Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 3)

Halka Uu Torres Ka Gali Karo Shaxda Man City Marka Uu Ku Soo Biiro Kooxda.

Halka Uu Torres Ka Gali Karo Shaxda Man City Marka Uu Ku Soo Biiro Kooxda.

Kooxda Man City ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Valencia ee Ferran Torres kaas oo la filayo in maanta saacadaha soo socda lagu dhawaaqo.Ferran Torres ayaa noqon doona saxiixii ugu horeeyay ee uu Pep Guardiola sameeyo inta lag…

Halka Uu Willian Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Hadii Uu Ku Biiro Xagaagan

Halka Uu Willian Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Hadii Uu Ku Biiro Xagaagan

Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda chelsea ee Willian kaas oo iska diiday dalabkii ugu dambeeyay ee heshiis cusboonaysiinta ahaa ee Chelsea.Willian ayaa shalay iska diiday dalab cusub oo 2 sano ah kaas oo ay chel…

Chelsea Oo Loo Sheegay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karto Ben Chilwell

Chelsea Oo Loo Sheegay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karto Ben Chilwell

Kooxda chelsea ayaa loo sheegay in ay bixiso lacag dhan 80 milyan oo euro hadii ay doonayso daafaca Bidix ee kooxda Leicester City ee Ben Chilwell.Xilli xiddigaha Marcos Alonso iyo Emerson Palmieri ku dhibaatoodeen qaab ciyaareedka xilli ciyaareedka…

Wakhtiga Ay Man United Dhamaystiri Doonto Saxiixa Jadon Sancho Oo La Ogaaday

Wakhtiga Ay Man United Dhamaystiri Doonto Saxiixa Jadon Sancho Oo La Ogaaday

Kooxda Man United ayaa ku rajo weyn in ay horumar ka samayn doonto wadahahadalada ay kula jirto Dortmund ee ku aadan saxiixa xiddiga Jadon Sancho iyaga oo waliba doonaya in ay dhamaystiraan saxiixiisa todobaadkan gudihiisa.Xiddiga reer England ayaa …

Kolo Toure Oo Kashifay Halka Uu Virgil van Dijk Diciifka Ka Yahay.

Kolo Toure Oo Kashifay Halka Uu Virgil van Dijk Diciifka Ka Yahay.

Daafacii hore ee kooxda Liverpool Kolo Toure ayaa sheegay in uu daafaca Liverpool ee Haatan Virgil Van Dijk diciif ku yahay dhanka 1 Vs 1 Waliba hadii uu xiddig kaligiis ku soo boxo soo bandhigayo diciifnimadiisa.Van Dijk ayaa dhamaystay xilli ciyaa…

Ciisa Mandi Waa Macangag Hal Dhagax Ku Dila Laba Shimbir , Sidee Liverpool Uga Faa`ideysan Kartaa?

[unable to retrieve full-text content]

Chelsea Oo Ishaaratay Xiddig Real Madrid  Ah Balse Loolan Ayay La Kulmayaan

Chelsea Oo Ishaaratay Xiddig Real Madrid Ah Balse Loolan Ayay La Kulmayaan

Kooxda Chelsea ayaa muujisay rabitaankooda ku aadan in ay helaan mid ka mid ah xiddigaha kooxda Real Madrid inta suuqa xagaaga uu furan yahaySky Sports ayaa sheegeysa in Chelsea ay si dhab ah u doonayaan saxiixa Sergio Reguilón waxaana kooxda arinta…

Wakhtiyada Ay Bilaabmi Doonaan Tartamada Xilli Ciyaareedka Dambe Oo Dhamaystiran.

Wakhtiyada Ay Bilaabmi Doonaan Tartamada Xilli Ciyaareedka Dambe Oo Dhamaystiran.

Dhamaan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub ayaa haatan si Rasmi ah loo ogaaday wakhtiyada ay bilaaban doonaa xilli ciyaareedkooda cusub ee 2020/2021.Horyaaladaas ayaa dhamaaday kadib xilli ciyaareed taariikh ah oo aad u daba dheeraaday kadib …

RASMI: Wakhtiga Uu Bilaaban Doono Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Serie A-da Oo La Shaaciyay.

RASMI: Wakhtiga Uu Bilaaban Doono Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Serie A-da Oo La Shaaciyay.

Horyaalka Serie A-da ee xilli ciyaareedka 2020/2021 ayaa si Rasmi ah u bilaaban doona 19 bisha September ee soo socota waxana uu dhamaan doonaa 23 bisha May ee snaakda 2021.Serie A-da ayaa go’aansatay in ay dib uga dhigaan wakhtigii markii hore loo …

Man United Oo Ku Dhaw In Ay Heshiiska Shaqsiga Ah La Gaadho Jadon Sancho & Faah-Faahinta Heshiiska Uu Saxiixayo Oo La Ogaaday.

Man United Oo Ku Dhaw In Ay Heshiiska Shaqsiga Ah La Gaadho Jadon Sancho & Faah-Faahinta Heshiiska Uu Saxiixayo Oo La Ogaaday.

Ku Biiristii Jadon Sancho ee Man United ayaa talaabo kale qaaday kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in uu xiddiga Dortmund ku dhawyahay in uu heshiiska shaqsiga ah la gaadho Man United.Wax qarsoon ma ahan in uu 20 jirkan bartilmaameed u yahay…