Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 3)

Warbixin Xiisa Badan Oo Laga Diyaariyay Dad Loo Xidhay Cunto Ay Ku Sadaqeysteen Darbi Jiif.

Sagaal qof oo deggan California ayaa lagu oogay dacwad ka dib markii raashiin ay siiyeen dad guryo la’aan ah, waxaana lagu eedeeyay in ay jebiyeen sharci cusub oo mamnuucaya in goobaha dadka ay ku badan yihiin lagu wadaago cunto. Kooxda raashiinka sadaqeysatay waxay ka soo horjeedaan amar degdeg ah oo lagu soo rogay magaalada El […]

La Yaabka Dunida:Haweenay Guurka Ka Dooratay Dhaqashada Dibbigan.

Gabadha lagu magacaabo Selverani Kanagarasu oo u dhalatay dalka Hindiya, ahna 48 jir waligeed ma aysan guursanin, waxayna guurka ka xulatay daryeelka dibbi ka qeybqaata tartanka hardida ee ka dhaca gobolka ay ku nooshahay ee Tamil Nadu. Gobolkan waxaa ka jira caaddo qarniyo jirsatay oo lagu tartamayo dibbiyada, kuwaas oo rag badan ay ku loolamaan […]

Daawo Dadka La Nool Xanuunka Khatarta Ah Ee HIV/AIDS-ka Ee Ku Nool Hargeysa Oo Cabasho Muujinaya.

Hargeysa-(BON)-Daawo Dadka La Nool Xanuunka Khatarta Ah Ee HIV/AIDS-ka Ee Ku Nool Hargeysa Oo Cabasho Muujinaya.

Source-Goob Joog Tv

Madaxweyne Afrikan Ah Oo Aragtidiisu Lacag Noqotay.

Ma doonaysaa in aad la kullantid madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa?, haddii ay jawaabtaadu ‘haa’ tahay, waa in aad iska diyaarsataa qarash dhan $16 doolar. Arrintan waxa ay qabsatay qurbajoogta reer Zimbabwe ee ku nool magaalada Windhoek ee dalka Namibia, xilli uu madaxweynaha halkaasi booqasho ku tagay shalay. Sida uu qorey wargeyska The Villager […]

Wasiir Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) Oo Ka Hadlay Xiisada Colaadeed Ee Ka Dhex Aloosan Iyaga Iyo Xukuumada Somaliland.

Garoowe-(BON)-Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta oo Salaasa ah la hadley saxaafa isaga oo ku sugan magaalada Boosaaso. Cabdi Xirsi ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Tukaraq iyo waxa ka soo cusboonaadey, safarkii Madaxweyne Farmaajo, fadeexad ay gashey BBC ee la xiriirta booqashadii Farmaajo ee Boosaaso […]

Daawo Waraysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Suldaan Bile Rafle Guuleed Kuna Macasalaameeyay Somaliland Iyo Hargeysa.

Hargeysa-(BON)-Daawo Waraysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Suldaan Bile Rafle Guuleed Kuna Macasalaameeyay Somaliland Iyo Hargeysa.

Xafiiska Wararka BooramaOnline.Com
Hargeysa-Somaliland

Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Guurayso Furaha Dal Ku Galka Isgaadhsiinta Ee 252 Iyo Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay.

Hargeysa-(BON)-Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Guurayso Furaha Dal Ku Galka Isgaadhsiinta Ee 252 Iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya Oo Ka Hadashay.

Xafiiska Wararka BooramaOnline.Com
Hargeysa-Somaliland

Sucuudiga Oo La Wareegay Maamulka Shirkadda Bin Laadin Ee Qoyskii Usaama Bin Laadin Iyo Guddoomiyaheediina..

Xukuumadda Sucuudiga ayaa magacowday guddi la wareega maamulka iyo korjoogtaynta shaqo ee shirkadaha caanka ah ee Bin Laadin oo ay leeyihiin qoyskii Usaama Bin Laadin ka dhashay. Waxa aanu warku sheegayaa in xukuumaddu ay daraasaynayso suurtgalnimada in ay la wareegto qaybo ka mid ah raasamaalka shirkaddan oo uu guddoomiyaheedii muddo ka badan laba bilood xabsiga […]

Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyay Ciidamada Wadooyinka Somaliland Ee Hargeysa+Video

Hargeysa-(BON)-Daawo Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyay Ciidamada Wadooyinka Somaliland Ee Hargeysa.

Xafiiska Wararka BooramaOnline.Com
Hargeysa-Somaliland

Jimcsiyo Wejiga Ku Habboon Oo Calaamadaha Gabowga Dib Dhiga.

Cilmibaadhiso cusub ayaa muujisay in jimicsiyo fudud oo wejiga u gaar ah oo 30 daqiiqo maalin kasta la sameeyaa ay muddo bilo yar gudahood ah ku keenayaan in muuqaalkii iyo gigsanaantii dhalinyaronimo ku soo noqdana. Jimcsiyadan oo lagaga maarmayo kiriimada Afartan jirka kadib la isticmaalo ee wejiga coodhcoodhka ka dhowra ayaa qaarkood laga yaabaa in […]