Home » Archives by category » MAQAALLADA (Page 8)

Kuma ayaa Waddani ahaa? Ma Mingistu mise Siyaad Barre? (WQ: Maxamed Sharma’arke)

Kuma ayaa Waddani ahaa? Ma Mingistu mise Siyaad Barre? (WQ: Maxamed Sharma’arke)

Markii jabhaddii TPLF ay soo gashay Addis Ababa 1991-kii, Mingistu oo ahaa kalitaliyihii Itoobiya ka talinayey waxa uu kala doortay isaga oo kursiga ku sii dhegganaada oo ay Itoobiya burburto, iyo isaga oo kursiga ka tega oo ay Itoobiya bedbaa…

Shaqo Qaran Iyo Wajiga Koowaad (WQ: Cabdifataax Rashiid Maxamed)

Shaqo Qaran Iyo Wajiga Koowaad (WQ: Cabdifataax Rashiid Maxamed)

Waxaa la soo gabagabeeyay wajigii koowaad ee Barnaamijka Shaqo Qaran, kaas oo ahaa tababar la siinayo 1,500 oo dhalinyaro ah kana kala yimi gobollada dalka. Barnaamijkani wuxuu ka mid yahay qodobodabada ugu muhiimsan ee Xukuumadda talada haysa…

Axkaamta Ramadaanta Q.22aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Axkaamta Ramadaanta Q.22aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Fadliga masaajidka (2)
Waxa laga warramaa maalinta qiyaame ee bacadka la taagan yahay sida oo kale cadceedda la soo dhaweeyo ilaa qof kastaa uu is moodo in foodda ay u taagan tahay in uu jiro mid aan cadceeddaa iyo kulaylkaa laga cabanaya aan …

Taxanaha Sirdoon Iyo Ammaan: Ahmiyada Ururinta Iyo Lafa-gurka Xogta Ee Hay’adaha Sirdoonka Q.5aad (WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham)

Taxanaha Sirdoon Iyo Ammaan: Ahmiyada Ururinta Iyo Lafa-gurka Xogta Ee Hay’adaha Sirdoonka Q.5aad (WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham)

Halkan waxa innooga bilaabmay hayaan aan ku soo bandhigi doono shaqooyin shan iyo toban ah oo hay’adaha Sirdoonku qabtaan. Ka hor inta aanan bilaabin shaqada ugu horreysa aan baranno bahweynta Sirdoonnada in la isku yidhaa INTELLEGENCY COMMUNI…

Axkaamta Ramadaanta Q.21aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Axkaamta Ramadaanta Q.21aad (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

Fadliga masaajidka
Marka la qeexayo erayga masjid waxa lagu qeexa sujuud, oo ah goobta lagu sujuudayo, waxana eraygaa looga soo dheegta inay tahay goobta qofku ugu dhaw yahay Alle SWT, siduu Rasuulku CSW inoo sheegay, “Marka uu addoonku Allihi…

Isu-eekaanshaha Amiir Axmed Cabdi Godane “Shabaab” iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan “Saalixiya” (WQ: Khadar Ibrahim Aar)

Isu-eekaanshaha Amiir Axmed Cabdi Godane “Shabaab” iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan “Saalixiya” (WQ: Khadar Ibrahim Aar)

Mahad oo dhami Ilaahay ayay u sugnaatay , Ilaaha abuuray samooyinka, dhulalka iyo waxa ku gadaaman oo dhan wax nool iyo waxaan noolayn,waana Ilaha ka nasahan Ceeb dhamaanteed sharaf iyo wanaagna ay agtiisa ahaatay.
Fikirka maskaxdu waxa uu dha…

Bilowgii Dacwadda Tuke iyo Dareenkii Maalintaas (WQ: Xamse C. Khayre)

Bilowgii Dacwadda Tuke iyo Dareenkii Maalintaas (WQ: Xamse C. Khayre)

Sanadkii 1992-kii ayaa TVga CBC oo kanada iyo Xarunta Xaquuqal Insaanka oo Raaqiya Omer ka socotay ay yimaadeenGabiley. Waxay barnaamij baadhis ah ka samaynayeen waxyeeladii Taliskii afwayne guud ahaan, gaar ahaan Kornayl Tuke oo Gabiley ka ga…