Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA

Muwaadiniin Soomaali ah oo dil iyo Dhaawac loogu gaystay Dalka Canada.

Magalada Idmanton Gobolka Alperto ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed halka mid kale lagu dhaawacay, kuwaas oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaas. Dilka & dhaawaca loo geystay labada qof ee soomaalida ah ayaa waxaa la sheegay in ay ka dambeeyen rag hubeysan oo ugu […]

Shirka midowga Musharixiinta oo maanta la soo gaba-gabeeynayo, warmutiyeedna laga soo saarayo..

Shirka Midowga Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha 2020 – 2021 oo 5 maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu maanta soo gaba-gaboobo, iyadoona laga soo saarayo War-murtiyeed ku aadan qodobada ay isku afgarteen musharixiinta. Shirka oo ay ka qeybgalayaan illaa 12 Musharax ayaa mudadii uu socday waxaa ka qeyb galay, Guddoonka Labada […]

Somaliland oo xukun dil Toogasho ah ku fulisay 6-Ruux.

Maamulka Somaliland ayaa xukun dil ah ku fulisay Lix maxbuus, oo horeyto Maxkamadaha Somaliland ugu rideen xukuno dil ah. Fulinta xukunka dilka ah ee lixdan Ruux ayaa ka dhacay duleedka xabsiga weyn ee Mandheera, waxaana magacyada dadka dilka lagu fuliyay oo dhamaantood ahaa Rag lagu sheegay; 1- Yaasiin Maxamed Yuusuf 2-Sharmaarke Sahal Oogle 3-Quulle Maxamed […]

A Disgruntled Soldier Guns Down 11 Ethiopian Soldiers in Jigjiga

Jigjiga ( PP News ) — On Tuesday evening while Ethiopian soldiers in Jigjiga were in their barracks watching the news bulletin on the war in Tigray, a soldier grabbed a gun and killed eleven soldiers and wounded twenty soldiers. The soldier wounded himself in an attempt to take his life but he passed away […]

[unable to retrieve full-text content]

Waayihii kubadda cagta ee ciyaaryahankii caanka ahaa Diego Maradona

Mid ka mid ah ciyaartooyda hibada u lahaa ciyaarta kubadda cagta, oo Argentina ka soo jeeda ayaa kulansaday xawaare, xeelad iyo karti tiigsi taasoo u suuragelisay inuu dunida taageerayaal badan ku yeesho. Taageerayaashiisa sida oo kale waxaa ka careysiisay goolka ‘uu gacanta ku dhaliyey’, kaddibna wuxuu ku dhacay isticmaalka maandooriyaha iyo dhibaatooyin naftiisa la soo […]

Imaaraadka Carabta oo joojiyay fiisooyinka 13 dal oo u badan Muslimiin.

Isutagga Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa joojisay bixinta fiisooyinka cusub ee muwaadiniinta 13 dal oo u badan Muslimiin, oo ay ku jiraan Iran, Turkey, Syria iyo Somalia, sida ku cad dukumiinti ay soo saartay goob ganacsi oo ay dowladdu leedahay. Dukumiintiga oo loo diray shirkadaha ay quseeyso oo ay aragtay wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa lagu […]

Aqriso: Nuxurka war-murtiyeedka kasoo baxay shirka musharraxiinta

Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib shirar qaatay lix cisho oo ay yeesheen musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta la soo xiray, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed saddex bog ah oo ka kooban 18 qodob. Warsaxaafadeedka ayaa si gaar ah looga hadlay ammaanka iyo sida loo wajahayo doorashada oo isugu jirto […]

QM oo Malaayiin Doollar ku Gargaareysa Qaxootiga Tigray-ga.

NEW YORK:-Qaramada Midoobay ayaa daaha ka rogtay qorshe ay kaalmo  bani adaannimo ugu fidinayso qaxootiga ka cararaya dagaallada ka socda gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya. Hay’adda ayaa sheegtay in gargaarkaasi aadanennimo u uku kici doono lacag dhan 147 milyan oo dollar uu lagu gacan qaban doono 100.000 oo qof oo Itoobiyaan ah kuwaas oo […]

Warmurtiyeedka Shirka Murashaxiinta: Hala kala diro Guddiyada Doorashooyinka, Gedo loo Daayo Jubbaland

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu soo saaray war murtiyeedka shiraka Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah. Waxaa uu u qornaa sidan: Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah oo ay ka soo qaybgaleen murashaxiinta kala ah, Shariif Sheekh Axmad, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Cali Kheyre, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cabdikariin Xuseen Guuleed, Cabduqaadir Cosoble […]

Page 1 of 395123Next ›Last »