Home » Archives by category » ARRIMAHA BULSHADA (Page 2)

Wasiir Xukuumadda KULMIYE Ka Tirsan Oo  Si Ba’an U Dhaliilay Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay Iyo  Kuwa Mucaaridka Kuna Baaqay In La Furo Ururrada

Wasiir Xukuumadda KULMIYE Ka Tirsan Oo Si Ba’an U Dhaliilay Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay Iyo Kuwa Mucaaridka Kuna Baaqay In La Furo Ururrada

Hargeysa, February 22, 2021- (Foore)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay in xisbiyada qaranka ee wakhtigan aanu midna ku qanacsanayn oo uu wali u boholyow qabo aadna ugu qiiroodo wali xisbigii UDUB oo uu hore uga tirsanaan jiray wakhtigii xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo uu ka […]

Koox Geed Qudhaanjo Leh La Beegsatay Musharrax  Ka Tirsan KULMIYE Si Ay Codkooda Iskugu Geeyaan Musharax Kale Oo Ay Hore U Geeyeen Xisbiga WADDANI

Koox Geed Qudhaanjo Leh La Beegsatay Musharrax Ka Tirsan KULMIYE Si Ay Codkooda Iskugu Geeyaan Musharax Kale Oo Ay Hore U Geeyeen Xisbiga WADDANI

Bohol, February 22, 2021- (Foore) – Beel ka mid ah beelaha Degga Gobolka sanaag ayaa handaad iyo juqu juqayn u gaysatay mid ka mid ah Musharaxiintii Xisbiga Kulmiye ee Ceerigaabo, waxaanay wararku sheegayaan in masuulkaasi saacado kooban la xayiray si uu uga tanaasulo damaciisa uu iskaga sharaxay Xisbiga Kulmiye. Masuulkan oo magacaasi lagu soo koobay […]

Hirdan iyo Hilaw (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Hirdan iyo Hilaw (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Nafqaybsi Libdhe maalmihii nafqaybsiga lahaa ee gacanta wax la wada galin jiray. Maalmihii dadku isku wareegi jiray ee jaarka wax la la soo cuni jiray ama ba la la soo seexan jiray. Maalmihii ducada iyo Allebariga la iskugu yeedhi jiray. Waa beryihii nin quud jecel oo malaha cabbiraya farxadda, laga sheegay inuu yidhi, “Waxaan ugu […]

Sooyaalka aqoonta Caafimaadka iyo nolosha Sayniska Q.1aad (WQ: Sayid-Abdirahman Abdillahi)

Sooyaalka aqoonta Caafimaadka iyo nolosha Sayniska Q.1aad (WQ: Sayid-Abdirahman Abdillahi)

Waa qormooyinkii taxanaha ahaa ee cinwaankoodu ahaa: Sooyaalka aqoonta Caafimaadka iyo Nolosha Sayniska. Qormadii hore waxa aynu hadal haynay wax- soo-saarkii garaadka ku dhisnaa ee qolyihii Hippocratiska la odhan jiray kusoo biiriyeen aqoonta Caafimaadka. Innaga oo bartaas kasii amba qaadayna, Hippocratis iyo xaddaaradihii berisamaadkii soo jireenka ahaaba waxa ay rummeysnaayeen in bedqabka iyo feyo dhawrka […]

Farmajo: Impeding Somalia’s Transition

Farmajo: Impeding Somalia’s Transition

By Faisal Roble Electoral-based democracies in developing countries have been traveling a bumpy road. In particular, Africa’s journey to this destination has been anything but a straight line.  Although democratization in the world is trending up, a significant decline has been recorded. “In 2018, Freedom in the World recorded the 13th consecutive year of decline in global […]

The March in Mogadishu

The March in Mogadishu

By WardheerNews Editorial On February 19, 2021, the Capital city of Mogadishu will see the first peaceful demonstration in 52 years. WardheerNews welcomes the spirit of this historic march and would lend its voice. The call for the demonstration is consistent with Article 20 of the Somali constitution of Freedom of Assembly, Demonstration, Protest, and […]

Miisaaniyadda qaranka, heshiisyada maalgashi iyo duruufaha shacabka Somaliland ma yihiin qaar is leh! (WQ: Maxamed Cabdi Jaamac “Dhimbiil”)

Miisaaniyadda qaranka, heshiisyada maalgashi iyo duruufaha shacabka Somaliland ma yihiin qaar is leh! (WQ: Maxamed Cabdi Jaamac “Dhimbiil”)

Miisaaniyada qaranka jamhuuriyada Somaliland iyo nidaamka cashuur ururinta dalku waa in ay yihiin qaar si dhab ah maslaxada iyo danta bulshada ugu fadhiya isla markaana uu dareemi karo qof kasta oo muwaadin ahi isbadelka ku yimaada iyo kor u kaca dakhli ee soo galay dalkiisa. Muwaadiniintu marka lagu waajibiyo cashuuro iyo takaaliif waa in uu […]

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Dhaqan Gelinta Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

[unable to retrieve full-text content] #KDQ waxay Soo-dhaweynayaan Dhaqangelinta Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha, Xeer Lr. 91/2020 iyo Fulinta Shuruudaha Xeerku jideeyay kuna waajibiyey buuxintooda Musharixiinta u tartamaya Goleyaasha Deegaanada & Wakiilada JSL. #SomalilandElects #KDQ

Walaac Hadheeyay Musharraxiinta Xisbiyada Mucaaridka Iska Sharraxay Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin Madaxweyne Biixi, Tan Iyo Markii Xabsiga La Dhigay Labadii Musharax Ee Xisbiga UCID

Walaac Hadheeyay Musharraxiinta Xisbiyada Mucaaridka Iska Sharraxay Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin Madaxweyne Biixi, Tan Iyo Markii Xabsiga La Dhigay Labadii Musharax Ee Xisbiga UCID

Hargeysa, February 18, 2021- (Foore) – Tan iyo markii ay Xukuumaddu Xabsiga dhigtay labaddii Musharax ee Xisbiga UCID oo aan illaa hadda la hayn sababta xadhiggood, ayaa si weyn Cabsi iyo wal u soo food saaray Musharaxiinta Xisbiyadda Mucaaridka ka sharaxan ee ay isku deegaanka yihiin Madaxweynaha hadda talada dalka haya. Sida ay Wargeyska Foore […]

“Wasiir Askariga Ilaaladiisa Ah, Xoghayntiisa Gaarka Ah Iyo Maamulkiisa Lacagta Ka Dhigtay Ilma-Adeerradii Ma Wasiir Qaranbaa, Mise Waa Caaqil Qabiil”..Xis WADDANI

“Wasiir Askariga Ilaaladiisa Ah, Xoghayntiisa Gaarka Ah Iyo Maamulkiisa Lacagta Ka Dhigtay Ilma-Adeerradii Ma Wasiir Qaranbaa, Mise Waa Caaqil Qabiil”..Xis WADDANI

Hargeysa, February 18, 2021- (Foore)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xaalad walaac leh oo haybadda qarannimo ku fool xun ku tilmaamay arrin uu sheegay in ay ku kacaan qaar ka mid ah wasiirrada dalku oo marka xilka loo dhiibo dhammaanba xubnaha ku dhaw xafiiskiisa ka wada dhiga qoyskiisa taasina wasiirka ka dhigayso mid qoys […]