Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 2)

Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Soomaalilaan 1994 ilaa 2020 (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Soomaalilaan 1994 ilaa 2020 (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Wasaaradda maaliyadu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda maaliyadu waxa ay u qaybsami jirtay laba wasaaradood oo la kala odhan jiray, Wasaaradda Khasnada iyo Wasa…

Xabsiga Mandheera waa Xabsi Noocee ah? (WQ: Cismaan Abokor Dubbe)

Xabsiga Mandheera waa Xabsi Noocee ah? (WQ: Cismaan Abokor Dubbe)

Xabsiga Mandheera
Waxa saaka loo gudbiyey Xabsiga weyn ee Mandheera laba siyaasi oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, Xoghaye Guud Khadar Xuseen iyo Afhayeen Barkhad Batuun. Nidaamka garsoorku wuxu ka bilaabmaa saldhigga police-ka, ja…

Shacabka Somaliland: Hal aad ogtihiin waan idinku raacsanahay, Hal aydaan yeelayna waan idinku diidanahay (WQ:Mohamed A. Abdilahi “Indha yare”)

Shacabka Somaliland: Hal aad ogtihiin waan idinku raacsanahay, Hal aydaan yeelayna waan idinku diidanahay (WQ:Mohamed A. Abdilahi “Indha yare”)

Shacabka Somaliland: Hal aad ogtihiin waan idinku raacsanahay, Hal aydaan yeelayna waan idinku diidanahay.
Reer guuraaga iyo beeralaydu xaalad ahaan waa kala duwanyihiin marka laga eegayo dhinaca aag badalashada. Ninka reer guuraaga ahi malaha…

Shuruucda banaanbaxa sharciga ah (WQ: Rashiid Odowaa)

Shuruucda banaanbaxa sharciga ah (WQ: Rashiid Odowaa)

Waa xaq muwaadinku leeyahay banaanbaxa salmiga ah,xorriyadda hadalka iyo ra’yiga waxa damaanad qaadaya dastuurka JSL qodobkiisa 32 faqraddiisa 1,2,iyo 3aad
Sidaas oo ay tahay wax kastaaba xad ayay leeyihiin banan baxuna shuruuc loo maro ayuu l…

Qaab-dhismeed ka Bulshada Somaalida (WQ: Caynaan Farax Caynaan)

Qaab-dhismeed ka Bulshada Somaalida (WQ: Caynaan Farax Caynaan)

Ma lihin wadaniyad ina midaysa, waxa se, aynu leenahay hab u abaabulan beelaysi, mana aha laba meel wada imman kara waxana arintan tusaale inoogu filan in aynu ku dufaacno khalad iyo saxba inta aynu isku haybta nahay oo aynu ka soo horjeesano …

Waa maxay macnaha erayga Flagrante ee inta badan madaxda Booliiskeenu isticmaalaan? (WQ: Guuleed Axmed Jaamac “Dafac”)

Waa maxay macnaha erayga Flagrante ee inta badan madaxda Booliiskeenu isticmaalaan? (WQ: Guuleed Axmed Jaamac “Dafac”)

Waa maxay macnaha erayga Flagrante ee inta badan madaxda Booliiskeenu isticmaalaan?
Eraygaas Flagrante wuu ii soo cawday. Wuxuu yidhi nin yahow kumanaan sanadood ayaan jiray. Af aad u raagay ayaan ka soo jeedaa. Hadana sidaas oo ay tahay dalki…

War-saxaafadeed: Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo suxufiyiinta

War-saxaafadeed: Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo suxufiyiinta

War-saxaafadeed ay soo saareen xarunta xuquuqal insaanka Somaliland oo soo gaadhay Mareegta Bandhige ayaa waxa uu i dhihnaa sida:Habeenkii Isniintu soo galaysay ee 17 November 2019, waxa Booliiska Somaliland xidheen laba hogaamiye oo ka tirsan xisbiga …

Somaliland: Human Rights Centre condemns opposition and media crackdown

Somaliland: Human Rights Centre condemns opposition and media crackdown

On Sunday night, 17th November 2019, the Police in Somaliland arrested two opposition leaders, Khadar Hussein Abdi, the secretary general of Waddani, and the spokesperson of the party, Barkhad Jama Batun. Waddani is the main opposition pa…

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo canbaareeyay xiyiraada xukuumaddu saartay Telefishanka HCTV

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo canbaareeyay xiyiraada xukuumaddu saartay Telefishanka HCTV

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cambaareeyay xayiraada xukuumaddu kula kacday Telefishanka HCTV.
Qoraal uu Guddoomiyaha ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac soo dhigay bartiisa Facebook oo soo gaadhay mareegta Bandhige aya…

Gudoomiye Cabdiraxmaan cirro ayaa sheegay in xogayihii iyo afhayeenkii xisbiga waddani loo qaaday xabsida mandheera

Gudoomiye Cabdiraxmaan cirro ayaa sheegay in xogayihii iyo afhayeenkii xisbiga waddani loo qaaday xabsida mandheera

Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cbadiraxmaan Cirro ayaa waxa uu shaaciyay in xoghayihii iyo afhayeenkii xisbiga waddani oo xalay ciidamada booliiska somaliland xidheen subaxnimadii saaka loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera, kaasi oo ku ti…