Home » Archives by category » CAYAARAHA (Page 77)

Chelsea Oo Loo Sheegay Hal Arin Oo Ay U Baahantahay Si Ay Ugu Soo Laabato Halka Ugu Saraysa Ee Kooxaha Yuurb

Chelsea Oo Loo Sheegay Hal Arin Oo Ay U Baahantahay Si Ay Ugu Soo Laabato Halka Ugu Saraysa Ee Kooxaha Yuurb

Xiddigii hore ee kooxda Chelsea ee Branislav Ivanovic ayaa sheegay in ay kooxdiisii hore awood u leedahay in ay mar kale ku soo laabato halka ugu saraysa ee kubada cagta qaarada yurub.Branislav Ivanovic ayaa sidoo kale kooxdiisii hore ku taageeray in …

WARBIXIN: Rikoodhka Ugu Badan Ee Guulaha Xidhiidhka Ah Premier League & Wakhtiga Ay Liverpool Jabin Karto Rikoodhkaas

WARBIXIN: Rikoodhka Ugu Badan Ee Guulaha Xidhiidhka Ah Premier League & Wakhtiga Ay Liverpool Jabin Karto Rikoodhkaas

Waxa la odhan karaa in ay Liverpool ku bilaabatay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan sidii ay ku dhamaysteen xilli ciyaareedkii hore.Fashilkii ay ku fashilmeen in ay Man City ku garaacaan hanashada horyaalka xilli ciyaareedkii hore ayaan wax …

Tababare Solskjaer Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawacyada Man United Ka Hor Kulanka Arsenal & Xiddig Muhiim Ah Oo Liiska Ku Soo Biiray

Tababare Solskjaer Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawacyada Man United Ka Hor Kulanka Arsenal & Xiddig Muhiim Ah Oo Liiska Ku Soo Biiray

Paul Pogba ayaa shaki weyn uu ku jiraa inuu ciyaari karo kulanka muhiimka ah ee ay Manchester United habeenka Isniinta soo dhaweyneyso kooxda Arsenal.

Pogba ayaa dhaawac uu ka soo gaaray canqowga kulankii ay United rigoorada uga badisay kooxda heer…

La Ogaaday: Xiddiga Sababta U Noqon Kara In Liverpool Gabi Ahaan Laga Reebo Carabao Cup-ka Oo La Ogaaday

La Ogaaday: Xiddiga Sababta U Noqon Kara In Liverpool Gabi Ahaan Laga Reebo Carabao Cup-ka Oo La Ogaaday

Xidhiidhka EFL ayaa baadhitaan ku bilaabay kooxda Liverpool kadib markii ay Reds diwaan galisay xiddig aan loo ogolayn in uu ciyaaro tartanka Carabao cup-ka.Kooxda jurgen Klopp ee Reds ayaa guul 2/0 ah kaga badisay kooxda MK Dons kulan ka tirsanaa war…

U Gaar Ah Ragga: 5 Arimood Oo Aad U Samayn Karto Gacalisadaadaas Hadii Aad Doonayso In Nafteeda Kaa Jeclaato

[unable to retrieve full-text content]

Shax Sidee Ah Ayay Man United Kaga Hor Tagi Kartaa Arsenal Kadib Saamaynta Xun Ee Dhaawacyada

Shax Sidee Ah Ayay Man United Kaga Hor Tagi Kartaa Arsenal Kadib Saamaynta Xun Ee Dhaawacyada

Ole Gunnar Solskjaer ayaa u baahnaan doona in uu maskax u isticmaalo doorashadiisa shaxda Man United marka ay Isniinta marti galin doonaan kooxda Arsenal kulan ka tirsan premier League.Tababaraha Red Devils ayaa waayi doona adeega xiddigaha Marcus Ras…

XASAASI: Liverpool Oo Wajahaysa In Laga Saaro Tartanka Carabao & Sababta Oo La Ogaaday.

XASAASI: Liverpool Oo Wajahaysa In Laga Saaro Tartanka Carabao & Sababta Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa in laga saaro tartanka Carabao Cup-ka kadib markii xidhiidhka EFL Baadhitaan ku bilaabeen kadib kulankii ay guusha ka gaadheen kooxda MK Don uguna gudbeen wareega 4-aad ee tartanka xilli ciyaareedkan.Reds ayaa lagu soo …

Bayern Munich Oo Xaqiijisay In Ay Marka U Dhaqaaqi Doonaan Saxiixa Leroy Sane & Wakhtiga Oo Ay Sii Sheegeen

Bayern Munich Oo Xaqiijisay In Ay Marka U Dhaqaaqi Doonaan Saxiixa Leroy Sane & Wakhtiga Oo Ay Sii Sheegeen

Kooxda Bayern Munich ayaan wali ka quusan helitaanka saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Man City iyo xulka qaranka Germany ee Leroy Sane kaas oo lala xidhiidhinayay saxiixiisa tan ilaa labadii xagaa ee ugu dambeeyay.Madaxweynaha kooxda Bayern …

Martin Keown Oo Unai Emery U Tilmaamay Xiddiga Ay Ahayd In Uu ka Dhigo Kabtanka Arsenal, Mana Ahan Xhaka.

Martin Keown Oo Unai Emery U Tilmaamay Xiddiga Ay Ahayd In Uu ka Dhigo Kabtanka Arsenal, Mana Ahan Xhaka.

Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa dhaleeceeyay go,aankii uu tababare Unia Emery ku go,aansaday in uu kooxda kabtanka 1-aad uga dhigo xiddiga khadka dhexe ee Granit Xhaka isaga oo sheegay in ay ahayd in uu kabtanka 1-aad ee kooxda ka dhigo …

Christian Pulisic Oo Loo Sheegay In Uu Isaga Caraabo Chelsea Suuqa Soo Socda Hadii Ayna Halkan Arin Dhicin

Christian Pulisic Oo Loo Sheegay In Uu Isaga Caraabo Chelsea Suuqa Soo Socda Hadii Ayna Halkan Arin Dhicin

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Christian Pulisic ayaa loo sheegay in uu isaga tago kooxda chelsea marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga dambe kadib markii uu kaliya bilo ku sugnaa kooxda Blues.Xiddiga reer America ee Christian Pulisic …