Barcelona oo dano gaar ah ku dartay heshiiska Mina oo ugu biiray Everton!

Kooxda Barcelona ayaa ku dartay hesiiska uu Everton ugu biiray Yerry Mina inay dib ula soo saxiixan karaan weliba qiimo go’an.

Difaaca reer Colombia ayaa ugu biiray Toffies £28.5m isagoo u saxiixay heshiis gaaraya illaa 2023 oo uu ku qaadan doono £100,000 toddobaadkii

Majaladda Spain kasoo baxda ee Marca ayaa ku warrantay in kooxda reer Catalonia ay heshiiska ku dartay inay dib ula soo wareegi karto iyadoo bixineysa £54m oo u dhiganta €60m.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR