Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 17)

Waqtiga Lionel Messi La Gudoonsiinayo Abaalmarinta Kabta Dahabka Yurub Oo La Shaaciyay & Liiska Xiddigaha Ugu Guulaha Badan European Golden Shoe

Waqtiga Lionel Messi La Gudoonsiinayo Abaalmarinta Kabta Dahabka Yurub Oo La Shaaciyay & Liiska Xiddigaha Ugu Guulaha Badan European Golden Shoe

Leo Messi ayaa la gudoonsiin doonaa abaalmarinta Kabta Dahabka Yurub ee European Golden Shoe maalinta Arbacada ee 16ka bishaan October iyadoo lagu gudoonsiin doono hoolka Antigua Fábrica Estrella Damm ee magaalada Barcelona.

Abaalmarintaan ayaa ah …

Man City Oo Loo Sheegay Halka Ay Liverpool Ka Diciifsantahay Ee Ay Uga Faa,iidaysan Karto In Ay Ku Garaacdo Horyaalka

Man City Oo Loo Sheegay Halka Ay Liverpool Ka Diciifsantahay Ee Ay Uga Faa,iidaysan Karto In Ay Ku Garaacdo Horyaalka

Halyeega Arsenal ee Charlie Nicholas ayaa kooxda Man City u tilmaamay halka ay Liverpool ka jilicsantahay xilli ciyaareedkan waliba kaga faa,iidaysan karto in ay ku garaacdo horyaalka premier League mar kale xilli ciyaareedkan.Charlie Nicholas ayaa sh…

11 Maalmood Ka Hor Kulanka El Clasico Waa Sidee Xaalada Dhaawacyada Ee Real Madrid? Miyuu Soo Gaaray FIFA Virus?

11 Maalmood Ka Hor Kulanka El Clasico Waa Sidee Xaalada Dhaawacyada Ee Real Madrid? Miyuu Soo Gaaray FIFA Virus?

Ka dib kulamadii heerka caalami, xiddigaha Real Madrid ayaa dib u bilaabaya tababarka ka hor isbuucyo ay kulamo muhiim ah ciyaarayaa iyadoo kooxda Zinedine Zidane ay la ciyaareyso Mallorca (19/10), Galatasaray (22/10) iyo Barcelona (26/10).

Warka w…

Kulanka France & Turkey Oo Ay Siyaasad Hadhaysay, Sababtii Ka Dambaysay Dabaal Degii Ciidanka Ee Ay Sameeyeen Xulka Turkey & Tv-yada France Oo Aan Soo Dayn Dabaal Degii Xiddigaha Turkey-ga

Kulanka France & Turkey Oo Ay Siyaasad Hadhaysay, Sababtii Ka Dambaysay Dabaal Degii Ciidanka Ee Ay Sameeyeen Xulka Turkey & Tv-yada France Oo Aan Soo Dayn Dabaal Degii Xiddigaha Turkey-ga

Kulankii xiisaha gaarka ah lahaa ee u dhexeeyay xulalka France iyo Turkey ayaa ku dhamaaday bar-baro min hal gool ah xilli ay kulanka hadheeyeen siyaasad.Xulka Turkey oo bar-baro ku qabtay xulka France ayaa hogaaminaya Group-ka H iyaga oo haatanba xaq…

Casemiro Oo Ka Sheekeeyay Sida Uu Ku Noqday Xiddiga Uu Maanta Yahay: “Been Aan Sheegay Darteed Ayaan Ku Noqday Burburiye Khadka Dhexe”

Casemiro Oo Ka Sheekeeyay Sida Uu Ku Noqday Xiddiga Uu Maanta Yahay: “Been Aan Sheegay Darteed Ayaan Ku Noqday Burburiye Khadka Dhexe”

Casemiro ayaa loo arkaa mid ka mid ah burburiyaasha khadka dhexe ee ugu fiican dunida laakiin xiddiga Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday inay qasab ku noqotay inuu been sheego si uu u soo gaaro halka uu maanta joogo.

Wareysi laga qaaday oo la baahin…

RASMI: 6-da Xul Ee Ilaa Haatan U Soo Baxay Tartanka Euro 2020

RASMI: 6-da Xul Ee Ilaa Haatan U Soo Baxay Tartanka Euro 2020

Waxa xalay la ciyaaray kulamo ka mid ah is reeb-reebka Euro 2020 iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh oo si weyn loo daawaday.Xulka Qaranka England ayaa goostay tigidhkiisa wareega Group-yada ee tartanka Euro 2020 kadib markii uu xasuuqay xulka qaran…

Maxay Xiddigaha Madow Ee Xulka England Ka Yiraahdeen Falkii Cunsurinimada Ahaa Ee Lagula Kacay Kulankii Xalay?

Maxay Xiddigaha Madow Ee Xulka England Ka Yiraahdeen Falkii Cunsurinimada Ahaa Ee Lagula Kacay Kulankii Xalay?

UEFA ayaa la filayaa inay ganaax culus dulsaarto xulka Bulgaria ka dib markii taageerayaashooda ay cunsurinimo kula kaceen xiddigaha madow ee xulka England taasoo keentay in ciyaartii xalay labo jeer la joojiyay iyadoo xitaa lagu dhawaaday in gabi a…

Xulka Qaranka England Oo Xasuuqay Bulgaria, Ukraine Oo Cashar U Dhigtay Portugal & Turkey Oo Bar-Baro Ku Qabtay France

Xulka Qaranka England Oo Xasuuqay Bulgaria, Ukraine Oo Cashar U Dhigtay Portugal & Turkey Oo Bar-Baro Ku Qabtay France

Kulan dhawr jeer loo joojiyay hadalo Cunsurinimo ah oo ay taageerayaasha Bulgaria kula keceen xiddigaha xulka qaranka England ayuu xulka England guul weyn ka gaadhay dhigiisa Bulgaria kulan ka tirsanaa is reeb-reebka tartanka Euro 2020.Xulka England o…

Kulanka Xulalka England & Bulgaria Oo Laba Jeer La Joojiyay, Codbaahiyihii Garoonka Qabsaday Iyo Sababta Keentay Arintan Qariibka Ah Keentay.

Kulanka Xulalka England & Bulgaria Oo Laba Jeer La Joojiyay, Codbaahiyihii Garoonka Qabsaday Iyo Sababta Keentay Arintan Qariibka Ah Keentay.

Kulanka dhex maraya xulalka qaramada England iyo Bulgaria ee ka tirsan heerka groupyada tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ayaa laba jeer la joojiyay intii lagu jiray qaybtii hore ee kulankan.

Xulka qarnka England ayaa qaybtii hore ee kulanka Bul…

Maxay Ahayd Sababtii Dhabta Ahayd Ee Uu Ivan Rakitic Uga Soo Lugeeyay Garoonka Diyaaradaha Magalada Barcelona?

Maxay Ahayd Sababtii Dhabta Ahayd Ee Uu Ivan Rakitic Uga Soo Lugeeyay Garoonka Diyaaradaha Magalada Barcelona?

Xidiga xulka qaranka Croatia iyo kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa la kulmay xalaad adag kadib markii lagu qasbay in uu lugeeyo masaafo badan isla markaana uu awoodi waayay in uu gaadhigiisa ama Taxi u raaco gurigiisa.

Ivan Rakitic ayaa ka soo …