Home » Archives by category » NEWS IN ENGLISH

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Beesha Caalamka oo ka shiray arrin taagan

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Beesha Caalamka oo ka shiray arrin taagan

Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan qadka Internet-ka gaar ahaan aada loo yaqaano ZOOM-ka kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Kulanka dhexmaray Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo muranka weli ka taagan qabsoomida doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Labada dhinac […]

Dowladda Somalia oo ka hortimid Warbixin ay soo saareen Guddigii IGAD

Dowladda Somalia oo ka hortimid Warbixin ay soo saareen Guddigii IGAD

Guddigii Urur Goboleedka IGAD u xil-saaray Dacwadii dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay Kenya ayaa soo saaray Warbixin iyo baaritaano ay sameeyeen, kadib markii ay socdaalo ku kala tageen labada dal. Guddiga oo booqday xuduudka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in aysan soo arkin wax caddeyaya sheegashada dowladda ee ku aadan in Kenya Jabhad […]

Wararkii ugu dambeeyay Qarax shaqaale lala eegtay oo ka dhacay Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Qarax shaqaale lala eegtay oo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino nooca dhulka la geliyo ah oo ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo lala eegtay gaari ay la socdeen xubno ka tirsan shaqaalaha dhisaya wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Afgooye. Goobjoogayaal goobta ka agdhawaa xiligii uu qaraxu dhacayay ayaa ku warramay in qaraxaas ay badbaadeen […]

Musharaxiinta oo War kasoo saaray dagaakii ka dhacay  Deg. Balad-xaawo

Musharaxiinta oo War kasoo saaray dagaakii ka dhacay  Deg. Balad-xaawo

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwo uu hoggaaminayay Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan. Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta oo ku qornaa luuqada English-ka ayaa waxaa ay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyeen dagaalkii ka dhacay Balad-xaawo, iyagoona sheegay inuu diidan […]

Somalia dismisses IGAD report, says ‘influenced’ by Kenya

Somalia dismisses IGAD report, says ‘influenced’ by Kenya

Wednesday January 27, 2021 MOGADISHU (HOL) – Somalia has poured cold water on the newly released IGAD report on tiff with Kenya noting that the findings were not based on factual information from the ground and instead largely relied on Kenyan sources. Information Minister Osman Dube told journalists the report did not reflect the actual […]

Ethiopia’s peace laureate Prime Minister Abiy Ahmed sees a reversal of fortune as war and atrocities tarnish reputation

Ethiopia’s peace laureate Prime Minister Abiy Ahmed sees a reversal of fortune as war and atrocities tarnish reputation

Wednesday January 27, 2021BY GEOFFREY YORK Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed speaks during a question and answer session with lawmakers in Addis Ababa, Ethiopia on Nov. 30, 2020./TIKSA NEGERI/REUTERS Less than a year ago, Prime Minister Justin Trudeau strolled through a verdant garden in Addis Ababa with the world’s newest Nobel Peace Prize laureate, Ethiopian […]

Shirweynaha Nabadda ee Haweenka Soomaaliyeed

Shirweynaha Nabadda ee Haweenka Soomaaliyeed

Aaaldda ZoomJANUARY 21 2021©Images from Said FadhayeShirweyne ay ku kulmeen Haween Weynaha Soomaaliyeed oo ka kala socday qeybaha Bulshada, Dalka  Gudihiisa iyo Dibaddiisa oo qabsoomay 21 Janaayo, 2021. Shirweynaha ayaa lagu soo bandhigay doodo dhaxgal u ah arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan doorka Haweenka  Soomaaliyeed ay ku yeelanyaan geeddi socodka Nabadda, xasiloonida, horumarka iyo Doorashooyinka Dalka. […]

US airstrikes in Somalia continue at rapid pace even after force relocation

US airstrikes in Somalia continue at rapid pace even after force relocation

Wednesday January 27, 2021 Airstrikes targeting terrorists in Somalia have continued at a rapid pace since troops were relocated from the country earlier this month. AFRICOM has conducted three airstrikes against al-Shabab compounds and key leaders in Somalia since Jan. 15, an estimated 700 troops withdrew from the country on orders from former President Donald […]

Muddo kordhin loo sameeyay Ciidamada Turkiga ee xeebaha Somalia 

Muddo kordhin loo sameeyay Ciidamada Turkiga ee xeebaha Somalia 

Baarlamaanka waddanka Turkiga ayaa xalay ansixiyay Qaraar ku saabsan in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka Ciidamada Turkiga ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed. Hawgalkaas Ciidamada Turkiga oo ku ekaa 10-ka bisha February ee sanadkan 2021, ayaa lagu kordhiyay mudda sannad ah oo ku eg 10-ka bisha February 2022, sida laga soo sigtay […]

Departing US Envoy Warns Ethiopia Against Violence

Departing US Envoy Warns Ethiopia Against Violence

Wednesday January 27, 2021 Calling Ethiopia “the critical actor in Horn of Africa stability,” outgoing U.S. Ambassador to Ethiopia Michael Raynor voiced confidence in a strengthened bilateral relationship but warned that violence – especially in the northern Tigray region – threatens the country’s progress.   “We remain concerned about ethnic violence around the country and the […]

Page 1 of 177123Next ›Last »