Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 15)

Waan Ku Farxi Doonaa Xitaa Hadii Ay Liverpool Horyaalka Ugu Guulaysato Dayaxa Dushiisa.

Waan Ku Farxi Doonaa Xitaa Hadii Ay Liverpool Horyaalka Ugu Guulaysato Dayaxa Dushiisa.

Halyeeyga Liverpool ee Terry McDermott ayaa sheegay in uuna wax dan ah ka lahayn hadii ay Liverpool ku guulaysato horyaalka Premier League iyaga oo ku ciyaaraya dayaxa dushiisaa.Waxa ay aad u badantahay in marka dib loo bilaabo horyaalka in ay kooxda …

Jamie Carragher Oo Man City Ku Taageeray In Ay Ku Guulaysato Champions League.

Jamie Carragher Oo Man City Ku Taageeray In Ay Ku Guulaysato Champions League.

Jamie Carragher ayaa ku kalsoon in ay Man City ugu dambayn ku guulaysan doonta champions League waliba isku qori doonto taariikhda marka ay xilli ciyaareedkan ku guulaystaan 3 koob marka dib loo bilaabo tartamada kadib markii Xanuunka Korona loo jooji…

Garoonka Ay U Badantahay In Uu Marti Galiyo Kulanka Merseyside derby & Man City vs Liverpool Oo La Ogaaday.

Garoonka Ay U Badantahay In Uu Marti Galiyo Kulanka Merseyside derby & Man City vs Liverpool Oo La Ogaaday.

Garoonka xulka qaranka England ee Wembley ayaa ugu cad-cad in uu noqdo garoonka marti galin doona kulanka Merseyside Derby ee Liverpool Iyo Everton iyo Liverpool Vs Man City.Labada kulan ayaa ka mid ah 12 kulan oo lagu tilmaamay kulamo khatar ah sabab…

Liverpool Oo Ciyaartooy Iska Iibineysa Si Hishiiska Timo Warner Ugu Guuleystaan Xagaaga

Liverpool Oo Ciyaartooy Iska Iibineysa Si Hishiiska Timo Warner Ugu Guuleystaan Xagaaga

Kooxda Liverpool ayaa sugeysa in sedex ka mid ah ciyaartooyda kooxda ay huleelaan si dhankooda awood ugu yeeshaan bixinta mushaarka xiddiga RB Leipzig ee Warner kaasi oo ay doonayaan in ay xagaagaan helaan .Timo Warner ayaa bartilmaameed xooggan u ah …

RASMI: Premier League Oo Shaaciyay Natiijada Baadhitaankii Ugu Dambeeyay Xiddigaha & Shaqaalaha Tababaraka Premeir League Ee Xanuunka Korona

RASMI: Premier League Oo Shaaciyay Natiijada Baadhitaankii Ugu Dambeeyay Xiddigaha & Shaqaalaha Tababaraka Premeir League Ee Xanuunka Korona

Maamulka Premier League ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay natiijada baadhitaankii xanuunka Korona ee laha qaaday xiddigaha iyo shaqaalaha tababarka ee horyaalka premier League.Maamulka Premier League ayaa xaqiijiyay in ay khamiistii iyo jimcihii baadhitaa…

Arsenal Oo Loo Sheegay In Ay Wakhti Hore La Soo Saxiixatay Badalka Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal Oo Loo Sheegay In Ay Wakhti Hore La Soo Saxiixatay Badalka Pierre-Emerick Aubameyang

Kooxda Arsenal ayaa ugu cad-cad in ay waydo kabtankeeda Pierre-Emerick Aubameyang marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaagu dhamaadka xilli ciyaareedkan.Heshiiska xiddiga reer Gbaon ayaa dhici doona xagaaga 2021 waana uu xagaagan noqon doonaa markii u…

Harry Kane Oo Kashifay Halka Wado Ee Ay Tottenham Ugu Soo Bixi Karto Champions League.

Harry Kane Oo Kashifay Halka Wado Ee Ay Tottenham Ugu Soo Bixi Karto Champions League.

Weeraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa sheegay halka wado ee ay kooxda Tottenham ugu soo bixi karto tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe.Tottenham ayaa haatan ku jirta kaalinta 8-aad iyaga oo 7 dhibcood ka dambeeya kooxda Chels…

Halyeeyga Liverpool Ee Ian Rush Oo Ka Yaabsaday Taageerayaasha Reds

Halyeeyga Liverpool Ee Ian Rush Oo Ka Yaabsaday Taageerayaasha Reds

Halyeeyga Liverpool ee Ian Rush ayaa sheegay in rikoodhkiisa Goolasha ee Reds noqon lahaa mid aad uga badan midka haatan hadii uu Wakhti xaadirkan ciyaari lahaa kubada cagta.Halyeeyga reer Wales ayaa 15 sano ku qaatay Liverpool isaga oo laba jeer ku s…

Inter Milan Oo Heshiiska Uu Mauro Icardi Kaga Tagayo Ku Xidhaysa Shardi Ka Dhan Ah Juventus.

Inter Milan Oo Heshiiska Uu Mauro Icardi Kaga Tagayo Ku Xidhaysa Shardi Ka Dhan Ah Juventus.

Kooxda Inter Milan heshiiska ay ku iibinayso Mauro Icardi ku xidhaysa shardi lacageed oo dhan 13 milyan oo euro oo ka dhan ah kooxda Juventus hadii uu xiddigu ka tagayo kooxda xilli uu ku dhawyahay in uu ku biiro kooxda Juventus.Xiddiga 27 jirka ah ay…

Arsenal Oo Lagu Weeraray Saxiixa William Saliba

Arsenal Oo Lagu Weeraray Saxiixa William Saliba

Kooxda Arsenal ayaa lagu eedeeyay in ay samaysay khalad dhanka suuqa ah kadib markii ay la soo saxiixdeen xiddiga William Saliba xagaagii hore kadibna dib Amaah ugu celiyeen.Gunners ayaa 27 milyan kula soo saxiixatay xiddiga William Saliba si ay ugu x…