Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

Dabley Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Gaalkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ahaa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo

Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Dhanka Galmudug Waxaa Geystay Dabley Ku Hubeysan Bastoolado islamarkaana Rasaas la dhacay xilli Uu marxuunku fadhiyay goob laga shaaho .

dadka degaanka Cali Dhiif ayaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Nabad suggida Galmudug.

Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal qorsheysan oo loo geysanayay dad Shacab ah iyo Saraakiil Ciidan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR