Baarlamanka oo qabtay Rigoore gaadmo ah oo ay dhigtay Xukuumadda heyre

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday qorshe adag oo kaga yimid dhanka xukuumadda Xasan Cali Kheyre kaasi oo la doonayay in lagu jahwareeriyo golaha shacabka.

Xukuumadda Kheyre ayaa soo gudbisay sida la sheegay 15 hindise sharciyeed, waxaana ay ku dooneysay in ay ku mashquuliso xildhibaannada golaha shacabka ah.

Hase ahaatee xildhibaannada ayaa u sheegay in aysan marnaba arrintaasi aqbalaynin, waxaana ay sheegeen in sharciyadaasi dib u dhigeen illaa mooshinka meel laga saaro.

La soco wixii soo kordha

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR