Home » Archives by category » ARRIMAHA BULSHADA (Page 36)

Nuxurka Kulan Adag Oo Dhex-maray Madaxweyne Biixi Iyo Madax-dhaqameedka Iyo Aqoonyahanka Awdal Oo Lagu Kala Kacay Iyo Halka Sartu Ka Qudhuntay

Boorama, October 15, 2020- (Foore)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu Magaalada Boorama intii uu ku sugnaa uu kullamo la yeeshay Madax-dhaqameedka iyo Aqoonyahanka reer Awdal,waxaanu kale hadlay qadiyada doorashooyinka iyo arrinta tabashada saami-qaybsiga iyo arrimo kale. Kullankan ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee uu Magaalada Boorama kula qaato Madaxweyne Biixi madax-dhaqameedka […]

“Haka Fekerin In Aad Qoyskaaga Qani Ka Dhigto Ee Ka Feker In Aad Qarankaaga Qani Ka Dhigto”- Maxamuud Xaashi Iyo Qabo Oo Eedo Musuq Usoo Jeediyey M/weyne Biixi

Hargeysa, October 15, 2020- (Foore)- Siyaasiyiinta Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Maxamed Aadan Qabo ayaa si ba’an Madaxweyne Muuse Biixi waxa ay ugu eedeeyeen arrimo badan oo la xidhiidha Musuqmaasuq iyo in uu ku jiro xaalad hanti urursi ah iyaga oo tusaaleyaal badan u soo qaatay arrimo badan oo la sheegay in muddooyinkii dambe Madaxweynaha lagu […]

Election Marketplace: Votes for Sale

By Isaac Muhammad It’s hard to imagine western democracy succeeding in Africa, at least not in Somalia in a foreseeable time. Yes, Somalia broke ranks with the rest of the continent after it democratically elected its first president, Adan A. Osman after gaining independence. What ensued was a typical African stereotype of brutal dictatorship and […]

Sheeko gaaban: Shaqo raadis (WQ: Xasan A. Shire)

Waa sannadihii aan ku cusbaa shaqo tagga, waxan ahay nin dhalinyaro ah oo baahi u qaba dejinta yoolal badann, leh xidhiidh dhow dadka ugu badann e bahwaynta samafalayaasha ka shaqeeya xafiisyada gargaarka una badann dadka Somaalida ah, asxaabtaas badankooda oo aan ku qabay kalsooni badan heerka xidhiidhkayaga. Maalmahaas waxan ka shaqeeyaa xafiis samafal oo aan […]

Sharciga iyo Sadex Shaqo oo Muhiim Ah (WQ: Garyaqaan Cabdiqani Mandela)

Waxan halkan ku xusayaa sadex shaqo oo  muhiimma oo uu sharcigu qabto. sadexdaa shaqo na waxey koobsanayaan hirgalinta samaha iyo sugnaashaha xuquuqaha shakhsiga, si loo joogteeyo nidaamka iyo kal-dambeynta bulsho ee ku dhisan nabad kuwada-noolaanshaha iyo dawladnimadda. iyada oo la xaqiijinayo rabitaanka dadka si loo dabbaqo ujeedooyinka sharciga.   Sadexdaa shaqo oo kala ah: b) xakameynta […]

Caydhintii Shalay iyo Cugashada Maanta ee Cabdillaahi Yaasiin Diiriye: Labada Kee Gar Ah Tee Se Gef Ah? (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

“Agaasimihii Manaahjita Ee Tuhunkii Buugta Diinta Kiristanka Loo Eryay Oo Dib Loogu Magacaabay Lataliyaha Tayaynta Waxbarashada” Sawirka aad aragtaa waa laga digreeto oo iska soo horjeeda, hal qof ayay ka soo baxeen, hal qofna dayro iyo derejo ayay u yihiin. Sillansugantaas ayaa sababtay in aan suaalo is weyddiiyo saqdii dhexe ee xalay, saakana aan sadarro […]

Biyomareennada Iyo Waddooyinka Hargeysa (WQ: Ahmed Ibrahim Awale)

Waa badan tahay inta ay bulshada reer Hargeysa ka hadlaan waddooyin xumada ka jirta caasimadda. Hase yeeshee waxa aan iyadana la yaraysan karin – haddiiba aanay ka ba cuslayn – qulqulka biyaha iyo cidhiidhiga biyomareennada hadda jira oo marba marka ka dambaysa saansaankoodu sii xumaanayo siina adkaanayo. Hargeysa oo inteeda badani ku taal dhul godan […]

Safiirka Somaliland Ee Taiwan Sacabku Qarin Waa (WQ: Rashiid Odawaa)

Tan iyo markii la magacaabay Safiirka Somaliland u fadhiya magaalda Taipei ee waddanka Taiwan Ambassador Maxamed Hagi maxamuud waxa uu noqonayaa waa taariikhda markii ugu horraysay ay Siyaasaddu arrimaha dibadda Somaliland ay wareegto ama kor u socoto cabbir dhan saddex meelood laba ayna u dhowaato figta sare buurta yoolka ay higsanayso Somaliland tan iyo la […]

Raad-raaca Taariikheed ee Calanka Soomaaliya ee Buluuga ah (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Sooyaalka Calanka Calanka Somaliya waxa jira dhawr doodood oo ku saabsan ciddii samaysay calanka buluuga ah ee ay wada lahaan jireen Soomaaliya iyo Somaliland, balse imika ku hadhay Soomaaliya. Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyaa ciddii samaysay calanka. Qaar ayaa ku doodda waxa lahaan jiray Somaliland, oo markii la midoobeyey waxa laga taagay Hargaysa, gaar […]

Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland: Wakhtigii La Bilaabay, Xulalkii Koobabka Ku kala Guuleystay iyo Magaalooyinkii Marti geliyey (WQ: Saleebaan Xaashi)

Sannadkii 2002-dii, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland laga qabtay tartankii u horreeyey ee Ciyaaraha Gobollada Somaliland, wakhtigaas oo imika laga joog 18 sannadood. Tartanka oo ah ka ugu xiisaha badan ee dalka laga qabto, ayaa saddexdii sanno ee u horreeyey si xidhiidh ah loo qabtay, sannaddahaas oo kala ahaa 2002, 2003, 2004. Ciyaarahan gobollada, ayaa wixii ka […]