Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 14)

Shaxda Ay Man United Ku Ciyaari Lahayd Hadii Uu Sir Sir Alex Ferguson Haatan Hogaaminayo Red Devils.

Shaxda Ay Man United Ku Ciyaari Lahayd Hadii Uu Sir Sir Alex Ferguson Haatan Hogaaminayo Red Devils.

Tababare Sir Alex Ferguson ayaa isaga tagay shaqada koxda sanadkii 2013 wax yar kadib markii uu kooxda ku hogaamiyay horyaalka premier league.Tan ilaa wakhtigaas Tababarayaasha David Moyes, Louis van Gaal & Jose Mourinho ayaa kooxda yimid kadibna …

Chelsea Oo Hogaanka U Qabatay Baacsiga Philippe Coutinho Kadib Markii Barcelona Go’aamisay Halka Wado Ee Ay Ku Fasaxayso Xiddiga.

Chelsea Oo Hogaanka U Qabatay Baacsiga Philippe Coutinho Kadib Markii Barcelona Go’aamisay Halka Wado Ee Ay Ku Fasaxayso Xiddiga.

Kooxda Chelsea ayaa ugu cad-cad saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Philippe Coutinho kadib markii ay Barcelona u sheegtay in ayna si toos ah ula wareegayn suuqa kala iibsiga xagaaga.Xiddigii hore ee Liverpool ayaa heshiis amaah ah u qaatay kooxda Bayern …

Waa Kuwee Ciyaartooyda United Ku Badalan Karto Pogba, Laba Xiddig Ayay Isha Ku Hayaan

[unable to retrieve full-text content]

Liverpool Oo Dareenkeeda U Jeedisay Ousmane Dembele & Timo Werner Oo Sabab U Ah.

Liverpool Oo Dareenkeeda U Jeedisay Ousmane Dembele & Timo Werner Oo Sabab U Ah.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramaaya in ay muhiimadeeda siin doonto saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele hadii ay ku fashilmaan saxiixa xiddiga Timo Werner.Weeraryahanka RB Leipzig ayaa si weyn loola xidhiidhinay…

Waan Ku Farxi Doonaa Xitaa Hadii Ay Liverpool Horyaalka Ugu Guulaysato Dayaxa Dushiisa.

Waan Ku Farxi Doonaa Xitaa Hadii Ay Liverpool Horyaalka Ugu Guulaysato Dayaxa Dushiisa.

Halyeeyga Liverpool ee Terry McDermott ayaa sheegay in uuna wax dan ah ka lahayn hadii ay Liverpool ku guulaysato horyaalka Premier League iyaga oo ku ciyaaraya dayaxa dushiisaa.Waxa ay aad u badantahay in marka dib loo bilaabo horyaalka in ay kooxda …

Jamie Carragher Oo Man City Ku Taageeray In Ay Ku Guulaysato Champions League.

Jamie Carragher Oo Man City Ku Taageeray In Ay Ku Guulaysato Champions League.

Jamie Carragher ayaa ku kalsoon in ay Man City ugu dambayn ku guulaysan doonta champions League waliba isku qori doonto taariikhda marka ay xilli ciyaareedkan ku guulaystaan 3 koob marka dib loo bilaabo tartamada kadib markii Xanuunka Korona loo jooji…

Garoonka Ay U Badantahay In Uu Marti Galiyo Kulanka Merseyside derby & Man City vs Liverpool Oo La Ogaaday.

Garoonka Ay U Badantahay In Uu Marti Galiyo Kulanka Merseyside derby & Man City vs Liverpool Oo La Ogaaday.

Garoonka xulka qaranka England ee Wembley ayaa ugu cad-cad in uu noqdo garoonka marti galin doona kulanka Merseyside Derby ee Liverpool Iyo Everton iyo Liverpool Vs Man City.Labada kulan ayaa ka mid ah 12 kulan oo lagu tilmaamay kulamo khatar ah sabab…

Liverpool Oo Ciyaartooy Iska Iibineysa Si Hishiiska Timo Warner Ugu Guuleystaan Xagaaga

Liverpool Oo Ciyaartooy Iska Iibineysa Si Hishiiska Timo Warner Ugu Guuleystaan Xagaaga

Kooxda Liverpool ayaa sugeysa in sedex ka mid ah ciyaartooyda kooxda ay huleelaan si dhankooda awood ugu yeeshaan bixinta mushaarka xiddiga RB Leipzig ee Warner kaasi oo ay doonayaan in ay xagaagaan helaan .Timo Warner ayaa bartilmaameed xooggan u ah …

RASMI: Premier League Oo Shaaciyay Natiijada Baadhitaankii Ugu Dambeeyay Xiddigaha & Shaqaalaha Tababaraka Premeir League Ee Xanuunka Korona

RASMI: Premier League Oo Shaaciyay Natiijada Baadhitaankii Ugu Dambeeyay Xiddigaha & Shaqaalaha Tababaraka Premeir League Ee Xanuunka Korona

Maamulka Premier League ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay natiijada baadhitaankii xanuunka Korona ee laha qaaday xiddigaha iyo shaqaalaha tababarka ee horyaalka premier League.Maamulka Premier League ayaa xaqiijiyay in ay khamiistii iyo jimcihii baadhitaa…

Arsenal Oo Loo Sheegay In Ay Wakhti Hore La Soo Saxiixatay Badalka Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal Oo Loo Sheegay In Ay Wakhti Hore La Soo Saxiixatay Badalka Pierre-Emerick Aubameyang

Kooxda Arsenal ayaa ugu cad-cad in ay waydo kabtankeeda Pierre-Emerick Aubameyang marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaagu dhamaadka xilli ciyaareedkan.Heshiiska xiddiga reer Gbaon ayaa dhici doona xagaaga 2021 waana uu xagaagan noqon doonaa markii u…