Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 6)

Dharaaro xusuustood: Marwo Faadumo Siciid (WQ: Cabdirisaaq Diinaari)

Dharaaro xusuustood: Marwo Faadumo Siciid (WQ: Cabdirisaaq Diinaari)

Waxaan qabaa in aan Ku ixtraaano go’anka shaqsiyadeed ee ey gaadhey. Xisbiga iyo aqooyahanka iyo madaxdiisuna waxey u hayaan xishmad gaara Fatima wanu wadda shaqeyney. Intey qaranimadda dalkeena iyo siyaasada xisbiga u orodeyna maaha mid Ka qa…

Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Jsl iyo  Wefti uu Hoggaaminayo oo Kormeeray Biriijyada Badacar-budhuq Lafa-ruug, Dubur iyo Dawga Sheekh

Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Jsl iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Kormeeray Biriijyada Badacar-budhuq Lafa-ruug, Dubur iyo Dawga Sheekh

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo ay wehelinayaan Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo masuuliyiinta Hay’adda Waddooyinka, ayaa kormeer ku tegay biriijka Dubur ee degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil iyo dawga ka gudba buurta Shee…

Shirkii Isku-xidhka Dhallinyarada Afrika (WQ: Sahra-Kiin Cabdiraxmaan Axmed)

Shirkii Isku-xidhka Dhallinyarada Afrika (WQ: Sahra-Kiin Cabdiraxmaan Axmed)

Waxay ahaayeen maalmo mudan iyo fursad Dahabi ah oo bilaw ilaa dhammaad ku suntanaa casharro, barasho iyo ku dayasho ka sakow u baahan in ficliyan wax badan laga qaato.
Shirka isku xidhka Dhallinyarada Afrika Oo ujeeddadiisu ahayd sidii dhalli…

Xillima ayaa uu Qaradaawi wax qoraa? Q.3aad (WQ: Hamze Mohamed Muse)

Xillima ayaa uu Qaradaawi wax qoraa? Q.3aad (WQ: Hamze Mohamed Muse)

Qormadii u dambaysay.
Sheekhu isaga oo socdaalladiisa iyo safarradiisu badan yihiin waa uu ka faa’idaytaa fursadda uu haysto,waxa ii sheekaysay Gabadhiisa Iscaad-Ummu Muxammad-Alle ha u naxariistee,markii ay is guursadeen kadib,toddoba-baxoogi…

xoghayihii arrimaha dibada ee xisbiga wadani oo is casishay iyo sababta

xoghayihii arrimaha dibada ee xisbiga wadani oo is casishay iyo sababta

Hargeysa (Bandhige) Xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga mucaaradka ah ee Wadani marwo Faadumo Siciid oo maanta warbaahinta kula hadashay magaalada hargaysa ayaa waxa ay cadaysay inay iska casishay xilkii iyo xubinimaddii xisbiga wad…

Magac-bixinta Machadka Culuumta Biyaha Ee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Magac-bixinta Machadka Culuumta Biyaha Ee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

10kii Mey 2019ka ayuu geeriyooday Alle ha u naxariisto’e Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf. Wuxuu ahaa qof geya in magaciisa lagu xardho goobaha muhiimka ah, iyada oo aan loo jeedin in cid la barbar eryo.Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Yu…

Is-barbardhigga Heshiisyadii Siyaad Barre iyo Minguistu, Farmaajo iyo Abiya.  (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Is-barbardhigga Heshiisyadii Siyaad Barre iyo Minguistu, Farmaajo iyo Abiya. (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Taariikhyahankii Ibnu Khaldun ayaa laga hayey” Sida dhibcaha roobku isugu eeg yihiin, si ka dhaw ayaa ay isug eeg yihiin taariikhda iyo mustaqbalku” Noocyada is-bahaysiyadda siyaasaddu maaha mid meel keliya iska taagan, waa mid ku dhisan dano …

Murtidii aan ka dhaxlay prof Xuseen Cabdilaahi Bulxan (WQ: Dr Barkhad Maxamed)

Murtidii aan ka dhaxlay prof Xuseen Cabdilaahi Bulxan (WQ: Dr Barkhad Maxamed)

Qiso.
Maalin maalmaha kamida ayaa waxa is raacay laba nin oo saaxibo ah waxay ag lugaynayeen wabbi iyagoo ag socda wabbigii ayaa waxa mar kaliya wabbiga biyihiisii isu beddeleen casaan dhiiga,iyo mayd caruur yar yar oo la soo dhawacay ka dibna…

Xillima ayaa uu Qaradaawi wax qoraa? Q.2aad (WQ: Hamze Mohamed Muse)

Xillima ayaa uu Qaradaawi wax qoraa? Q.2aad (WQ: Hamze Mohamed Muse)

Waxa aanu fiirin jirnay sida aqoonyahankii hore ee muslimiintu uga faa’idaysan jireen waqtiga,sida ay inoogu dhiteeyeen dhiganayaal badan,Imaam Nawawi tusaale ahaan waxa uu geeriyooday isaga oo jira 45 sanno,waxa aanu inooga tagay buug badan o…

Hab-Qorista Qumman ee Af Soomaaliga casharka 3aad (WQ: Cabdifataax Xasan Maxamed “Barawaani”)

Hab-Qorista Qumman ee Af Soomaaliga casharka 3aad (WQ: Cabdifataax Xasan Maxamed “Barawaani”)

Casharka Saddexaad: Astaamaynta Qoraalka
Astaamayntu waa calaamado loo adeegsado kala hagidda iyo kala habeynta afka dhigaalkiisa, si qoraalku u qummanaado oo u noqdo mid toolmoon. Astaamaynta qoraalku waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan e…