Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 53)

HAWLGAL: Zinedine Zidane Oo Bilaabay Halgalkii Ugu Horeeyay Ee Saxiixa Kylian Mbappe , Qiimaha Ay Madrid U Diyaarsatay, Haddii Ay PSG Qabali Karto Iyo Faah Faahin Cusub Oo La Helay.

HAWLGAL: Zinedine Zidane Oo Bilaabay Halgalkii Ugu Horeeyay Ee Saxiixa Kylian Mbappe , Qiimaha Ay Madrid U Diyaarsatay, Haddii Ay PSG Qabali Karto Iyo Faah Faahin Cusub Oo La Helay.

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane iyo maamulka kooxdiisa Madrid ayaa haddaba bilaabay hawlgalkii ugu horeeyay ee ay ku doonayaan saxiixa Kylian Mbappe  kaas oo halka ugu saraysa kaga jira liiska ciyaartoyda la doonayo in isba…

Ander Herrera Oo Soo Dhaweeyay Wararka La Xidhiidhinayay Paris Saint-Germain Iyo Mustaqbalkiisa Man United Oo Uu Ka Hadlay.

Ander Herrera Oo Soo Dhaweeyay Wararka La Xidhiidhinayay Paris Saint-Germain Iyo Mustaqbalkiisa Man United Oo Uu Ka Hadlay.

Ander Herrera ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa Manchester United  iyo wararkii la xidhiidhinayay in uu ku biiro kooxda horyaalka France ee Paris Saint-Germain. Ander Herrera ayaa soo dhaweeyay isla markaana wax macquul ah ku til…

Miyuu Jose Mourinho Haatanba Saadaaliyay Kooxaha Imanaya Final-ka Champions League Xilli Ciyaareedkan? Special One Oo Saadaal Wadne Xanuun Ku Ah Man United Dhiibtay.

Miyuu Jose Mourinho Haatanba Saadaaliyay Kooxaha Imanaya Final-ka Champions League Xilli Ciyaareedkan? Special One Oo Saadaal Wadne Xanuun Ku Ah Man United Dhiibtay.

Tababarihii hore ee kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa u muuqda mid dhiibtay aragtidiisa kooxaha iskugu iman doona Final-ka tartanka Champions League xilli ay saadaashani ugu horreynba dilayso kooxdiisii hore.Jamaahiirta Manchester ayaan …

Kahor Galista Qaybtii Ugu Muhiimsanayd Ee Xilli Ciyaareedkan, LABA Kamid Ah Xiddigaha Man United Oo Dhaawac Kasoo Laabtay.

Kahor Galista Qaybtii Ugu Muhiimsanayd Ee Xilli Ciyaareedkan, LABA Kamid Ah Xiddigaha Man United Oo Dhaawac Kasoo Laabtay.

Macalinka Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer iyo jamaahiirtiisa ayaa farxad helaya kaddib markii ay war wanaagsan ka maqleen xiddigaha Jesse Lingard iyo Anthony Martial oo kamid ah xiddigaha ugu muhiimsan safka kooxda wakhti xaadirkan.Martial …

WAR CUSUB: Xaalada Suuqa Ee Paul Pogba Oo Cirka Ku Shareeran, Koox Ku Weyn Qalbiga Pogba Oo Heshiiska Lagu Doonayo Soo Gashay & Sida Real Madrid Looga Leexsan Karo.

WAR CUSUB: Xaalada Suuqa Ee Paul Pogba Oo Cirka Ku Shareeran, Koox Ku Weyn Qalbiga Pogba Oo Heshiiska Lagu Doonayo Soo Gashay & Sida Real Madrid Looga Leexsan Karo.

Xaalada suuqa kala iibsiga ee xiddiga khadka dhexe ee Manchester United ee Paul Pogba ayaa u muuqata mid waji kale yeelatay waxaana soo kordhaya liiska kooxaha saxeexiisa maanka ku haya.Haddiiba dhawaan magaca Paul lala xidhiidhinayay kooxda Real Mad…

CAJIIB: Manchester City Oo Jabinaysa Rekoodhkii Suuqa Ee Liverpool Iyo Virgil Van Dijk Xilli Daaha Laga Qaaday Daafac Ay 100 Milyan Ka Bixinayso.

CAJIIB: Manchester City Oo Jabinaysa Rekoodhkii Suuqa Ee Liverpool Iyo Virgil Van Dijk Xilli Daaha Laga Qaaday Daafac Ay 100 Milyan Ka Bixinayso.

Kooxda Manchester City ayaa u muuqata mid markale qaadaysa weerar dhinaca suuqa kala iibsiga ah waxaana ay doonayaan inay kooxdooda kusoo xoojiyaan daafaca dhexe ee kooxda Inter Milan ee Milan Skrinar kaas oo haatan si weyn suuqa looga raadinayo.Wara…

Sidii Aysan Waalidkii Ugu Qanacsanayn Kubadda Cagta, Inuusan Waligii Ciyaarin Ciyaar Gacmeed “Play-Station” & Sadio Mane Oo Noloshiisa Yaabka Leh Ka Sheekeeyay.

Sidii Aysan Waalidkii Ugu Qanacsanayn Kubadda Cagta, Inuusan Waligii Ciyaarin Ciyaar Gacmeed “Play-Station” & Sadio Mane Oo Noloshiisa Yaabka Leh Ka Sheekeeyay.

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa haatan kamid ah ciyaartoyda ugu caansan kubadda cagta isaga oo sidoo kale diirada u saaran kooxda ree Spain ee Real Madrid oo qorshe dib u dhis wada.Mane ayaysan marnaba u fududaan wadada uu ku gaadha…

SUUQA: Toddobaadkan Oo Muhiimad U Leh Barcelona, Heshiiskii Daafaca Ajax Ee De Ligt Oo Qorshe Kale Ay Ka Yeesheen & Waxa Ay Ka Damceen Weeraryahan Luka Jovic.

SUUQA: Toddobaadkan Oo Muhiimad U Leh Barcelona, Heshiiskii Daafaca Ajax Ee De Ligt Oo Qorshe Kale Ay Ka Yeesheen & Waxa Ay Ka Damceen Weeraryahan Luka Jovic.

Toddobaadkan ayaa ah mid muhiimad khaas ah u leh kooxda Barcelona oo iyadu xilli ciyaareedkan ku socota siyaasad ah inay haatanba sii dar dar geliso saxeexyadii ay suuqa u gali lahayd xagaaga.Sida ay u kala muhiimsan yihiin saxeexyada ay suuqa Barca …

“Waanu U Xiisnay, Isagu Waa Xiddiga Ugu Fiican Dunida” – Mid Kamid Ah Ciyaartoyda Real Madrid Oo Wali Muujinaya Xiisaha Cristiano Ronaldo.

“Waanu U Xiisnay, Isagu Waa Xiddiga Ugu Fiican Dunida” – Mid Kamid Ah Ciyaartoyda Real Madrid Oo Wali Muujinaya Xiisaha Cristiano Ronaldo.

Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa u muuqda mid uusan wali ka maydhmin xiisaha xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo oo ay sanadihii ugu dambeeyay soo wada joogeen caasimada Spain.Casemiro oo warraysigan bixiyay kaddib kulanki…

DAAWO: Maxay Ahaayeen Labadii Dhacdo Ee Uu Frenkie De Jong Ka Sameeyay Kulankii Xulkiisa Netherlands La Ciyaaray Germany? Iyo Jamaahiirta Barca Oo Madrid Ugu Maadsaday.

DAAWO: Maxay Ahaayeen Labadii Dhacdo Ee Uu Frenkie De Jong Ka Sameeyay Kulankii Xulkiisa Netherlands La Ciyaaray Germany? Iyo Jamaahiirta Barca Oo Madrid Ugu Maadsaday.

Frenkie de Jong ayaa xalay ku soo bilawday shaxda xulka qarankiisa Netherlands ee kulankii cajiibka ahaa ee ay guuldarada waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaarta kala kulmeen Germany wuxuuna Frenkie de Jong ka hadlay sababta ay guuldaradani u soo g…