Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 11)

Yaa soo saari kara Baaq Shacab? (WQ: Nuuradiin Ibraahim Aw Cabdi “Diini”)

Yaa soo saari kara Baaq Shacab? (WQ: Nuuradiin Ibraahim Aw Cabdi “Diini”)

Dhawaan waxa laynagu soo dhextuuray waraaq loo bixiyaya Baaq shacab. Haddaba waxa is weydiin muddan yaa soo saari kara Baaq-shacab? Koox isku aragti ah oo iyagu is urursaday ma soo saari karaan baaq-shacbi?

Baaq-shacbi waxa soo saar…

Baaq Shacab Mise Buuq Shacab? (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Baaq Shacab Mise Buuq Shacab? (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Waxa toddobaadkii ugu dambeeyey baraha bulshada Soomaalilaan dhex-taalay dood ay kooxo dhallinyaro ah soo bandhigeen oo ay ugu wanqaleen ‘BAAQ SHACAB’. Waxa ay u abaabulan yihiin qaab kala daadsan, waxbana kama midaysna. Qaar qarannimada Sooma…

Xasan Guure Jaamac: Aragti iyo mowqif ba nin tiisa suntaday buu ahaa (WQ: Rashiid Sheekh Cabdillaahi)

Xasan Guure Jaamac: Aragti iyo mowqif ba nin tiisa suntaday buu ahaa (WQ: Rashiid Sheekh Cabdillaahi)

Ibraahim Xaaji Muuse Wacays oo ka mid ah saaxiibbada aanu isku jaal ku ahayn halgankii SNM iyo ka hor ba, ayaa, 16kii Meey sannadkan 2020ka, goor habeennimo ah oo ay saacaddu ahayd labadii iyo toddoba iyo afartan daqiiqo, telefoonka i gu la so…

Guddida Heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa Maanta soo saaray Go’aamo La xidhiidha Maalmaha  Ciidul Fidriga

Guddida Heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa Maanta soo saaray Go’aamo La xidhiidha Maalmaha Ciidul Fidriga

Guddida Heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa Maanta soo saaray Go’aamo La xidhiidha Maalmaha  Ciidul Fidriga.

Guddida heer qaran Covid19 ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii ay wada tashi la yeesheen Wasaaradda Horumarinta Caafimaadk…

Guddida heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa maanta Abaalmariyey laba hawl wadeen oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka kuwaasi oo kaalin mug leh ka qaatay wacyi gelinta Xanuunka Covid 19

Guddida heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa maanta Abaalmariyey laba hawl wadeen oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka kuwaasi oo kaalin mug leh ka qaatay wacyi gelinta Xanuunka Covid 19

Guddida heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa maanta Abaalmariyey laba hawl wadeen oo ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaasi oo  kaalin mug leh ka  qaatay wacyi gelinta Xanuunka Covid 1…

Cadow Looma Cararo, Cudurna Looma Ciido (WQ: Dr. Ahmed Aden Buhane)

Cadow Looma Cararo, Cudurna Looma Ciido (WQ: Dr. Ahmed Aden Buhane)

Waxa aynu wada garanaynaa cudurada faafa in ay ugu dhacaan dadka qaabab kala duwan sida isagoo abaara qof kaliya (Sporadic), ama uu ku dhaco dad xoogaa oo uu noqdo Safmar (Epidemic), ama ay ku hakado goobo iyo degaano gaar ah (Endemic) oo ay d…

Human Rights Centre strongly condemns the detention and prosecution of two female singers who are in Hargeisa Central Police Station

Human Rights Centre strongly condemns the detention and prosecution of two female singers who are in Hargeisa Central Police Station

Press release: Somaliland prosecutes female singers and activist

Human Rights Centre strongly condemns the detention and prosecution of two female singers who are in Hargeisa Central Police Station

The government of Somaliland arrested Hamda…

Nin kasta oo adeerkay Saluugaa waa nacab reerkayaga neceb, nin kasta oo adeerkay niyadda u dhisaana waa nasab dun xariira ka abuuran

Nin kasta oo adeerkay Saluugaa waa nacab reerkayaga neceb, nin kasta oo adeerkay niyadda u dhisaana waa nasab dun xariira ka abuuran

Marka aanu adeerkay ku fadhiyin kursiga u sarreeya, mustaqbalka dalkani wuu madaw yahay, masiirka ummaddana wuu af-duuban yahay, indhahayguna waxay qabataan dulmiga, daranyada iyo darxumada hareerahayga la deriska ah. Waayo waa dal aanu Adeerk…

Axkaamka Ramadaanta: Q.26aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Rakuub)

Axkaamka Ramadaanta: Q.26aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Rakuub)

Sakaatul-fidriga
Sakaatul fidrigu waa qofka khaladaadkii ka dhacay intuu soomanaa oo laga nadiifinayo sida uu Rasuulku CSW sheegay, “Sakaatul fidrigu waa qofka oo khaladaadkii iyo macsidii ka dhacday lagaga nadiifinayo iyo masaakiinta oo la qu…

Baaq taban iyo talo gurracan Q.1aad (WQ: Jamal A. Muse)

Baaq taban iyo talo gurracan Q.1aad (WQ: Jamal A. Muse)

“Tabnaan Sharci, Gurracnaan Siyaasadeed, Saymo Soohan, Tusaaleyaal Isku lammaan, Daaranaanta Dahsoon, Iyo Gorfeynta Sheegmoooyinka Is Diiddan Ee Dhigaalka Baaq Shacab”
▪Ugu horreyn, Baaq Taban iyo Talo Gurracan waa tusmo kooban oo iftiimin iyo…