan dalbanayaa in la i cafiyo”

Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ahaa maalgeliyeyaalkii maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho ka asaasmay ayaa markii ugu horeysay ka dalbaday cafis shacabka Soomaaliyeed.
Abuukar Cumar Cadaan ayaa sheegay in loo baahan…

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Kenyawi

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Kenyawi

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim (Kenyawi) oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed isla markaana maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Qoraal…

Puntland oo soo bandhigtay qaraxyo ay howlgal ku qabteen

Puntland oo soo bandhigtay qaraxyo ay howlgal ku qabteen

[unable to retrieve full-text content]Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay inay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa oo la dhigay Goob ka mid ah Magalada Boosaaso. Shir J…

Kenya oo maxkamad soo taagtay rag loo heysto weerarkii M/ Nairobi

Kenya oo maxkamad soo taagtay rag loo heysto weerarkii M/ Nairobi

Maxkamadda ku taalla M/Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa la soo taagay illaa 5 qof oo lala xariirinayo in ay ku lug lahayeen weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Hotel-ka DusitD2 oo ku yaalla galbeedka magaaladaasi.
Xeer ilaalinta Maxkam…

Askari laaluush ka qaatay qof shacab ah oo la xiray (Dhageyso)

Askari laaluush ka qaatay qof shacab ah oo la xiray (Dhageyso)

Shalay ayaa waxa baraha Bulshada lagu faafiyay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lacag laaluush ah weeydiinaya qof Shacab ah oo gaari watay,hayeeshee qofka Shacabka ah uu diidan yahay,waxaana a shaaciyay in askarigaas xabsiga la dhig…

Digniin laga soo saaray isbedelada cimillada Soomaaliya

Digniin laga soo saaray isbedelada cimillada Soomaaliya

Khubaro xagga deegaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Maxamed Sheek…

Midowga Yurub oo kordhinaya taageerada AMISOM

Midowga Yurub oo kordhinaya taageerada AMISOM

Sarkaal sare oo uhadlay ciidamada Midowga Yurub ayaa amaanay howlgalka nabad-illaalinta Soomaaliya ee AMISOM.
Esa Pulkkinen, oo EU-da uqaabilsan dhinaca tababarada iyo qorsheynta ayaa xusay in taageeradooda cusub ay noqon doonto mid laysku halayn kar…

Deadly Nairobi attack comes as U.S. military ramps up airstrikes against al-Shabab in Somalia

Deadly Nairobi attack comes as U.S. military ramps up airstrikes against al-Shabab in Somalia

NAIROBI — When the Somali extremist group al-Shabab claimed responsibility for this week’s 19-hour siege of a Nairobi complex that left at least 21 dead, it said the attack was “a response to the witless remarks of U….

Page 1 of 11123Next ›Last »