Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa  ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X ) gobolada Waqooyi kasoo galayo baarlamaanaka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Goobjoog News

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR