Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 18)

La Ogaaday: Arsenal Oo Ku Dhawaatay Saxiixa Antoine Griezmann & Liverpool Oo Ka Khasaarisay Fursad Ay Ku Heli Kartay Saxiixiisa.

La Ogaaday: Arsenal Oo Ku Dhawaatay Saxiixa Antoine Griezmann & Liverpool Oo Ka Khasaarisay Fursad Ay Ku Heli Kartay Saxiixiisa.

Saxafiga BBC-da ee David Ornstein ayaa kashifay in ay kooxda Arsenal ku dhawaatay saxiixa xiddiga Antoine Griezmann xagaagii 2017 markii uu joogay kooxda Atletico Madrid.David Ornstein oo la hadlaya Wargayska caughtoffside ayaa yidhi” Griezmann Waxa u…

RASMI: PSG Oo Warbixin Caafimaad Ka Soo Saartay Xaalada Dhaawacyada Neymar Jr, Kylian Mbappé & Edinson Cavani Iyo Muddada Uu Neymar Jr Maqnaan Doono Iyo Haddii Uu Kulanka Madrid Markale Seegi Karo.

RASMI: PSG Oo Warbixin Caafimaad Ka Soo Saartay Xaalada Dhaawacyada Neymar Jr, Kylian Mbappé & Edinson Cavani Iyo Muddada Uu Neymar Jr Maqnaan Doono Iyo Haddii Uu Kulanka Madrid Markale Seegi Karo.

Kooxda PSG ayaa warbixin caafimaad ka soo saartay xidigo badan oo kooxdeeda dhaawac kaga maqan kuwaas oo ay ka mid yihiin Neymar Jr, Kylian Mbappe iyo Edinson Cavani.

Kooxda PSG ayaa warbixin caafimad ka soo saartay lix ciyaartoy oo kooxdeeda xaala…

Sheekada La Yaabka Leh Ee Qaabka Uu Casemiro Ku Noqday Xiddig Khadka Dhexe Ah

Sheekada La Yaabka Leh Ee Qaabka Uu Casemiro Ku Noqday Xiddig Khadka Dhexe Ah

Guulihii Real Madrid ee champions League ee sanadihii ugu dambeeyay ayaan dhici lahayn la,aanta Casemiro isaga oo ahaa xiddig laf dhabar u ah khadka dhexe ee kooxdiisa laakiin xiddiga reer Brazil ayaa kashifay sheeko la yaab leh oo ku saabsan sidii uu…

Waxba Layskuma Reeban- Qoraalo Laga Been Abuurtay Van Dijk & Harry Maguire Oo Ay Taageerayaasha Man United Iyo Liverpool Isku Weerareen, Midkee Guulaystay?

Waxba Layskuma Reeban- Qoraalo Laga Been Abuurtay Van Dijk & Harry Maguire Oo Ay Taageerayaasha Man United Iyo Liverpool Isku Weerareen, Midkee Guulaystay?

Marka uu soo dhaw yahay kulanka kooxaha Manchester United iyo Liverpool waxaa markiiba la dareemaa xamaasada iyo culayska uu kubbada cagta England ku leeyahay iyada oo inta badan aanu kulankan saamayn ku yeelan kaalmaha ay labada kooxood ku jiraan.

RASMI: Mudada Uu Neymar Ka Maqnaan Doono Garoomada Oo La Shaaciyay, Miyuu Taam U Noqon Doonaa Kulanka Champions League Ee Real Madrid?

RASMI: Mudada Uu Neymar Ka Maqnaan Doono Garoomada Oo La Shaaciyay, Miyuu Taam U Noqon Doonaa Kulanka Champions League Ee Real Madrid?

Kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay waajibaadka xulka qarankiisa Brazil kooxda PSG ayaa xaqiijisay in uu Neymar garoomada ka maqnaan doono muddo 4 todobaad ah kadib dhaawac muruqa ka soo gaadhay.Xiddiga weerarka ka ciyaara ayaa kaliya 12 daqiiqo ci…

RASMI: Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada 9-Aad Ee Premier League Oo Lagu Dhawaaqay-Ayaa Loo Doortay Man United Vs Liverpool?

RASMI: Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada 9-Aad Ee Premier League Oo Lagu Dhawaaqay-Ayaa Loo Doortay Man United Vs Liverpool?

Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada 9 aad ee xili ciyaareedkan iyada oo hadda ay koox kastaaba ogtahay garsooraha kulanka ay ciyaari doonto dhex dhexaadin doona.

Kulanka ugu …

Koox Weyn Oo Premier League Ah Oo Man United Ku Cidhiidhinaysa Ivan Rakitic

Koox Weyn Oo Premier League Ah Oo Man United Ku Cidhiidhinaysa Ivan Rakitic

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay Man United ku Cidhiidhinayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic iyaga oo xiddiga reer Croatia ka dhigtay bartilmaameed.Xilli uu Pep Guardiola sheegayo in ayna kooxdiisu suuqa …

Shaxda Isku Darka Kooxaha Colaada Wayni Ka Dhexayso Ee Man United Iyo Liverpool Oo La Soo Xulay Ka Hor Kulankooda Adag Ee Old Trafford.

Shaxda Isku Darka Kooxaha Colaada Wayni Ka Dhexayso Ee Man United Iyo Liverpool Oo La Soo Xulay Ka Hor Kulankooda Adag Ee Old Trafford.

Axada soo socota waxaa Old Trafford ku balansan kooxaha sida wayn u xifiltama ee Manchester United iyo Liverpool iyada oo labada kooxood ay kulankan isku iman doonaan iyada oo farqi 15 dhicbood ahi u dhexeeyo.

Caadiyan marka uu soo dhaw yahay kulan…

Miyuu Alisson Ciyaari Doonaa Kulanka Man United?

Miyuu Alisson Ciyaari Doonaa Kulanka Man United?

Wararka ka imanaya dalka England ayaa sheegaya in uu Goolhayaha 1-aad ee kooxda Liverpool ee Alisson diyaar u yahay in uu ku bilowdo kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doonto Man United kulan ka tirsan horyaalka premier League.Alisson ayaa si buuxda uga …

Maba Naxayo! Wargayska Dalka France Ka Soo Baxa Ee Le Parisien Oo Sawir Gacmeed Ugu Maadsaday Dhaawicii Neymar Jr.

Maba Naxayo! Wargayska Dalka France Ka Soo Baxa Ee Le Parisien Oo Sawir Gacmeed Ugu Maadsaday Dhaawicii Neymar Jr.

Dhaawicii Neymar Jr shalay ku soo gaadhay kulankii ay barbaraha la galeen xulka Nigeria ayaan si fiican looga soo dhawayn magaalada Paris iyada oo kooxda PSG ay walwal xoogan ka qaaday taam la’aanta markale soo wajahday Neymar.

Laakiin wargayska &n…