Axmed Shide ”Sharciga ayaa la horgeyn doonaa cidii ka danbeysay rabshadihii ka dhacay DDS”+VIDEO

Axmed Shide ”Sharciga ayaa la horgeyn doonaa cidii ka danbeysay rabshadihii ka dhacay DDS”+VIDEO

Axmed Shide oo la hadlaayey shacabka Soomaaliyeed ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa wuxuu sheegay in gacanta lagu soo qaban doono lana saari doono maxkamad cidii ka danbeysay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Soomaalida Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Axmed Shide warbixintiisa

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR