Home » Archives by category » ARRIMAHA BULSHADA (Page 3)

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Kasoo Horjeestay  Xidhiidhada Ay Somaliland La Samaysatay Dalalka Taiwan  Iyo Kenya, Farmaajana Ka Difaacay Mucaaridka Ku Kacsan

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Kasoo Horjeestay Xidhiidhada Ay Somaliland La Samaysatay Dalalka Taiwan Iyo Kenya, Farmaajana Ka Difaacay Mucaaridka Ku Kacsan

Hargeysa, February 18, 2021 (Foore) –  Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa  ka hadlay xidhiidhka Somaliland ee dalalka Kiiniya iyo Taywaan iyo qaab dhismeedka saddex-da Xisbi Qaran ee Somaliland oo uu sheegay inuu  qaab dhismoodkoodu lamid yahay Xisbigii Hanti wadaaga ee Maxamed Siyaad Barre, sidoo kale waxa uu difaacay […]

Wake up Somalia! Your nascent democracy is perishing again in the hands of a despot in the image of the late dictator-   PART II

Wake up Somalia! Your nascent democracy is perishing again in the hands of a despot in the image of the late dictator- PART II

Dr Aweys Omar Mohamoud This is day 10 of an elected incumbent subverting democracy in Somalia, after his term ended. An incumbent takeover occurs when a democratically elected leader undermines key tenets of democracy, most often by abolishing or manipulating elections. According to various political science literature, military coups and incumbent takeovers together account for […]

Sh Nuur Baarud Gurxan Caalim Faafinta Diinta U Soo Halgamay (WQ: Dr. Axmed Buxane)

Sh Nuur Baarud Gurxan Caalim Faafinta Diinta U Soo Halgamay (WQ: Dr. Axmed Buxane)

Waxaa iigu horeysay aragtida sheekha maalin anigoo jooga dhakhtarka weyn ee digfeer oo ardayda kuliyadda  cafimaadka lagu tababari jiray aniguna arday bilow ah ka ahaa waagaa dhamaadkii 1988 kii, waxaa ay inhdahaygu ku dhaceen gadhigii Ciidanka asluubta ee dheeraa oo laga soo dejinayo  rag cullimo ah oo wada waayeel ah ,hadana dhamaan gacmaha iyo lugahaba […]

Murti Laga Reebay Dad Maangal ah, Q.4aad (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Murti Laga Reebay Dad Maangal ah, Q.4aad (WQ: Cali Cabdi Coomay)

=” Wakhtiyada nabadda lagu nool yahay wiilashu waxa ay aasaan aabbayaashood, laakiin xilliyada dagaalku uu qarxo aabbayaasha ayaa aasa wiilashooda”. Herdotus = “ Waddankeenna waxa ka jira laba nooc oo tuugo ah: tuugo yar yar oo ay ciidanka ku xoonsan yihiin si loogu ciqaabo falka ay ku kaceen iyo tuugo waaweyn oo ciidanka qudhiisu ay […]

Saddex Xagalka Baahiyaha Aadanaha (WQ: Mukhtaar Axmed)

Saddex Xagalka Baahiyaha Aadanaha (WQ: Mukhtaar Axmed)

Abraham maaslaw (Abraham Harold Malow 1908-1970)  oo ahaa nin Maraykan ah, ayaa waxa uu daah qaaday mid ka mid ah aragtiyaha waxyaabaha bani aadamka dhiiri geliya amma ay ku salaysan yihiin baahiyiisa iyo doonitaankiisu oo afka qalaad loo yaqaan (Hierarchy of needs or Thoeries of motivation) Abrahman aragtidiisa waxa uu ku muujiyay jaantuska loo yaqaan […]

Siyaasadda (WQ: Cabdullaahi Yuusuf)

Siyaasadda (WQ: Cabdullaahi Yuusuf)

Siyaasaddu waa hoogaamin, in umadda ama bulshada lagu hogaamiyo xaqiijinta danahooga iyo masaalixdooda; Siyaasadu waa in umadda loo adeego, yadoo adeega loo adeegayo ay cadaaladdu gundhig u tahay, sinnaantuna turjume u tahay cadaaladda. ‎وعن أَبي هريرةَ قَالَ: قالَ رَسُول اللَّه ﷺ: كَانَت بَنُو إسرَائِيلَ تَسُوسُهُمُ الأَنْبياءُ، كُلَّما هَلَكَ نَبِيٌّ خَلَفَهُ نَبيٌّ، وَإنَّهُ لا نَبِيَّ بَعدي، […]

Xuquuqda shaqaalaha ‘’Dawli vs Rayid’’ (WQ: Mahad Maxamed Xuseen)

Xuquuqda shaqaalaha ‘’Dawli vs Rayid’’ (WQ: Mahad Maxamed Xuseen)

Hordhac Qoraalkan yare ee kooban waxaan kaga hadli doonaa Xuquuqda shaqo. Xuquuqda shaqo waa Xuquuqda ka dhexeysa dadka wada shaqeeya oo laba mid uun noqonaya loo shaqeeye iyo shaqaale. Xuquuqda ka dhexaysa waa in mid kastaaba waajibaadkiisa guto kana ilaaliyo dhinaca kale tacadiga iyo xadgudubka. Qoraalkan waxaynu ka kala eegaynaa dhinacyo kala duwan haday noqoto […]

Anshax-darrada, Danbiyada Iyo Xakamaynta Bulshada (WQ: Mukhtaar Axmed)

Anshax-darrada, Danbiyada Iyo Xakamaynta Bulshada (WQ: Mukhtaar Axmed)

Maxaa uu yahay xidhiidhka ka dhexeeya edab darrada iyo dambiyada ? inaad xidhato labbiska dhedigga adoo lab ah iyo adoo xidha labbiska labka adoo dheddig ah meelaha qaarkood waa edab darro, meelaha qaarkodna waaba dambi aad ciqaab ku mudanayso halka meelaha qaarkoodna aanay waxba ku jabnayn. Diinta islaamku waxa ay qabtaa qofka cid isku eekaysiiyaa […]

Nuxurka Buugga “Hayaan ee uu qoray Cabdilaahi Beershiya Q. 2aad (Soo ururintii Axmed Cali Kaahin)

Nuxurka Buugga “Hayaan ee uu qoray Cabdilaahi Beershiya Q. 2aad (Soo ururintii Axmed Cali Kaahin)

Qoraaga Buuga Hayaan ee dhawaan dhashay Cabdilaahi Beershiya waxaynu qaybta labbaad ku eegi doonaa arrimo muhim u ah isbadalka ama hore ruqaansiga hayaanka bulsho, taasi oo cida hogaaminaysaa in ay dhugasho u yeelato waxa qoraagu ku tilmaamay degaanka ururada ka bilaaabmaan laftiisa, sida cimilada kala saraynta dhulka, bulshada ku dhaqan midabkooda, dhaqankooda, iyo waxyaabaha aasaasiga ah ee […]

A Eulogy for Hassan Abukar

A Eulogy for Hassan Abukar

By Adan Makina Every soul will taste death. Then to Us will you be returned Qur’an, Al-Ankabut (The Spider), Verse 57–Sahih International There is no doubt that “Every soul shall have a taste of death.” Every day, we see and hear people dying by the hour, yet, few, out of the 8bn global population comprehend […]