Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 199)

Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Xil Wasiir

Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Xil Wasiir

Boqor Salmaan Bin C/Casiis waxa uu soo saaray Wareegto uu wiilkiisa Amiir C/casiis ugu magacaabay Wasiirka cusub ee Tamarta, waana markii ugu horreysay ee Amiir ka tirsan qoyska xukuma Sacuudiga ee Al-Sacuud uu madax ka noqo Wasaaradda Tamarta.
Wasi…

Xog: Fal uu sarkaal Turkish ah garoonka Muqdisho ugu gaystay wiil Soomaali ah oo sababay shaqo joojin

Xog: Fal uu sarkaal Turkish ah garoonka Muqdisho ugu gaystay wiil Soomaali ah oo sababay shaqo joojin

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, kadib markii mid kamid ah mas’uuliyiinta duulimaadka Muqdisho ee diyaaradaha, islamarkaana u dhashay Turkig…

Odayaasha Baledweyne oo ka horyimid amar ka soo baxay dowladda (SAWIRRO)

Odayaasha Baledweyne oo ka horyimid amar ka soo baxay dowladda (SAWIRRO)

Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Baledweyne ayaa waxay si adag uga horyimaadeen amar ka soo baxay Dowladda Federaalka Somaliya, iyagoo dhanka kale dowladda ku eedeeyay fara-gelin inay ku hayso reer Hiiraan.

D…

Odayaasha Beledweyne oo ka horyimid awaamiir ka soo baxday dowladda Soomaaliya.

Odayaasha Beledweyne oo ka horyimid awaamiir ka soo baxday dowladda Soomaaliya.

Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka horyimid go’aan ka soo baxay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Waxgaradka Beledweyne warbaahinta kula hadlay ayaa waxa ay sheegeen inay…

Zimbabwe vs Somalia – What You Need To Know The Second Leg

Zimbabwe vs Somalia – What You Need To Know The Second Leg

The second leg of the Qatar 2022 World Cup, preliminary round
qualifier between Zimbabwe and Somalia is on Wednesday, 11 September
2019 at the National Sports Stadium in Harare.

The match was initially sch…

Wararkii ugu dambeeyey ee dhacdadii maanta ee Muqdisho

Let’s block ads! (Why?)

World Cup qualifying: Somalia national team’s history-making driving instructor

World Cup qualifying: Somalia national team’s history-making driving instructor

Not every driving instructor can claim to have been part of one of the biggest upsets in the history of international football.

But for Curzon Ashton’s Mohamud Ali, that is all part of a week’s work.

Well, not quite.

Thurs…

Somali telco behind mast attacks, report says

Somali telco behind mast attacks, report says

A Somali telecommunication company could be behind the recent
surge in attacks on Kenyan communication masts, a confidential security
report states.

“The telco wants to
have complete monopoly in Somalia along the Kenyan borde…

Xog: Tirada xildhibaanada Ahlu Sunna looga ogolaaday baarlamaanka Galmudug

Xog: Tirada xildhibaanada Ahlu Sunna looga ogolaaday baarlamaanka Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa ogaatay xog ku saabsan heshiis ay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ka gaareen khilaafkii ku saabsan tirada xildhibaanadii ay dalbatay Ahlu Sunna.Sida illo wareedyo lagu k…

XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub.

XOG:- Mucaaradka oo Si Cad oga Hor yimid Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub.

Kulamo aan caadi aheyn ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa Ku yeeshay xildhibaanada mucaaradka ee ku sugan Magaaladaasi iyo hogaanka Ahlusuna waljamaaca.
Ilo madax banaan ayaa sheegay in kulanka looga hadlayay sidii dowladda federaalka Soomaali…