Home » Entries posted by Zahra Axmed Gacal

Stories written by Zahra Axmed Gacal
Wasiir Goodax oo amar adag dul dhigtay dugsiyada sare

Wasiir Goodax oo amar adag dul dhigtay dugsiyada sare

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay xeerka dhaqan-gelinta Manhajka Qaranka, dugsiyada sare ee dalka, kaas oo markii ugu horeesay tan iyo burburkii kadib ay ardayda dugsiyada sare looga dhigi doono.W…

Imaaraadka Carabta oo ka jawaabay hanjabaadii Turkey

Imaaraadka Carabta oo ka jawaabay hanjabaadii Turkey

Abu Dhabi (Caasimada Online) – Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Turkiga looga baahanyahay in uu joojiyo faro-gelinta arrimaha Carabta, isagoo cambaareeyay hadal uu wasiirka difaaca Turkigu ka sheegay Liibiya.Hadalkii…

Askar Sacuudiyaan ah oo lagu laayey xuduuda Yemen

Askar Sacuudiyaan ah oo lagu laayey xuduuda Yemen

Sanca (Caasimada Online) – Askar ka tirsan ciidanka Sucuudiga ayaa waxyeelo soo gaartay xilli ay isku dhacyo ka socdeen koonfur-galbeed dalka Sacuudiga, sida lagu sheegay war ay baahisay warbaahin xiriir la leh Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yemen.Is…

Dowladda UK oo ka hadashay nooca doorasho ee ay tahay in Soomaaliya laga qabto

Dowladda UK oo ka hadashay nooca doorasho ee ay tahay in Soomaaliya laga qabto

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Britain u jooga Soomaali Ben Fender ayaa sheegay in Soomaalida ay u taallo in ay go’aan ka gaaraan hoggaamiyaha ay doonayaan, waqtiga doorashooyinka soo socda iyo nooca ay noqonayaan, hadalkaas oo u muuqda in uu …

Cali Mahdi: “Dowlad fiican haddaan waayo qorigeygii caddaa weli xabaddii way ku jirtaa”

Cali Mahdi: “Dowlad fiican haddaan waayo qorigeygii caddaa weli xabaddii way ku jirtaa”

Muqdisho (Caasimada Online) – Cali Mahdi Maxamed oo kamid ah Madaxweyneyaashii hore ee dalka oo maanta ka qeyb-galay shirka beelaha Mudullood ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalka.Cali Mahdi ayaa dowladda Fa…

Sirta ujeedka ay Turkiga u tageen Libya oo la shaaciyey

Sirta ujeedka ay Turkiga u tageen Libya oo la shaaciyey

Tripoli (Caasimada Online) – Markii Madaxweynaha Turkiga uu sixiixay heshiiskii amniga sanadkii lasoo dhaafay si uu u taageero mid ka mid ah dhinacyadda ay u dhaxeyso colaadda sokeeye ee Liibiya, heshiis kale ayaa sugayay isla maalintaas waxaa uu ahaa…

Sawirro: Qatar oo faah-faahisay mashruuca dhismaha wadada Muqdisho iyo Jowhar

Sawirro: Qatar oo faah-faahisay mashruuca dhismaha wadada Muqdisho iyo Jowhar

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada Muqdisho waxa uu galabta ku qaabilay safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Xamza Asad Maxamed.Madaxwe…

Guddoomiye ku-xigeenkii degmada Wanlaweyn oo caawa gurigiisa lagu dhex dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii degmada Wanlaweyn oo caawa gurigiisa lagu dhex dilay

Wanllaweyn (Caasimada Online) – Guddoomiye ku-xigeenkii degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ee dhanka maamulka iyo maaliyadda Maxamed Cabdullahi Koosto ayaa caawa lagu dhex dilay hooygii uu ka deganaa magaalada Wanllawen.Weerar ku bilaawday…

Masar iyo Itoobiya oo si lama filaan ah sare ugu qaaday rajada aqoonsi ee Somaliland

Masar iyo Itoobiya oo si lama filaan ah sare ugu qaaday rajada aqoonsi ee Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) – Loolanka loogu jiro in la kasbado Somaliland ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay, iyadoo Ethiopia ay safiir buuxa u direyso magaaladda Hargeysa.Tani waxay kusoo aadeeysaa, kadib markii ay Masar kor u qaaday qorshaheeda ay s…

Madasha oo caawa digniin culus u dirtay Farmaajo kadib go’aanadii soo baxay

Madasha oo caawa digniin culus u dirtay Farmaajo kadib go’aanadii soo baxay

Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa digniin loogu diray madaxweyne Farmaajo kadin go’aanadii ay golaha wasiirrada Soomaaliya ku ansixiyeen dhismaha hey’adda Batroolka iyo xubno cusub oo lagu biiriyey …

Page 1 of 6123Next ›Last »