Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 14)

Raad-raaca Taariikheed ee Calanka Soomaaliya ee Buluuga ah (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Sooyaalka Calanka Calanka Somaliya waxa jira dhawr doodood oo ku saabsan ciddii samaysay calanka buluuga ah ee ay wada lahaan jireen Soomaaliya iyo Somaliland, balse imika ku hadhay Soomaaliya. Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyaa ciddii samaysay calanka. Qaar ayaa ku doodda waxa lahaan jiray Somaliland, oo markii la midoobeyey waxa laga taagay Hargaysa, gaar […]

Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland: Wakhtigii La Bilaabay, Xulalkii Koobabka Ku kala Guuleystay iyo Magaalooyinkii Marti geliyey (WQ: Saleebaan Xaashi)

Sannadkii 2002-dii, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland laga qabtay tartankii u horreeyey ee Ciyaaraha Gobollada Somaliland, wakhtigaas oo imika laga joog 18 sannadood. Tartanka oo ah ka ugu xiisaha badan ee dalka laga qabto, ayaa saddexdii sanno ee u horreeyey si xidhiidh ah loo qabtay, sannaddahaas oo kala ahaa 2002, 2003, 2004. Ciyaarahan gobollada, ayaa wixii ka […]

Astaamaha Waalidka Wanaagsan (WQ: Abdoulkarim Qurusdoon)

10 Arrimood oo kaa caawinaya in aad baddeshid hab-dhaqankaaga: 1. Waa in ay kuu caddahay hab-dhaqanka aad rabtid in aad baddeshid 2. Kala hadal ilmaha waxa aad ka filanaysid iyo waxa aad ka rabtid 3. U caddee sida uu ku xaqiijin karo arrintaa 4. Ku ammaan, kuna dhiirigeli dhaqanka wanaagsan ee uu sameeyo 5. Sii […]

Somalia: Political Season and Personal Ambitions

By Faisal A. Roble Somali politics is Machiavellian in that office seekers place extreme emphasis not on the people’s electoral experience but on the use of money and manipulation to victory. In such a Machiavellian scheme, personal rule has always been and is a prominent feature of Somali politics. In the seminal book coauthored by […]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Mug Weyn Ku Sameeyo Xukuumaddiisa Iyo Wasiiro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Hore Oo La Sadaalinayo Inay Kusoo Baxaan Liiska

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Madaxweyne Biixi oo markii uu la wareegay xilka Madaxtinimada Somaliland, Dadka Siyaasada faaqidaa dhaliilo xooggan ugu soo jeedin jireen Xukuumaddii uu soo dhisay iyo dhabihii uu ku jiheeyey jaan-qaadka Siyaasadda dalka, ayaa xeel-dheerayaasha Siyaasaddu ku fasireen in aanay ku jaan-go’nayn nidaamka Casriga ah ee Dawlad-wanaaga iyo hannaanka Dimoqraadiyada, iyadoo dhanka […]

Hogaamiye Xirsi Oo Arrin Lala Yaabo Ku Tilmaamay Madaxweynihii Isaga Laga Filayay Inuu Waxqabtaa Uu U Calaacalo Sidii Qof Aanu Xil Saarnayn

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa wax lala yaabo umadduna aad uga fajacsan tahay ku tilmaamay hannaanka Madaxweynaha Somaliland uga hadlo dhibaatooyinka iyo baahiyaha dalka kajira oo uu marka uu ka hadlayo sidii qof caadi ah oo aan xil saarnayn uga calaacala, halka ay […]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada Ee Magaalada Boorama

Boorama, October 12, 2020- (Foore)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugnaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa shalay kormeer shaqo ku tegay  xarumaha waaweyn ee dawladdu ku leedahay magaalada Boorama, isaga oo xadhigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey gudaha magaalada gaar ahaan […]

Dood Culus Oo Ka Taagan Sharcinimada In Shaqaalaha Dawladdu Ku Milmaan Xubnana Ka Noqdaan Xisbiga KULMIYE Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Ka Hadlay

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa si adag uga hadlay doodaha la xidhiidha sharcinimada ku aaddan in uu ku soo baxay liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE isaga oo ah guddoomiye gacanta ku haya masuuliyadda adeegayaasha umadda oo ah shaqaalaha dawladda oo sharcigu ka reebayo […]

Khudbaddii Hogaamiye Xirsi Ka Jeediyay Kulankii Daah-Furka Buugga Hagaha Ah Ee Dhallinyarada U Taagan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uu habeen hore ka jeediyay kulan ballaadhan oo dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ku daah-furaysay Buug-Hawleedka Tabaha Ololaha Ee Murashaxiinta Da’da yar oo lagu soo bandhigay Huteel Maansoor. Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah […]

“Guddoomiyayaasha WADDANI Iyo UCID Cirro Iyo Faysal Fursad Ha Siiyaan Kuwo Xisbiyadooda Badbaadin Kara Saaxaddana Ha Banneeyaan”

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Salaasadii Toddobaadkii hore, kuna beegnayd 6-ka bishan October  2020-ka, ayaa magaalada Hargeysa si rasmi ah loogu soo afmeeray shirweynihii afraad ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, kaas oo muddo saddex cisho ah ka socda Huteelka Mansoor . Shir weynaha afraad ee Xisbiga KULMIYE ee ka qabsoomay kuna soo […]