Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 24)

U Fikir Sida Qudhaanjada! (Waxaa Turjumay: Axmed-Keyse Cali )

U Fikir Sida Qudhaanjada! (Waxaa Turjumay: Axmed-Keyse Cali )

Wali ma aragtay qudhaanjo jidkii ay maraysay wax ka hor istaageen oo inta ay godkeedii ku laabatay iska fadhiisatay? Maya. Qudhaanjadu waa noole cajiib ah oo wax badan laga baran karo.

1. Qudhaanjadu isma dhiibto

Qudhaanjadu jidka ay hayso h…

Prof Cismaan Abokor wuxu noqon gaadhay Agaasimaha Madaxtooyada (WQ: Abdisataar Sabri)

Prof Cismaan Abokor wuxu noqon gaadhay Agaasimaha Madaxtooyada (WQ: Abdisataar Sabri)

Proff Osman Abokor dubbe Wuxuu ku sigtay Inuu noqdo Agaasimaha guud ee Madaxtooyadda JSL
Maalintii iigu danbaysay waxaanu ku kulanay Hotel Bacaddo oo Magaaladda Hargeysa ku yaal, Waxaa iigeeyay amintaa oo nagu sadex ahaa Xildhibaan siciid Raag…

Suuqa bacadlahu waa sidee? (WQ: Farax Ayaanle Dayaxweerar)

Suuqa bacadlahu waa sidee? (WQ: Farax Ayaanle Dayaxweerar)

Suuqa bacadlahu waa sidee?
Suuqa bacadlaha ee magaalada Hargaysa waxa ka jirta dhaqan aan loo dul qaadan Karin oo aan odhan karo waa dhaqan xumo xadhkaha goosatay islamarkaana u baahan in tallaabo cad laga qaado.
Anigu ma ihi dadka ku badan su…

Bulsho Ahaan Maxaynu Tari karnaa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa? (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Bulsho Ahaan Maxaynu Tari karnaa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa? (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Bulsho Ahaan Maxaynu Tari karnaa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa?
Haddii aynu dhammaanteenba ognahay in gaabis ka jiro kana jiri karo adeegga uu cusbitaalka Guud ee Hargeysa u qabto ummadda, waxan qabaa in talo iyo taakulo ummadeed loo …

Gabay: Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah (Waxaa tiriyay Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil)

Gabay: Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah (Waxaa tiriyay Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil)

Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu fariin iyo dardaaran ugu jeedinayo qaybaha kala duwan ee bulshada, sida madaxda siyaasiyiinta ah, ganacsatada, madax-dhaqameedka, saxaafadda iyo…

Siyaabaha ugu habboon ee xabeebta loo dawayn karo iyo digniino muhiim u ah qofka xabeebsan (WQ: Kamaal Axmed Cali)

Siyaabaha ugu habboon ee xabeebta loo dawayn karo iyo digniino muhiim u ah qofka xabeebsan (WQ: Kamaal Axmed Cali)

Majaladda ka faallooda arrimaha Caafimaadka iyo daweynta oo ka soo baxda dalka Jarnalka ayaa sheegtay in xabeebta codka ee dadka qaar isku arkaan, gaar ahaan xilliyada hargabka. Sida ugu fiican ee loo daweyn karaa ay tahay in aan codka xanshaashaq laga…

Garashadda iyo Damiirka Hogaamineed: Dirkii Karal! (WQ: Xamse Cabdiraxmaan Khayre)

Garashadda iyo Damiirka Hogaamineed: Dirkii Karal! (WQ: Xamse Cabdiraxmaan Khayre)

Cisbitaalka Guud ee OKSAJIIN la’aanta ilmaha/sabbigu ugu dhintay wuxuu u muuqdaa aqalka looga taliyo JSL oo ah Madaxtooyada. Waan Ku xumaaday dhacdaddan iyo Kuwo hore oo la mid ah qoyskaasna murugadda waan la qabaa. Si gaara wal…

Qisadii Mataan Ciideed iyo Calidhan Q.3aad (WQ: Mohamad Hirsi G Abdibashir)

Qisadii Mataan Ciideed iyo Calidhan Q.3aad (WQ: Mohamad Hirsi G Abdibashir)

Waxa la yidhi:
NuurJiir oo Calidhan walaalkii ahaa, haddana gabyaa ahaa, ayey muraayaddiba qac tidhi, markii lagu yidhi walaalkaa waa nin badhkii, Mataan Ciideedna saddex nin ayuu la qiimo ahaa.  Markaas ayuu  golaha dhexdiisii, ka m…

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degmada 31 May ee Magaalada Hargeysa

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degmada 31 May ee Magaalada Hargeysa

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degmada 31 May ee Magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degma…

Sheekadii Saca iyo dhalinyaradii reerPakistan! (WQ: Maxamuud Warsame Ruush)

Sheekadii Saca iyo dhalinyaradii reerPakistan! (WQ: Maxamuud Warsame Ruush)

HAL XIDHAALE KU SOCDA AQOONYAHANKA
Haday aqoontaadu ku tusto inaad dhexsocoto meesha u dhaxaysa garta iyo gardarada aqoontaasi maxaa la yidhaahdaa?
SHEEKADII SACA IYO DHALINYARADII REER PAKISTAN
Niman dhalinyaro ah oo wax ka baranjiray Jaamaca…