Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 5)

Yaa ku loollamaya Soodaan? (WQ: Ibrahin-hawd Yuusuf)

Yaa ku loollamaya Soodaan? (WQ: Ibrahin-hawd Yuusuf)

Weerarkii ciidanka Soodaan ku qaaday fagaarihii bannaanbaxu wax uu ahaa nabar culus oo ku dhacay dadaalkii la gu doonayay in dimuqraadiyad la gu yagleelo ridistii Bashiir ka dib. Haddaba gudo iyo debedba waa kuwan dhinacyada is ku haya Soodaan…

Gulufkii “D-DAY” iyo suugaantii gabyaaga Soomaaliyeed (WQ: Maxamed Haaruun)

Gulufkii “D-DAY” iyo suugaantii gabyaaga Soomaaliyeed (WQ: Maxamed Haaruun)

Koowdii xalaa taarku yimid, waana kululaaye.
Kornayladu ma seexdaane waa, Kuududaan waliye.
Anaa koon-lab, anigaa kurka ah, kay ha la gu daayo.
Kaliday anaa idin xukumi, Kaasi been noqoye.
Ninkii kibir-hawoodaba, midbaa xadhig ku keenayne.
Ko…

Ma Awoodno inuu Fashilmo Mashruuca Dib u Habaynta Shaqaalaha Qaranku Waa In Baadhis Buuxda Lagu Sameeyo (WQ: Amb. Kaysar Maxamed)

Ma Awoodno inuu Fashilmo Mashruuca Dib u Habaynta Shaqaalaha Qaranku Waa In Baadhis Buuxda Lagu Sameeyo (WQ: Amb. Kaysar Maxamed)

Dedaal aad  u badan iyo  wada-hadalo wakhti aad u  dheer qaatay  oo Habeen iyo Maalinba laga  shaqaynayay ka dib waxaa Allah Mahadii ahayd in Baanka Aduunka iyo Xukuumada Somaliland ay Magaalada Nayroobi ku kala Saxeex…

Muxuu Jarmalku u guul daraystay maalintii geeridda? (WQ: Ahmed Nour Guruje)

Muxuu Jarmalku u guul daraystay maalintii geeridda? (WQ: Ahmed Nour Guruje)

6-June 1944 , waa maalin aduunyaddu ku xasuusato maalintuu ay dhaceen , sadex xaalo oo is barkani , sadexdaas xaalo oo kala ahaa .
Weerarkii aduunka ugu waynaa .
Geeridii aduunka ugu badnayd ee maalin qudha dhacda .
Guuldaradii soo gaadhay Xoo…

Maqaallo – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda 1970-01-01 01:00:00

[unable to retrieve full-text content]

Xusuus qorkii 1988kii: sidee ayuu ahaa jawiga hargaysa may 27-31keedi ( WQ: Rashiid Odowaa)

Xusuus qorkii 1988kii: sidee ayuu ahaa jawiga hargaysa may 27-31keedi ( WQ: Rashiid Odowaa)

Waxan ku noolaa Magaalada Hargeisa,xaafadda Qurac dheer waxan dhigan jiray Skuulka maxamuud Axmed Cali fasalka koowaad ee dugsiga sare,waayo adag ayay ku jireen dadka shacabka ah ee magaalada hargeisa ku nooli oo Gumaysi,dill,dhac iyo boob han…

Af-leggaddada: Qof-cayga, Dal-cayga, Reer-cayga iyo Diin-ku-gefka Faysal Cali Xuseen (WQ: Siciid Gahayr)

Af-leggaddada: Qof-cayga, Dal-cayga, Reer-cayga iyo Diin-ku-gefka Faysal Cali Xuseen (WQ: Siciid Gahayr)

Hal-ku-dhegga qormadan dheer ee Af-legaaddada Faysal Cali Xuseen waa “Qoys, Qabiil iyo Qaran midna Faysal kuma metelo qadafka. Qudhiisa ayuu ku metelaa”.. Marka la abtirsado, aniga ayaa adeer shanaad u ah Injineer Faysal Cali Waraabe, markaas …

Axkaamta Ramadaanta Q.29aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Axkaamta Ramadaanta Q.29aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Maxaa xiga Ramadaanta?
Haa, Ramadaan baxday ee maxaynnu ka faa’iidnay ee waxtar inoo leh, waxqabadyadii suubana ee aynnu la iman jirnay halkaynu ku tuurayna, salaaddi badnayd, Quraan akhristii, duco iyo xuskii Alle me?.
Ma ogtahay waxqabad la …

Waar Goorma Ayaa Layna Qabsaday? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Waar Goorma Ayaa Layna Qabsaday? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Maqaalkan maalin hore ayaan qoray, laakiin maan fidin, waxaan u fidiyay maanta waa tan dadku khariidadan ay ethopia baahisay ka hadlaya, markaas ayaan jeclaystay inaan dhacdadan idinla qaybsado aan la kulmay.
Maalin aan fogayn aniga oo gaadhig…

Jamaal Gadari waxan aqoon wanaagsan u yeeshay sannadihii 1988-90, Ilaahay ha u naxariisto (WQ: Ibraahin-Hawd Yuusuf)

Jamaal Gadari waxan aqoon wanaagsan u yeeshay sannadihii 1988-90, Ilaahay ha u naxariisto (WQ: Ibraahin-Hawd Yuusuf)

Ciyaaryahankii weynaa Jamaal Soofe Yaasiin (Jamaal Gadari) Ilaahay ha u naxariisto. Xalay buu geeriyooday isaga oo ay da’diisu tahay 48 jir keliya.
Jamaal taariikhda kubadda cagta wax uu ku lahaa magac iyo maamuus weyn. Qaybtii dambe…