Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 16)

kulanka adag ee Spurs, hadii Pogba cayaarayo, wararka Pochettino United la xiriirinayo, suuqa kala iibsiga iyo Waxkasta oo ku saabsan shirkii jaraa’id ee Ole Gunner Solskjear.

kulanka adag ee Spurs, hadii Pogba cayaarayo, wararka Pochettino United la xiriirinayo, suuqa kala iibsiga iyo Waxkasta oo ku saabsan shirkii jaraa’id ee Ole Gunner Solskjear.

Kusoo dhawaada shirkii jaraa’id ee macalinka kooxda Manchester United kaasoo ka horeeyay kulanka Tottenham iyo waxyaabihii ugu waaweynaa ee uu ka hadlay.

Ole ayaa ugu horeyn wax laga weydiiyay Paul Pogba iyo hadii uu diyaar u yahay…

Madaxwaynaha Valencia Oo Xaqiijiyay In Michy Batshuayi Uu Dib Ugu Laabanayo Chelsea.

Madaxwaynaha Valencia Oo Xaqiijiyay In Michy Batshuayi Uu Dib Ugu Laabanayo Chelsea.

Michy Batshuayi ayaa kusoo wajahan London si uu dib ugu soo laabto kooxdiisi hore ee Chelsea sida uu xaqiijiyay madaxwaynaha Vakencia Mateu Alemany.

Weeraryahanka Belgium ayaa 3-gool shabaqa ku hubsaday kadib 23-kulan oo uu u…

Alvaro Morata, Anthony Martial Mase Karim Benzema Waa Kee Weeraryahanka Ay Sida Dhabta Ah Ay U Doonayso AC Milan.

Alvaro Morata, Anthony Martial Mase Karim Benzema Waa Kee Weeraryahanka Ay Sida Dhabta Ah Ay U Doonayso AC Milan.

Sida ay baahisay Tuttosport, AC Milan ayaa doonaysa in ay xoojiso weerarkeeda, iyada oo sidoo kale doonaysa in ay sii haysato Gonzalo Higuain.

Balse haddii weeraryahanka Argentine uu codsado in loo diro Chelsea, koo…

West Ham Oo Niyad Jabisay Kooxaha Doonaya Marko Arnautovic.

West Ham Oo Niyad Jabisay Kooxaha Doonaya Marko Arnautovic.

Weeraryahankii hore Stoke City ayaa bilihii u dambeeyay lala xiriirnaya in uu isaga dhaqaaqayo kooxda West Ham United.

Marko Arnoutovic oo kamid ah ciyaartooyda u xirfadda wanaagsan Premier League, ayaa xiisa ka helayay qaar kamid…

Arsenal Oo Beeca Xorta Ah Kusoo Qaadanaysa Hector Herrera.

Arsenal Oo Beeca Xorta Ah Kusoo Qaadanaysa Hector Herrera.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa doonaysa in ay gacanta ku dhigto xidiga qadka dhexe kaga ciyaara Porto ee Hector Herrera.

Herrera oo qandaraaskiisa Portugal uu kuegyahay sannaddan ayaa bilaash lagu helikaraa marka lagaaro suuqa …

Gonzalo Higuain Oo AC Milan Ka Dalbaday In Uu Kubiiro Chelsea.

Gonzalo Higuain Oo AC Milan Ka Dalbaday In Uu Kubiiro Chelsea.

MILAN, ITALY – SEPTEMBER 23: Gonzalo Higuain of AC Milan celebrates after scoring the opening goal during the Serie A match between AC Milan and Atalanta BC at Stadio Giuseppe Meazza on September 23, 2018 in Milan, Italy. (Photo by Marco Lu…

Pep Guardiola oo sheegay in bilaabashada Ole Gunner Solskjear ka fiicantahay bilaabashadiisii

Pep Guardiola oo sheegay in bilaabashada Ole Gunner Solskjear ka fiicantahay bilaabashadiisii

Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa waxaa su’aal laga weydiiyay siduu u arko bilaabashada macalinka kumeel gaarka ee kooxda ay dariska yihiin Manchester United.

Pep Guardiola ayaa sheegay in Solskjear ka b…

wararka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada.

wararka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada.

Atletico Madrid ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa Alvaro Morata waxayna ku doonayaan amaah, Sevilla ayaa aad ugu dhaweyd inay amaah ku qaadato Morata balse heshiis wey wada gaari waayeen haatana Atletico ayaa weeraryahankan qaadan rabto (G…

Kyle Walker oo ku faannay inuu ka wanaagsanyahay Messi iyo Ronaldo! Sheeko qosol leh!

Kyle Walker oo ku faannay inuu ka wanaagsanyahay Messi iyo Ronaldo! Sheeko qosol leh!

Difaaca kooxda Manchester City ee Kyle Walker ayaa u muuqda mid soo af jaray dooddii aan dhammaadka yeellan weli ee u dhexeysay cidda wanaagsan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.

Walker ayaa tilmaamay in hadda uu ka wanaagsanyaha…

Ma dhab baa in De Jong uu heshiis la gaarray Barcelona?

Ma dhab baa in De Jong uu heshiis la gaarray Barcelona?

Wargeyska Spanish-ka ah ee Mundo Deportivo ayaa waxa uu ku warramayaa in Barcelona ay heshiiska shaqsiga ah la gaartay laacibka kooxda Ajax ee Frenkie De Jong.

Cinwaanka bogga hore ee majaladda kasoo baxda Catalonia ayaa lagu daab…