Home » Entries posted by Zakarie Abdi

Stories written by Zakarie Abdi
Wax ka ogaaw 10-ka cayaaryahan ee u istaageen taageerayaal aan kooxdooda ahayn bandhig heer sare ay sameeyeen awgeed

Wax ka ogaaw 10-ka cayaaryahan ee u istaageen taageerayaal aan kooxdooda ahayn bandhig heer sare ay sameeyeen awgeed

Lionel Messi ayaa todobaadkan sedexleey ka dhaliyay kooxda Real Betis kulan ka tirsanaa La Liga oo ay Barcelona 4-1 guusha ku qaadatay sidoo kalena Leo waxaa u istaageen taageerayaasha kooxda Betis ee garoonka Benito Villamarin…

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (19 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (19 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 am barqanimo xiliga geeska Afrika.

LIVE NOW waa barnaamij looga hadlo wararka Update ah…

Xherdan Shaqiri dhaawaciisa Liverpool qarineesay dhaqaatiirta Switzerland ayaa soo bandhigeen

Xherdan Shaqiri dhaawaciisa Liverpool qarineesay dhaqaatiirta Switzerland ayaa soo bandhigeen

Kubad sameeye Xherdan Shaqiri dhawaanahan kooxda Liverpool uma cayaarin sidoo kalena 6-kulan ugu dambeesay macalin Jurgen Klopp toos uma adeegsaneyn cayaaryahankan.

Haatan Xherdan Shaqiri dhawaacii uu qabay waxaa banaan…

Macalin Zidane oo duulaan ku ah Liverpool wuxuuna ka doonayaa Sadio Mane

Macalin Zidane oo duulaan ku ah Liverpool wuxuuna ka doonayaa Sadio Mane

Kooxda Real Madrid xagaagan waxay ku qasban tahay suuqa Yurub inay lacago adag galiso sidoo kalena cayaartooy tayo wanaagsan soo qaadato haatana waxaa la ogaaday in macalin Zidane qorshaha kowaad ugu jiro sidii uu gacanta ugu soo dh…

Wax ka ogaaw 4-cayaaryahan Liverpool xagaagan labo bilaash ku heli karto labana qiimo jaban kusoo qaadan karaan

Wax ka ogaaw 4-cayaaryahan Liverpool xagaagan labo bilaash ku heli karto labana qiimo jaban kusoo qaadan karaan

Tababare Jurgen Klopp wuxuu xili hore bilaabay inuu kasii fikiro xagaagan saxiixyada ay kooxdiisa u baahan tahay si awooda Reds aysan isku dhimin sidoo kalena macalinkan dhawaan wuxuu sheegay in Liverpool suuqa lacago waali ah galin…

Wax ka ogaaw 4-cayaaryahan Man United labo bilaash ku heli karto labana ay qiimo jaban kusoo qaadan karto xagaagan

Wax ka ogaaw 4-cayaaryahan Man United labo bilaash ku heli karto labana ay qiimo jaban kusoo qaadan karto xagaagan

Kooxda Man United waxay ku qasban tahay xagaagan suuqa inay gasho oo ay saxiixyo muhiim ah sameyso si kooxda awoodeeda sare loogu qaado sidoo kalena waxaa muhiim ah in kooxda siyaasadeeda suuqa isku dheeli tirto oo aysan lacago suuq…

Wararkii ugu dambeeyay kooxaha EPL ee Big Six halkaan kaga bogo

Wararkii ugu dambeeyay kooxaha EPL ee Big Six halkaan kaga bogo

Liverpool ayaa quus ka taagan helitaanka Timo Werner madaama Bayern Munich hormar ka sameeneyso sidii ay weeraryahankan xagaagan RB Leipzig kaga soo qaadan laheyd.

Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in Paul Pogba noqon…

Wararkii ugu dambeeyay Kooxaha Inter iyo AC Milan halkaan kaga bogo

Wararkii ugu dambeeyay Kooxaha Inter iyo AC Milan halkaan kaga bogo

Mauro Icardi ayaa baraha bulshada kooxda AC Milan ku xaqiray wuxuuna ka dhawaajiyay in magaalada Milan kaliya ka jirto koox ku cayaarto funaanada buluuga iyo maddowga xiran kadib markii Inter 3-2 guusha kaga qaadatay dariskeeda…

Wararkii ugu dambeeyay kooxda Juventus halkaan kaga bogo

Wararkii ugu dambeeyay kooxda Juventus halkaan kaga bogo

UEFA ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen in Cristiano Ronaldo fal anshax xumo ah ku kacay kulankii Juventus 3-0 guusha kaga qaadatay Atletico Madrid wareegiisa 16-aad Champion-ka lugtiisa labaad asigoo Ronaldo sameey…

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (18 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (18 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 am barqanimo xiliga geeska Afrika.

LIVE NOW waa barnaamij looga hadlo wararka Update ah…

Page 1 of 12123Next ›Last »