Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 2)

Muxuu Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer Ka Yidhi Wararka La Xidhiidhinaya Jadon Sancho.

Muxuu Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer Ka Yidhi Wararka La Xidhiidhinaya Jadon Sancho.

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solksjaer ayaa wax laga waydiiyay wararka kooxdiisa la xidhiidhinaya xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho.Kooxda Man United aya lala xidhiidhinayaa xiddiga 20 jirka ah kaas o…

RASMI: Iker Casillas Oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Kubada Cagta.

RASMI: Iker Casillas Oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Kubada Cagta.

Halyeeyga Kooxda Real Madrid iyo Xulka qaranka Spain ee Iker Casillas ayaa si Rasmi ah uga fadhiistay kubada cagta kadib 21 sano oo uu ku soo dhexjiray garoomada kubada cagta.Iker Casillas ayaa xirfadiisa ciyaareed bilaabay sanadkii 1999 markaas oo …

Willian, Dembele, Sancho, Grealish, Chilwell, Sanchez & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

Willian, Dembele, Sancho, Grealish, Chilwell, Sanchez & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

Waxa si Rasmi ah Albaabada loogu furay suuqa kala iibsiga xagaaga kaas oo ay kooxuhu haatan samayn karaan saxiixyada xiddigaha ay doonayaan.Xagaagan oo noqon doona midka ugu dheer taariikhda suuqa kala iibsiga ayaa noqon doona sidoo kale mid aad uga…

Mikel Arteta Oo Maamulka Kooxdiisa U Gudbiyay Liiska 3 Xiddig Oo Uu Doonayo In Loo Keeno.

Mikel Arteta Oo Maamulka Kooxdiisa U Gudbiyay Liiska 3 Xiddig Oo Uu Doonayo In Loo Keeno.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa maamulka kooxdiisa u gudbiyay Liis 3 xiddig oo uu doonayo in loo keeno kooxda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.Tababaraha reer Spain ayaa xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ku hogaamiyay Arsen…

XASUUSIN: Halkee La Kala Marayaa Gool Dhalinta Europa Leaggue Xilli Ciyaareedkan

XASUUSIN: Halkee La Kala Marayaa Gool Dhalinta Europa Leaggue Xilli Ciyaareedkan

Tartanka UEFA Europa League ayaa si Rasmi ah dib ugu bilaaban doona habeen dambe kadib markii in ka badan 4 bilood la joojiyay sabab la xidhiidha xanuunka Korona.Tartanka ayaa maraya wareega 16-ka waxana ku dagaamaya kooxo waaweyn oo reer yurub ah k…

Jurgen Klopp Mise Pep Guardiola? Robert Lewandowski Oo Doortay Tababaraha Fiican.

Jurgen Klopp Mise Pep Guardiola? Robert Lewandowski Oo Doortay Tababaraha Fiican.

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa kala doortay midka fiicanTababarayaashiisii hore ee Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola.Robert Lewandowski ayaa ka soo hoos shaqeeyay labada tababare kadib markii uu Jurgen Klopp kala soo shaq…

Bayern Munich Oo Chelsea U Furtay Wado Ay Ku Dhamaystirto Saxiixa Kai Havertz & Sababta Oo Ay Sharexeen.

Bayern Munich Oo Chelsea U Furtay Wado Ay Ku Dhamaystirto Saxiixa Kai Havertz & Sababta Oo Ay Sharexeen.

Madaxweynaha Kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeness ayaa shaaca ka qaaday sababtii ay uga bexeen tartankii ay ugu jireen saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Bayer Leverkusen ee Kai Havertz.Kai Havertz ayaa si weyn loola xidhiidhinayay koox badan oo …

WARBIXIN: Chelsea Oo 10 Xiddig Iska Iibinaysa Xagaaga Xilli Uu Lampard Isku Shandhayn Ku Samaynayo Kooxdiisa

WARBIXIN: Chelsea Oo 10 Xiddig Iska Iibinaysa Xagaaga Xilli Uu Lampard Isku Shandhayn Ku Samaynayo Kooxdiisa

Xiddigaha kooxda chelsea ayaa isku diyaarinaya isku shaandhayn xoogan oo uu sameeyo Frank Lampard suuqa xagaagan iyada oo Tababaruhu 4 daafac ku daray Liiska 10-ka xiddig oo uu suuqa dhigay.Tababaraha Blues ayaa la sheegayaa in ay ka go’antahay in u…

Sheeko Cusub: Man United Mise Liverpool? Qof Aad Ugu Dhaw Jadon Sancho Oo Xaqiijiyay Kooxda Uu Xiddigu Doonayo In Uu Ku Biiro.

Sheeko Cusub: Man United Mise Liverpool? Qof Aad Ugu Dhaw Jadon Sancho Oo Xaqiijiyay Kooxda Uu Xiddigu Doonayo In Uu Ku Biiro.

Xiddiga ku dhaw in uu ku biiro Man United ee Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa in uu ilaa haatan doorbidayo in uu ku biiro Liverpool sida la sheegay.United ayaa la aaminsanyahay in ay ku dhawdahay saxiixa xiddiga Borussi Dortmund iyada oo horumar…

Man United & Inter Milan Oo Lagu Soo Waramayo In Ay Ugu Dambayn Meel Saareen Mustaqbalka Alexis Sanchez.

Man United & Inter Milan Oo Lagu Soo Waramayo In Ay Ugu Dambayn Meel Saareen Mustaqbalka Alexis Sanchez.

Kooxda Man United ayaa ugu dambayn Ogolaatay in ay Inter Milan si toos ah ula wareegto xiddiga Alexis Sanchez.Xiddiga reer Chile ayaa amaah ku qaatay kooxda Inter Milan xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay 10 gool iyo 12 caawin tartamada oo dhan.War…