Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 4)

Komishanka Diid, Waa Doorasho Diid, Danta Somalilandna kuma Jirto (WQ: Mohamed Aadan Gacayte)

Komishanka Diid, Waa Doorasho Diid, Danta Somalilandna kuma Jirto (WQ: Mohamed Aadan Gacayte)

“Ninka Xadhig Suryeeyoow Waxa Socota Taariikh” Maansadii Saxansaxo, IHN Abw. Gaariye.
Jamhuuriyada Somaliland waxa u dan ah in Doorashadu qabsoonto sanadkan 2019. Komishankuna ay shaqo inoo qabtaan inta ay mudadooda gaadhayso, Door…

Sadex sabab oo Deni taajka PUNTLAND loogu suray

Sadex sabab oo Deni taajka PUNTLAND loogu suray

Tiro ma laheyn musharraxiinta Puntland. Wixii qof xil moodo ayaa qof kale xarrago moodaa. Nin guuleyso is lahaa, mid gurmad ahaan gaashaanka u watay, CV-iiga hakuu gasho mid ay ka aheyd, intaba doorshadi Puntland ayey kasoo muuqdeen.Prafossorada P…

Wax kabaro Xanuunka Gangerida. (WQ: Maxamed Marty)

Wax kabaro Xanuunka Gangerida. (WQ: Maxamed Marty)

Gangrene waa xanuun lala xidhiidhiyo dhimashada xubno ka mid ah unugyada jidhka sababtoo ah qulqulka dhiiga gaadha unugyadaasi oo yaraada ama caabuq ay sababtay ili ma aragtayda bakteeriyadu oo haleela.
Badanaa xanuunkan gangeridu waxa uu abaa…

Sirtu waa ku qanacsanaanta hadba wixii aad haysato (WQ: Musa M. Isse)

Sirtu waa ku qanacsanaanta hadba wixii aad haysato (WQ: Musa M. Isse)

Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinayaa in uu helo nolol ka fiican ta uu haysto. Waxaana hubaal ah in aan laysku raacsanayn liibaanta adduunyada iyo halka u sarraysa ee uu qofku de…

DarbiJifka Dadkoodii Haday Qaban Karayaan Way Hayn Lahaayeen ,Hadaanay Dadkoodii Hayn Karin Yaa Ka Masuula ?  (WQ: Geele cismaan Takar)

DarbiJifka Dadkoodii Haday Qaban Karayaan Way Hayn Lahaayeen ,Hadaanay Dadkoodii Hayn Karin Yaa Ka Masuula ? (WQ: Geele cismaan Takar)

Waxaan qaybtii koowaad ku soo sheegay in Dastuurka Jamhuuriyada SomalilandQodobkiisa  19aad iyo qodabkiisa  24aad  uu tilmaamayo in dowladdu ay masuul ka tahay caafimaadka, horumarka, waxbarashada hooyadda, ilmaha iyo …

Muslimiintu marxaldee ayay marayaan? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Muslimiintu marxaldee ayay marayaan? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Nin Muslim ah oo caraba ayaa ka hadlay goorta ay muslimiintu guulaysanayso, wuxuu u hadlay sidii oo cadaalada oo dhan dhulkan korkiis ka dhacayso, markaas ayaan xusuusto maqaalkan oo aan maalin hore qoray.
Nin oday ah ayaa yidhi waxaan ka qay…

Nabad iyo Nolol: Farqiga u dhexeeya Puntland iyo Koonfur Galbeed (Aqri)

Nabad iyo Nolol: Farqiga u dhexeeya Puntland iyo Koonfur Galbeed (Aqri)

Maanta oo ah 8-da Janaayo, Puntland waxaa u dhammeystirmaya doorashadii u soo bilaabatay dhawr bilood kahor.Eebe haku dhammeeyee, waxa ay u egtahay in doorasho nabdoon ka dhici doonto halkaas, sidii awalba loogu bartay.Hase ahaatee, bulshada Soomaaliye…

Dhoobo-Daareed:-  Dhib kastaba ha jiree wax weyn baa lagaa filayaa!!

Dhoobo-Daareed:-  Dhib kastaba ha jiree wax weyn baa lagaa filayaa!!

Nin laalush qaatay ha ka sugin, inuu isagoo qof madax-bannaan ah codeeyo! Waa BEEEeeeN!  Ma aha qaacida jirta!Guddoomiyaha cusub Cabdi-Xakiim Max’ed Axmed (DHoobo Daareed) inta aan oghay labo xilli oo hore ayuu u soo tartamay …

Gaas ma joojin faro-gelintii dowladda dhexe, waxaa loo adeegsaday xeeladan

Gaas ma joojin faro-gelintii dowladda dhexe, waxaa loo adeegsaday xeeladan

Su’aalo badan ayaa ka dhashay sababta dowladda si muuqata, ugu faragalin weysay doorashada ka socota Puntland.Waa weydiimo sax ah marka la fiiriyo sida ay dowladda u waajahday Koonfur Galbeed iyo sida ay ula dhaqmeyso maamulka Galmudug.Sidee lagu…

Doorashada Puntland oo bannaanka keentay laba wejiilenimada mucaaradka DF

Doorashada Puntland oo bannaanka keentay laba wejiilenimada mucaaradka DF

Berri waxaa Garowe, xarunta maamul gobolleedka Puntland ka dhici doonta doorashada Madaxweyne iyo ku xigeen ee maamulkaas.Diyaar garowga iyo loolankii adkaa ee ay mudada bilaha ah soo wadeen musharixiinta 30-ka badan ee berri baratami doona waxaa haree…