Home » Entries posted by Xasan Iniesta

Stories written by Xasan Iniesta

Wax Walba Oo Aad Kaga Baahan Tahay Qaabka Tababarayaasha & Kabtanada Waaweyn Codkooda U Dhiibteen Xalay- Miyayase Isku Codeeyeen Messi V CR 7

Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga ugu fiicnaa kubadda cagta adduunka habeenkii xalay markii uu garaacay Lionel Messi. Laakiin waxaa la is weydiinayaa tirade codadka ay kala heleen labada xiddig ee ku xifaaltama dunida, kuwaasoo kaalinta koowaad iyo labaaad galay xalay. Macalimiinta iyo kabtanada xulka qaramada ayaa kala dooranayay kaalmaha koowaad, labaad iyo seddexaad […]

Neymar Oo Lagu Gaaday Su’aalo Barcelona Iyo Shaqsiyadiisa Quseeya Markii Uu Gaaray Xafladii London

Neymar, oo ka mid ah seddexdii ciyaaryahan ee xalay ku tartamay abaalmarinta FIFA ee xiddiga sannadka adduunka ayaa ku adkeystay inuu weli ixtiraam u hayo kooxdiisii hore ee Barcelona. Had iyo jeer wuxuu xuusan doonaa qalbigayga kooxda Barcelona, mana iloobi karo, laakiin haatan waa inaan ka fikirnaa waxa kale ee soosocda, “ayuu u sheegay” The […]

Fallanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Barcelona U Safreyso Copa del Rey Kooxda Heerka Saddexaad Ee Real Murcia

Copa del Rey ayaa caawa ka bilaaban doona Spain, iyadoo kooxaha heerarka kala duwan ay ka qeyb galayaan xili ciyaareedkaan. Barcelona ayaa u safreysa kooxda horyaalka heerka seddexaad ee Spain ciyaarta ee Real Murcia, kulan katirsan Copa del Rey. Kooxaha ayaa min laba lug ciyaari doona inta lagu jiro kulamada wareega 32 koox ee Copa […]

HORDHACA: Manchester City VS Wolves- Pep Guardiola Oo Kow Iyo Toban Isbedel Ku Sameynaya Shaxdiisa Caawa

Pep Guardiola ayaa laga yaabaa inuu 11 isbedel ku sameeyo kooxdiisa Man City marka ay martigeliyaan kooxda Wolves kulan ka tirsan wareega afaraad ee Carabao Cup. Kooxda martida loo yahay ayaa badisay 11kii kulan ee ugu dambeyay tartamada oo dhan, waxaana ay sameeyeen rikoor cusub kooxda ka dhisan Manchester. Laakiin Guardiola ayaa xaqiijiyay inay jiri […]

HORDHACA: Swansea VS Manchester United- Jose Mourinho & Kooxdiisa Oo U Baahan Soo Kabasho Deg Deg Ah

Jose Mourinho ayaa la filayaa inuu isbedel ku sameeyo shaxdiisa Manchester United ee u safraya caaawa kooxda Swansea kulan katirsan wareega afaraad ee Carabao Cup. Ciyaartoyda Axel Tuanzebe, Luke Shaw, Scott McTominay, Matteo Darmian, Sergio Romero iyo Daley Blind ayaa kusoo bilaaban kara kulankaan, iyadoo United ay dooneyso inay kasoo kabsato guul darradii 2-1 ee […]

HORDHACA: Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee EFL Cup Kooxaha Arsenal v Norwich

Arsene Wenger ayaa kulan katirsan wareega afaraad ee Carapore Cup waxay ku wajahayaan kooxda Norwich City caawa oo talaado ah. Gunners ayaa dib u soo ceshatay wada guusha markii ay Everton ku xasuuqeen 5-2 kulan katirsanaa horyaalka Premier League axadii. Norwich ayaa sidoo kale guul ka gaartay kulankii isbuucaan, iyadoo Ipswich 1-0 kaga badiyay kulankii […]

WAR LAMA FILAAN AH: Gabadha Jose Mourinho Oo Xiriir Jaceyl La leh 30 Jir Caan Ka Ah Premier League!!!

JOSE MOURINHO gabadhiisa ayaa kasoo muuqatay shaashadaha dunida xili ay kujirtay fasax gaar ah. Gabdhaan 18jirka ah ee uu dhalay macalinka Manchester United ayaa saxiib dhaw la ah xiddiga Danny Graham oo katirsan kooxda Blackburn. Matilde Mourinho iyo jaceylkeeda cusub ayaa u duulay meel ka baxsan magaalada si ay u qaataan fasax gaar ah. Waxaa […]

Ciyaartooyda Arsenal Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Isbuuca Sagaalaad Ugu Fiican Premier League

Waxaa jiray goolal badan oo ka dhashay toddobaadkaan Premier League, iyadoo 35 gool la isaga dhaliyay 10 kulan oo ay ciyaareen todobaadkan kooxaha England. 12 ka mid ah waxa ay ka dhasheen kulamadii Super Sunday, iyadoo Arsenal ay cadaadiska kusii kordhisay tababaraha Everton Ronald Koeman markii ay 5-2 kaga badiyeen Goodison Park, halka Spurs ay […]

Horta Yaa Xal U Noqon Kara Dhibaatada Liverpool Kujirto Xili Ciyaareedkaan?

Virgil van Dijk ayaa laga yaabaa inuu ka hortago dhibaatada hadda cagaha ay kula jirto kooxda Liverpool oo guuldarro 4-1 kala kulantay xalay Tottenham. Labada fallanqeeye ee kubadda cagta England Graeme Souness iyo Thierry Henry ayaa isku raacay fikrada ah in Virgil van Dijk uu yahay shaqsiga kaliya ee badbaadin kara kooxda Liverpool. Reds ayaa […]

RASMI: KYLIAN MBAPPE Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Golden Boy 2017

KYLIAN MBAPPE ayaa loo magacaabay wiilka dahabiga ah ee kubadda cagta sannadkaan 2017ka. Weeraryahanka Paris Saint-Germain ayaa tartan kala kulmay xiddiga Manchester City Gabriel Jesus iyo ciyaaryahanka dhaawacan ee kooxda Barcelona Ousmane Dembele. Wargeyska Tuttosport ayaa goordhaw ku dhawaaqday in Mbappe uu ku guuleysatay abaalmarinta Golden Boy. Mbappe ayaa afar gool dhaliyay sideed kulan oo […]

Page 1 of 18123Next ›Last »