Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 2)

Axmed Madoobe oo amaanay dadaalka Ciidamada Jubbaland ee ku sugan jiida hore (SAWIRRO)

Axmed Madoobe oo amaanay dadaalka Ciidamada Jubbaland ee ku sugan jiida hore (SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula jooga Ciidamada ku sugan jiida hore ayaa amaanay dadaalka ay ugu jiraan sidii xasilooni iyo nabad ay uga hirgalin lahayeen guud ah…

DAAWO:- R/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay

DAAWO:- R/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay

Raysal wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku dhowaaqday inay is Casishay, Taas oo u gogol xaadhaysa Tartan loo galo Cidda Noqonaysa Ra’isulwasaaraha Britain ee cusub.HALKAN KA DAAWO VIDEOWaxay sheegtay in ay isku dayday wax kasta oo karaan…

Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay Koonfur Afrika

Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay Koonfur Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika.
Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo…

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay safiirka Mareykanka ee Somaliya (SAWIRRO)

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay safiirka Mareykanka ee Somaliya (SAWIRRO)

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa maanta la kulmay Danjiraha Mareykanka ee Somaliya Mudane Donald Yamamoto.

Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo Mudane Donald Yamamoto ayaa wax…

Theresa May oo shaacisay wakhtiga ay is casilayso

Theresa May oo shaacisay wakhtiga ay is casilayso

Ra’iisul wasaaraha dalka UK Theresa May ayaa jimcaha maanta
shaacisay in ay si rasmi ah xilka isaga casilayso 7-da bisha June ee soo socota
si loo doorto ra’iisul wasaare cusub.

Mrs May oo u hadlaysay si caadifad ka muuqato ayaa sheegtay
in a…

Xiisadda Somalia iyo Kenya: Tusaale fiican ayaan noogu sugan qisadii Khaalid Fiqi Xasan

Xiisadda Somalia iyo Kenya: Tusaale fiican ayaan noogu sugan qisadii Khaalid Fiqi Xasan

Jawaabta ay ka bixisay dowladda Soomaaliya ficilladii xumaa ee Kenya ku kacday waxay Soomaalidu kala hortagtay falcelin taban. Ilaa shalay qaar badan oo asxaabtayda ka mid ah waxay go’aanki dowladda ku tilmaamayeen mid ihaano iyo dulli Soomaali ku rida…

Akhriso:-Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka Cusub ee G/Banaadir

Akhriso:-Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka Cusub ee G/Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Maamulka Maaliyadda Gobo…

Dikreeto: Maamulkii isbitaalka guud ee Garoowe oo la beddelay

Dikreeto: Maamulkii isbitaalka guud ee Garoowe oo la beddelay

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr Jaamac
Faarax Xassan ayaa xilka ka qaaday agaasimihii isbtitaalka guud ee magaalada Garoowe
Maxamed Xaamud Maxamed (Gacal).

Dikreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka caafimaadka oo aan
warba…

Turkey’s growing soft power at display in Somalia

Turkey’s growing soft power at display in Somalia

By Liban Obsiye*The writer is the Chief Policy Coordinator of the Ministry of Finance of Somalia and a former senior adviser at the Ministry of Foreign Affairs.MOGADISHUEver since President Recep Tayyip Erdogan’s first visit to Somalia in 2011, when he…

US military targets ISIS-Somalia in fifth airstrike since April

US military targets ISIS-Somalia in fifth airstrike since April

Washington (CNN) – The US targeted ISIS fighters in Somalia for the fifth time since mid-April, killing two terrorists in an airstrike Wednesday, US Africa Command said in a statement.“Our efforts to locate and eradicate ISIS leaders who control a rang…