Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 5)

Shaxdii Ugu Fiicnayd Ee Tababare Sir Alex Ferguson Oo La Soo Saaray.

Shaxdii Ugu Fiicnayd Ee Tababare Sir Alex Ferguson Oo La Soo Saaray.

Sheekada tababare Sir Alex Ferguson ayaan lahayn dhamaad iyada oo uu tababaruhu isku qoray taariikhda kubada cagta.Halyeeyga reer Scotland ayaa noloshiisa oo dhan ku qaatay in uu tababare u noqdo hal koox waxana uu waliba sabab u noqday in ay kooxdaas…

Odion Ighalo Oo Afka Furtay Kana Hadlay Heshiiska Cusub Ee Uu u Saxiixay Man United.

Odion Ighalo Oo Afka Furtay Kana Hadlay Heshiiska Cusub Ee Uu u Saxiixay Man United.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Odion Ighalo ayaa ka hadlay heshiiskii uu u kordhiyay kooxda Arsenal ee Amaahda ahaa isaga oo sheegay in uu wakhti adag qaatay laakiin haatan ku faraxsanyahay in uu ugu dambayn sii joogay kooxda Arsena…

Cristiano Ronaldo Oo Ay Abaar Kaga Dhacday Abaalmarinaha Shaqsiga Ah Tan Ilaa Markii Uu Ka Tagay Kooxda Real Madrid

Cristiano Ronaldo Oo Ay Abaar Kaga Dhacday Abaalmarinaha Shaqsiga Ah Tan Ilaa Markii Uu Ka Tagay Kooxda Real Madrid

Waxa Muddo 2 sano ah laga joogaa tani markii uu Cristiano Ronaldo isaga tagay kooxda Real Madrid.Xiddiga reer Portugal ayaa kooxda Juventus ku biiray 11 bishii June 2018 isaga oo Los Blancos kaga tagay hogaamiye la’aan iyo Gool dhaliye La’aan.Laakiin …

TAARIIKH: Maanta Oo Kale Waxa La Aas-Aasay Kooxda Liverpool.

TAARIIKH: Maanta Oo Kale Waxa La Aas-Aasay Kooxda Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa maanta u dabaal dagaysa Maalintii la Aas-Aasy Kooxda maanta oo kale 1892 waxa Si Rasmi ah loo Aas-Aasay kooxda kubada cagta Liverpool.Liverpool ayaa maanta u dabaal-dagaysa sanadkeedii 128-aad ee ka soo wareegtay maalintii Sida R…

LA YAAB! Arsenal Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Mustaqbalka Pierre-Emerick Aubameyang

LA YAAB! Arsenal Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Mustaqbalka Pierre-Emerick Aubameyang

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay sii haysato xiddiga kabtanka u ah ee Pierre-Emerick Aubameyang inta uu heshiiskiisu ka dhacayo halkii ay ku iibin lahayd qiimo aad u hooseeya sida uu sheegayo wargayska The Sun.Pierre-E…

Qaab Cusub Oo Loo Dhamaystirayo Champions League Oo La Kashifay.

Qaab Cusub Oo Loo Dhamaystirayo Champions League Oo La Kashifay.

UEFA iyo ECA ayaa lagu soo waramayaa in ay ka hadlayaan qorshaha 2-aad ee Champions League iyada oo lagu soo waramayo in 8 dhamaadka tartanka Lagu qaban doono Dalka Portugal 22 bisha August.Qorshaha haatan ayaa ah in tartanka loo dhamaystiro sidii caa…

WARBIXIN: 10-ka Da’yar Ee Ugu Fiican Yurub Oo La Soo Saaray (Qaybta 1aad).

WARBIXIN: 10-ka Da’yar Ee Ugu Fiican Yurub Oo La Soo Saaray (Qaybta 1aad).

Kubada cagta yurub ayay ka buuxaan xiddigo badan oo da’yar ah kuwaas oo leh tayo cajiib ah soona bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.Xilli qaar ka mid ah ay ka soo muuqdaan Bogga Hore ee wargaysyada kubada cagta lana xidhiidhinayo ku biirista kooxaha w…

Cristiano Ronaldo Vs Lionel Messi: Tirada Isku Darka Saddexleyda Ay Dhaliyeen Labada Xiddig & Xiddiga Hogaaminaya.

Cristiano Ronaldo Vs Lionel Messi: Tirada Isku Darka Saddexleyda Ay Dhaliyeen Labada Xiddig & Xiddiga Hogaaminaya.

Xiddigaha Cristiano Ronaldo & Lionel Messi ayaa ku soo jiray dagaal kubadeed muddo ka badan 10 sano iyaga oo ku soo tartamaya Abaalmarinada shaqsiga ah, koobabka, Rikoodhada iyo waliba kulamada.Labada xiddig oo ah calaamada kubada cagta wakhti xaa…

Man City vs Liverpool & West Ham vs Chelsea Oo Ka Mid Ah Kulamo La Ciyaari Doono Bartamaha Todobaadka & Sababta Oo La Ogaaday.

Man City vs Liverpool & West Ham vs Chelsea Oo Ka Mid Ah Kulamo La Ciyaari Doono Bartamaha Todobaadka & Sababta Oo La Ogaaday.

Quarter-Final-ka iyo Semi-final-ka tartanka FA-ga Cup-ka ayaa soo dhex gali doona kulamada premier League xilli ay saacado inaga xigto in ay kooxuhu ogaadaan wakhtiyada jadwalka kulamada ka dhiman xilli ciyaareedkan.Kooxaha premier League ayaa saacada…

WARBIXIN: Xiddigaha Amaahda Uga Maqan Oo Barcelona Madax-Xanuun Ku Abuuraya.

WARBIXIN: Xiddigaha Amaahda Uga Maqan Oo Barcelona Madax-Xanuun Ku Abuuraya.

Barcelona ayuu hor yaalaa Madax-xanuun kale oo ay tahay in ay la macaamisho iyada oo isku dayaysa in ay xaliso mustaqbalka qaar ka mid ah xiddigaha Amaahda uga maqan.Horyaalka ayaa haatan la ciyaari doonaa wixii ka dambeeya 30 bisha June waana wakhtig…